IRAN talaabo maqaadi karto sababto ah duulaankan xisbullah lagu qaada iuo dilkii Haniya waxa ka dambeeyay IN iraan lagu loo jeeday ujeedada ugu wayn ee reer galbeedka waa sidii IRAAN loogu duuli lahaa e looga takhalusi lahaa IRAN IYO LUBNAAN waxaa ku badan madax sare oo sirdoonka yuhuuda la shaqeeya markaa waa arrin halis ku ah IRAN iyo xisbullah IRAAN cabsi xoogan ayaa haysa in la beegsado AYATULLAH aad ayay ugu fududahay yuhuuda oo sirdoon ayay ku dhex beerteen
Пікірлер: 3