Somaliland inay xagga amniga iyo kaladanbaynta horumar ka gaadhay waxa u daliila in xattaa qofkii mediayaha ka hadla ee khalad gala si fudud loo soo qaban karo halka wadamada qaarkood oo dawlado waawayn sheegta qof dad badan laayay aan la soo qaban karin
@casalasal6466
Ай бұрын
ALLE IDINMA CAFIYO DHAMAANTIIN KUMA CAFINAYAAN DUMARKA ALLE KUMA CAFIYO SHEEKHAD MUNA WAA LA CABUDHIYAY MUXAADARO DAMBENA KAMA JEEDIN KARTO INTEY WADANKA JOOGTO AYAAD KU XUKUNTEEN SAAQID SAALAXNA SIDAN FUDUD IYO BEENTA UU AQRINAYO EE SANAD IYO BADHKA UU CAAYAYEY INTAA AYAAD DAAWANEYSEN
@Sigma_male0000
Ай бұрын
Cayda iyo inuu qofku fikirkiisa cabiraa iskaga kiin qaldan , naag odhan kartaa ma jirto heblaayooy sidaa iyo sidaa iyo sidaasaa tahay buu igu yidhi . Dumarka somaaliyeed buu caayay baad lasoo taagan tahay dumarka soomaaliyeed maaha wada malaaiig , dhilo ,shuubo,munaafaqad iyo noocwalba way ku jiraan ,kuwuu dacaayadeeyay waa kuwaasi uu caayay ma odhan karnee,sidoo kale cid uu shakhsi attack ku sameeyay majirto, halka ay naagahan ka cabanayaa isaga shakhsi attackeen Qofka hadaadan fikirkiisa ku qancin xaq uguma lihid inaad caydo ama aflagaadayso qofka fikirkiisa ku ixtiraam
@intisarm6014
Ай бұрын
Listen you make me cry for your words and I can never ever forgive you and take your apologize and clean your face shame on you all of you👎
Пікірлер: 10