Masaajidka iyo intii ay isku mabda,a ahaayeenba waa in la soo Qabtaa meeshan waa laga shaqaystay hadaynaan fadhiga ka kicin dhalinyaradeena meel dheer baa laga dooni
@farhia2984
5 ай бұрын
Ubadka yar yar halaga ilaaliyo yaaney idinka wadan wax ka xaaraansan ma leh qof dhiiga aadanaha baneystey
@sahraahmed-fv6rj
6 ай бұрын
Hargaysa iyo burco maxay ugu jihaadi waayeen waxan waa mashruuc reer konfur lagu laynayo
@crashiidmaxamed4834
6 ай бұрын
Hargaysa iyo burco ma saldhigyo alshabab leedahaa ka furan waxa la soodoonanayaa waa xarumaha. Iska xidha xarumahan yurub iyo mareykan iyo carabahaa iyo Africa ba looga imanayo,,,,
@maryamadirie8722
6 ай бұрын
Yaarabi dhibaatada umada ka kor qaad Abdiwaaxid gamaadiid ma carara wadankoodii bey nabad ku waayeen Yaarabi wallaahi waayaab waxkale loogama cararaayo waa caadis ka iyo dhibaatada umada lugu hayo
@xamsexiis7217
6 ай бұрын
Ilaahay Warka dadku isla dhex marayaan ma rumeeyo
@drbuux4429
6 ай бұрын
Khawaarij maaha, qof muslim ahna lama dhaho waa nijaas, ilaahay mushrikiinta ayu ku tilmaamay nijaas, nabiguna qofka muslimka ahi ma nijaasoobo ayu dhahay. waxana ay dhaamaan kuwa badan oo diinta sheegta.
@American_patriot110
6 ай бұрын
Kuwaan muslima maaham waa nijaas
@Yaabisdiid
6 ай бұрын
MISKIIN HA RAFANINE AAYAD IYO XADIIS NOO SHEEG
@IsmaaciilCabdi-oj9mu
6 ай бұрын
asc walaalo waa runtaa been maaha qof islaama qof udiley si ba dheeda una aaminasn gaalo oo qarxinaya alaah ha inaga qabto aamiin mahadsanid
@UmuHudayfa-qf7iq
6 ай бұрын
Ilahayoow been ka dhiig inu ku biiray Abwaankasi ragaa dhiiga islamka daadiya ee biila arxaanka ee dilaya hooyo miskinada oo xabuub iibinaysa😢
@Mukhtaar2004
6 ай бұрын
Waraa reer waqooyi anaga noo qayilaysiin miyaa alshabaab aya la shaqaysaan waa abwaanki 2aad oo alshabaab aaday horey na shiiq suni aya no so dirteen yarkaan wareysiga bixinaayo waa nin masha Allah ah qawaarijiinta waa munaafaqiin dhiigya cab yaal ah
Dad HURDO, oo iska hadaaqaa , yaa Gaal dila hadii ay ayagu dilin , meeqo meel ayay gaalo ku gacan galeen oo ay libinta raacday oo aan qarsooneyn.
@user-pw3hm8wh8c
6 ай бұрын
Horta ha la hubsado xagu qabtay inankan waxan kula talinlahaa bad haysgalinin wllo ee waxii danbe ka fiirso kolay iminkay waraysi kugula so yaaciye
@farhia2984
5 ай бұрын
Ilaahoow ka qabo umada haldoorkii Soomaalida iyagaa qaba mid ay dilaan iyo mid ay duufsadaan bey ka dhigeen
@eliasmoha3121
6 ай бұрын
Ilmo argagaxiso Aya wada tihiin Ee Somaliland Diinta kaso bilaaba walalayaal
@maxamadckariincumar3301
6 ай бұрын
Khawaarij mataqaanid yurbaa lagu yiri
@user-zz9zg2cx8k
6 ай бұрын
Kalimatu "Khawaarij" maba uu garanayo ma Muusaa u yeedhiyey Muqafalkan. Diinta baro ha iska caytamani.
@Naagnool124
6 ай бұрын
Khawaariij😂😂😂😂alle hanaga kiin qabto
@bintusoomaal143
6 ай бұрын
Haday dhabowdo in cabdi waaxid shabaab noqdo arintaas waa in dib u fiiris lagu sameeyaa shabaab wax lagu jeclaadaan bay qabaane
@beerkaaicadaaday2057
6 ай бұрын
Rajo xumada dalkooda ka haysata in wax laga qabto so ma haboona. Muuse shaani iyo faysal faaruq kala dooro ayaa talo looga dhigay. La yaab ma leh hadday iska haajiraan dadku.
@AMiNBushuP
6 ай бұрын
HaL suaal Ban idin waydiinaYa somaliYeY khawarijTa barigii hore waxan odhan jirnaY dhalanka aYaY Maan hababiYaN IYo waxYaabo nocasa balse maxan odhan Karnaa markaY imika haldoorki iYo indher garadkii uTaGaN iYadon laQasabin sideY wax ujiraan somliYeY aniGu YaaBaYe
@fathiahmed3970
6 ай бұрын
Reer Koonfur ninkaa waa Nin culuse ha la Soo dhaweeyo
@abdirahmandahirabtidon7702
6 ай бұрын
Dadka ugu badan ee somaliland ee shabaab u tegey waxay ka tegaan Hargeysa
@yusufhassan589
3 ай бұрын
Kan maxuu doodaa Malala yaqaan takfiir iyo khawaariij
@hasanabiibesse7701
6 ай бұрын
Kani ehelkiisaba maaha wariye inaga soo hubi
@GaraadWaranle
6 ай бұрын
Dadki caqliga iyo garashada aan ku tuhmeynay waa holeeleen , allaha ha ku sugo xaqqa iyo sida toosan .
@matanmatan2199
5 ай бұрын
Kkkk cidda lagu baxay wa'ayo !!!!! Intaan khawaarij naloo sharixin.
@American_patriot110
6 ай бұрын
Hadii jihaadku dhab ka yahay tolkii muu xabada ka dhex bilaabo 😂😂
@mlkcali5058
6 ай бұрын
Isna ma itoobiyaa loo dhiibay
@abchirabdillahi3036
6 ай бұрын
Maxa helay
@husseinhandule
6 ай бұрын
muslimku wuxu u qaybsama 3 sedex ,suni.shiico . khawarij khawarijtu waxay dilen ,cali.cisman .iyo muslim fara badan
@saciid_iid
6 ай бұрын
Koonfur uunba lacag kusiisa shabaab nimada
@kaltunwarsame3072
6 ай бұрын
🤷🏽♀️🤷🏽♀️🤷🏽♀️🤷🏽♀️ maxa nag galay wiixi tagayaha reer xamaraka ayaa been u sheegayaha una yeedh nahaaya uruurasada maanagabaka anaga waxa naga u yeedhaha maanagabaka shaqo fiican ayaad no qabateen madaamad doqon oo dhan naga kaxeesen 😂😂😂😂
@Puntland1
6 ай бұрын
Adiga wax ka mangabsan Somali kuma jiro. Aqoon malihid.
@safiaibrahim8513
6 ай бұрын
IILAHOW RAABOW SOMALILAND BAA MAAL LOO SOO SAMEEYSTE DHALINYARDAN INAAGA ILLAYE YAAN LAA IDINKA DUUFSAN😮😮😮😮😮😮
WAAR DHALINYARDA KUU MEERYSTE KOUNFUR BAA MASKAXADA WAA LAAGA SOO BEETEL DHALINYARADAN DOWLDU EEEL DHEER HAA LAAGU EEGO
@Amina-ts1lj
6 ай бұрын
Wxan la yabanahy abwanadan wx bartay dadka laso xidha u fududaya hakay marayan angu wxan umalynya dowlda xamar uba la so xidhiidha lacag uso dirta wa in masjidada citisamku ka buxan la wada badho 😮
@abdallahassan4127
6 ай бұрын
Indhaha alaha kaarido beenlow
@naasiraxmed4734
6 ай бұрын
Waar hebalbaa ku biiray khawaarij waxaa ka muhiimsan cida ufudaydinaysa kuwa ku biiraya ee dalka jooga ama faafinaya fikirka khawaarijta ee masaajidada fadhiya dabagal halagu sameeyo oo xukuumadu shaqdeeda haka qabsato
Qudhunku meeshuu ka yimi baa qudhun ah kkkkkkk Alxaqiiqa.
@matanmatan2199
5 ай бұрын
Cabdiwahid kabihiisa ma gaadhid. Kir iyo kut ayaa lagu yidhi
@warsameahmed9871
6 ай бұрын
Waa la yaab in nin wahaabiya uu keeyahay qofbaan ka waaniyey takfiir .qof kasta oo run sheega waa og yahay in figriga wahaabigaa yahay takfiiri . Shabaab waa qolada ugu runta badan wahaabiyada waa atbaacda runta ah ee saciimul baadiye Maxamed cabdi wahaab.
@nagaadjama3312
6 ай бұрын
Wa in sirdoon badan la tababara dhalinyarada yan fikir qaldan laga dhadhicin
@user-wg4tz6cd1g
6 ай бұрын
War nin wayn baa so fakaday, rer xamaraw fadlan ninkaas wa nin wadani ah e hala so dhaweeyo, manta waxa lo baahn yahay in somali is raacdo o lawada hadlo
@khadijac9841
6 ай бұрын
Nageeye iyo aadna sunne ayuu raacay ee xamar iyo wadani nimo loomasodo shartooda Allah umada hakaqabto
Пікірлер: 67