Please do not side any group or tribes ,talk on the point ,the truth
@bby6
3 ай бұрын
Ani waxan layaabanahay dadka dhahaaya ciidan qaran qaranka hal qabiil ah war meshan dowlad kama jirto
@Onceuponatime-f7h
3 ай бұрын
His excellency president Abdulaziz Haji Mohammed Hassan Lafta Gareen iyo beeshisuba wa Warsangali. Sidas oo kale his excellency president Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe iyo beeshisuba wa Warsangali Harti
@XasanuurXaaji
3 ай бұрын
Ok
@anshurAden
2 ай бұрын
Markoow Taga baydhabo qarax ayaa ka dhicidoona
@DahaboHagarGuleed
2 ай бұрын
♥️🙏♥️
@AhmedTimacde
2 ай бұрын
😊❤
@AxmedAxmed1234-ru6ot
3 ай бұрын
waad u sayi beenta iyo isku dirka muslimiinta from buuhoodle
@firdowsmusay-ze9gs
3 ай бұрын
from buhoodle matihine ee from qarowland batahay
@hosaynn2418
3 ай бұрын
UF, UF, UF. QURUNLE. BEEN IYO QURUN AYAAD SHEEGEYSAA! GOORMUU FAHAD NOQDAY LEGEND?! WAR NAGA AAMUS DOQONYOHOW
@ahmadfarbaruur3979
3 ай бұрын
Gacalkay Hadalka waad celcelisaa ee kaddaa
@dahir-dz4vh
3 ай бұрын
Xussen Sheikh Maxamud, oo ahaa Agaasimaha Gud ee xafiiska Madaxtooyada dalka Somalia, haddana u socda in loo doorto Madaxweynaha Koonfur-galbeed. Siyaasigan waa ninkii lagu edeeyay inuu yahay AS ama kooxda qawaarijta shaqadiisina ku waayay, kuwaas oo hadda ka dagaalamaya dalka Somalia. Waxaa khaldan ? Ninkan oo aan waxba loo qabsan la yirina iska taag. Xagee arrintu iska qaban ladahay.
@AxmedAxmed1234-ru6ot
3 ай бұрын
belo wade dalxa waad u saying hadaadan ilahay kabiqin from buuhoodle
@amnaali8642
3 ай бұрын
AQOON WAA U LEENAHAY I. AAD TAHAY DAACISH URAY OO TUUGADA LA SHAQEYSTA
@Zak-my2jo
3 ай бұрын
Markasta hadal badan oo aan loo baahnayn ayaad ku hadlays. Bal is dhegayso.
Ileyn doofaar ma daahiro awalba daarood baad ahayd ama majeerteen qurun le baad aheyd
@shideways4418
3 ай бұрын
Saaxiib waa lagu caajisayaa warkaaga ee wax ka bedel
@عبدالقادرعبدي-ط4ل
3 ай бұрын
Hhh
@MohamedBarrrow-mh5gg
3 ай бұрын
Fahad, haddii aad leedahay, waa mar soo bax,adigoi og in uu yahay DAMBIILE OO DAD BADAN DILAY. BAL TAARIIKHDA DIB U BAAR ADIGA OO WARIYE ISKU SHEEG. QABIIL HADDUU JIRO. ADIGABA HOGAANKA U HAAYO.
Beenaale Ilahay ayaa idin ka weyn Allaha ka qabto Cadawga Dowladayna Barakaysan oo Hogaminayo Xurmadle Madaxweyne Hassan Sheekh Xafidullaah Allaha noo guuleeyo Madaxweyne Hassan Sheekh Xafidullaah Dal Xureeye Allaha ka qabto Cadawgiisa Allahuma Amiin.Wbt
@abobasement346
3 ай бұрын
Cidankah aad shegaysoh so mah ogid in u yahahay cidan qabil waan kah xumahay in aad ku shektoh cidan qaran nocan kan aad shegaysoh wuu istahilah in lagu diloh dagal qabil
@IsmaciilXaaji-e5k
2 ай бұрын
Ceb ayaa karaaceesa kahar doorashsda kg
@munayousuf8460
3 ай бұрын
Laftagareen waa orom ninka diiday in Ethiopianka wadanka laga saaro
@macalimiidmacalin-ff5zx
2 ай бұрын
waxaad wadaahi waa baqbaq shesheeye kal kal
@bureeqamaxamad25
3 ай бұрын
Madaxdaan qabri qodoow lee ku jiraan maxaa ka galey dad biyo qaadey ilaaheey hanaga qabto
@maslaxcunaaye
3 ай бұрын
Waxaan kushegaya arikas
@qaliifmuuse5620
2 ай бұрын
Xasn Shikh Hadhoco
@kariyesoomaaliye9642
3 ай бұрын
Dadka xukunka soomaray maa iska fariistaan alla qiima daranaa fidno la wareegayso
Пікірлер: 52