Dee isku mid ma aha mida DJabouti meeshas ethiopia iskuma waali karto maxaa yeeley dowlada badan ayaa fadhiya mida kale somalia iyo ethiopia dagaal ayaa dhex marey
@nuraaskar2146
13 күн бұрын
❤⭐️❤️👍🌼💚💚✅😀🌷
@FartunYusuf-ll8tg
13 күн бұрын
ismaaciil Omar geele bad mabixinaayo laakiin muuse iyo dadka kale oo dhahaayey ingiriisow kumee oo u dhawaaqayey gaalburyale ba in dulka somaliyed in logaboqole☝️☝️☝️
@fadhaibraahim
12 күн бұрын
Masha alaah soomaliland ❤❤❤❤❤❤🎉
@deeqayaasiin3149
12 күн бұрын
Xasidnimo naagaataahy hhhh
@deeqahussein1261
13 күн бұрын
Cumar si uu uga jeediyo bada lughaya itobiyanka darteed buu tajoora oga kiranayaa, waayo xabashigu horuu ugu faa iiday dhul uu qaato sida Somali galbeed ookale, markaa Somalilandna cidka kicinkar taamajirto. Tajoora ha inoo dhisane daaya markuu dhorsano waxkala soo dagana waan eryayna xabashi qadhmuun
@FartunYusuf-ll8tg
13 күн бұрын
Waxan soqoraaya guuuuuul Somaliland waa itoopiyan iskadhigaya reer isaaq ee saa u ogaada🤣🤣🤣🤣
Waar yaa kuqabsaday DB world Somaliland waayo malgashi bay ahayd ee badlama siin, makaa badiina waydhiseen oo way inoo faa iideeyen badenina inaga iskale, hada haduu Cumar yidhaa bada tojora qaata itobiyay walawada qayilin lakiin waraqo sharci ahbaa lakala saxeexanaya, talbaad sowma ogid in jabuuti la ilaaliyo cidna ayana kusoo duuli doonin.
@nimcoqaasaim1434
12 күн бұрын
Sawkuwii badeenu iibmaaha da hayay oo ay dadka aan aqligalahayn iyo inta somalaind necebi ay run moodayeen ay kukaceen madaxwayneheena xaasidiintu midakale imika kuwa bada la baryootamayaa amxaaradii miyay muslintay midakale ogaada in Somaliland nacayb jiro waa hormoodka madaxda somali aabo muuse biixi
@nimahassan1798
13 күн бұрын
Nimcan hilac jiro jog inty Nololijirto fanan Anjeclahy ❤❤❤
@user-rx6lu4ny6k
13 күн бұрын
Asc
@balqeisahmeth1037
13 күн бұрын
Soomalilaan guuul ❤❤❤❤❤cadawga soomalilaan waa soomalida kale
Cawilow nin nabadeeed oo qiimo leh baa tahay marna ha uhadlin sida KZitemrada kale Waxaan ka soo jeedaa lascanod waxaan ahay dhulbahante ku adag qadiyada SSC-KHATUMO sidaas ay tahayna waan ku taageeraaa sababtuna waa inaadan caytamin umada somaliyeedna si hufan oo walaaltinimo leh ula hadashid anigooo og inaad somalilander tahay hadana waa muhiim dadka in laysku hayo dhaqan iyo diin baa ka dhexeeya iyo walaalnimo
Cawiloow talabaad muuse wayka fashilantee inuu reer awdal fargashado mayhayin haduu muuse bada sheekh bixiyo sheekhadu sidaa umaysii kululaten, lakiin markaad dad xoolahaad soofar gashato adna waad eedidonta, makaa bixinta muu eedine reer awdal buu eeday.
@Qooyskena
13 күн бұрын
Nahaab been badan oo buko orodo dhaqtar ad jabuti maxaa naga galay walaa xasan an bixin karin walaa muuse an bixin karin walaa isaaq an bixin karin bad tas ku sexda
@deeqahussein1261
13 күн бұрын
Cawiloow talabaad muuse wayka fashilantee inuu reer awdal fargashado mayhayin haduu muuse bada sheekh bixiyo sheekhadu sidaa umaysii kululaten, lakiin markaad dad xoolahaad soofar gashato adna waad eedidonta, makaa bixinta muu eedine reer awdal buu eeday.
Пікірлер: 40