Kk puntlandna somaliland xirir hala samaysato haday sidaa tahay. Khamumo haday cadowga puntland la saaxiibtay puntlandna waa inay casuntaa muse si xal rasmi ah loo gaar. Puntland siyaasadeeda xulufo inay usamaysato way ku qasban tahay
@bby6
3 ай бұрын
@@farhiyadahir3725 magacaga wa farxiyo jaahil ma ogid miya khaatumo and puntland government 2nin hada xukuma inay dhulbahante yihin firdhiye and Kan puntland lugatoor o ah ku simaha madaxweynaha so dadkan waligood wa mid mana kala tagaayan adi iyo cabaadweynta isbahaysta marwalba wan ka adkahay amus
@MohamudMuse-x4k
3 ай бұрын
Rabbi quluubtooda haka saaro cadaawada ay isu qabaan, hana xoojiyo walaalnimada ka dhexaysa.
@fadumaabdiduale1624
3 ай бұрын
Casumad maaha taasi waa edeb daro inuu tago maaha . Waayo waan bukaa bakhtiga looma cuno hanoola imanina horgal nimada ma fiicna in aad iska socoto.
This's not good firdhiye in jabuuti what's interest that's nonsense ismaaciil cumar geele destroying ssc
@maryamanuur9809
3 ай бұрын
Sac baa ka yeedhay. Shirqool ssc😂😂😂😂
@mohamedbenahmed1834
3 ай бұрын
Maxaad ku caddeynaysaa inuu ninku run sheegayo? Shalay iyo maanta ka garo.
@MohamedHassan-iw3bc
3 ай бұрын
Asc wixii hore ee xaga djibouti uga yimid ssc taasi raali galin aya laga bixiyey waana dhamatay
@Maxamadyusur
3 ай бұрын
Waxba iskamabedelin ee waa sideedi habartaa ka awoodbadan ismaaciil
@israwadani9113
3 ай бұрын
Bal eeg si tooska ah ee uu ugu jiro ismaaciil calool markaasuu firdhiyena la sheekaysanayaa welee ama ama way kusumeeyaan ama ku way ku falayaan xoolo xoolo dhalay neef
@awenoolays6540
3 ай бұрын
Firdhe amase ssc amase harti amase DAAROOD iyo booqashada firdhiye iyo guutada ssc ee uu halkaas u taxaabtay oo daarood la yaaban yahay oo hadaan daarood khaldanayn jabuuti waa tii iidoor ka feer dagaalamaysay oo difaacaysay iidoor oo somalidu waxay tiraa: Nin cirid kugu dilay har kuuma jiido oo daabcad ninkii igu dhuftay ee daabka igu joojay iyo kii duleedshaay i yiri: wax isma doorshaane oo firdhiye iyo guutada ssc ee uu wato miyeysan dareensanayn in jabuuti iyo iidoor yihiin kuwii gabdhahooda wada baxsanayey oo gaagiga xamar la wada xididayey oo masar miyeysan ahayn meeshii xarunta u ahayd ninka iidoor ee hargaysa ka xukuma al shabaab oo ah dowlada iidoor oo uu balamadow mise waa buurmadow uu yiri somaliya sadex dowladood bay leedahay oo isla siman oo ka dhex dhisan oo labo iidoor ayaa ka taliya oo tan kalena xasan shiikh baa u taliya oo balo madow (amase buurmadow) muujiyey inuu madaxweyne ku xigeen ka yahay al shabaab oo uu sheegtay in al shabaab ay tahay dawlada labaad ee iidoorta somaliya uga dhisan oo meeye garaadadii iyo isimadii dhulbahante iyo kuwii ssc oo dhan oo daarood iyo ssc miyey dhimashadii iyo dhaawici iidoor iyo jabuuti u gaysteen daarood oo uu hormuudkau ahaa ismaaciil cumar geele iska hilmaameen sidii umul markii xanuunkii umulnimada daayey oo dabeedna dhalfo kale doonatay oo maxaad ssc-yeey dagaalkii harti soo wada bilaabay aad nooga fashilinaysaan asagoon harti iyo daaroodba wadajir uga wada tashan oo u wada gunaanadin oo wax ma garatada iidoor iyo jabuuti afka ciida si fiican loogu darin taasoo daarood iyo hartiba doonayaan in iidoor la gaarsiiyo marxalad ayeysan daarood dagaal danbe ugu soo hawaysan abidkood amaba somaliya isaga guuraan for good oo firdhiye miyuu ka mid ahaa raggii harti ee goojacade iidoor iyo jabuuti ka nadiifiyey mise halgan guulaystay ayuu dhexda ka soo galay oo kala firdhinayaa oo wakaas madaxweyne karaash xafidullaah dagaalkuu wax ka bilaabay wali wada oo doonaya ilaa ssc guusheedu dhamaystiranto inaan ssc dagaalka joojin ana waan ku raacsanahay madaxweyne karaash taas waayo iidoor iyagaa rag guryihiis sharr iyo shido la soo doontay iyadoo la iska abhinayo oo laga kariyaayey iidoorow iska kaaya daaya haddaad muslim tihiin daarood dhiig muslim.inuu xaqdaro ku daadsho ma rabee oo hadda waa wakhtigii daarood uu dhamaystiri lahaa deegaamadiisa iidoor sharrkiiisa oo ay najaastaani shalaytadooda ku reemi lahaayeen waayo iyagaa dhiigga muslimiinta xaqdaro ku cabaya oo war sidee ssc-yow wax idiin ka jiraan idinku wareernaye sidee ayaa firdhiye sixirka iidoor iyo jabuuti uga shaqaysteen bal war daarood iyo hartiba soo siiya in sha Allah ssc-yeey.
Пікірлер: 27