Warkaa shegtay ayaan aaminsanahay 100 kiiba 100 walaahi waarun beena ma ahan horta sideey ku soo galeen haba soo galaane
@user-wk8lz2cy1c
7 күн бұрын
Taliya iyo gudomiya wa gesiyal somali ah guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah
@Cabdiraxman-cd7ff
6 күн бұрын
Xabashidu wexey rabaan in wadanka Somalia 🇸🇴 o dhan iney qabsan si bada Somalia ula waregan wexey so dirsatay dad kaso jeedo itoobiya si aay ugu jaajusaan weey ku saxanyihin cidanka Somalia 🇸🇴 iney did uceliyaan ✊️✊️🇸🇴
Waa in ay dowlada Soomaaliyeed ay ciidan geyso si deg deg ah meesha ay ja soo galeen aduun kana loo loo wasa sheego in ay wado dowlada Itoobiye daan daansi ay rabto in ay ku qabsato dalka Soomaaliyeed. Rag ayaa ka dan beeyo oo gasaal ay ka riixayaan.
@halimayusuf4899
7 күн бұрын
Waa tuugo rabo in ay hubeeyaan xadowga Soomaaliyeed ee ah sheegayaan.
Wuxu ogyahay inu xasan gurgurte dawlad dhiseyn marka wa inaan tashano
@abdihassan2372
3 күн бұрын
Good job
@jonidiasamidze8454
5 күн бұрын
Alshabaab waa itobiya ma ahan somaliya
@user-eu3fw8wn8w
6 күн бұрын
Walaahi waa yaab hadii aay haday oo lajoogo in aay Ethiopia ku soo qolqoleeysao wadankeen waa in lakacaa oo leyeska celiyaan
@jamaalmohamud9679
6 күн бұрын
Ciidamada Somaliya ha ka saareen oromada soo duushay, shacabka Somaliyeed ayaa ka adag qashinka.
@user-wk8lz2cy1c
7 күн бұрын
Somaliya way gulaysatay cadawgu ha jabo insha Allah
@abdiaden9209
6 күн бұрын
Gudoomiyaha Degmada Doolow waa in shacabku la xisaabtamaan, waa khaa'inu wadan 😡 anigoo Dhagaxbuur ku dhashay ayaa kaso horjeeda, hal taako oo dhul Somaliyed ah in Oromo uraysa la siiyo
@lujisomalistar1522
6 күн бұрын
Faragalinta ciidamada Itobiya waa in laga hortaga. Itobiya haku' ekato xuduud beenedka xadka kalaqeebiyo labada wadan. 6:21
@user-lk9oc7sf1m
6 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdinasir7998
7 күн бұрын
galki gur gurta ahana qubura qufashu ku jira iimanka alla ka qad kasa cid kasta uga daran umada somiyed iyo dalkedaba...
@user-cw4km1pm9q
6 күн бұрын
Kkkkkkkkkkk. Dowlad ayaan ku qoslaa
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp
7 күн бұрын
Dawlad ii aaway garguurte War iskadaaya Garguurtaa la oge , Tuuga baahan !!
@Gulmudagirl
7 күн бұрын
Tuug tuug dhalay oo dabadiisa lagashaqasto 🐑xun oo asolan kab xun oo go an baatahay waryaa nin asaaga ah baa intuu dhextagay 4 kun Ethiopia kuyiri kulaabta meshadkatinadeen doqonyahow xun oo lalaada 🤮🤮🤮🤮🤮🤮😡😡😡😡🦊🦊🦊
@raghedanan3959
7 күн бұрын
Reer Matabaan Bilado hala gudoonsiiyo maxaa yeelay waa Geesiyaal Xabashida ka hor istaagay in ay Wadanka Xoog kusoo galaan. Guulaysta Geesiyaasha Reer Matabaan.
@user-pp2mj7dl1u
7 күн бұрын
War somaliyey geesiyayal aya tihine cidankan itobiyanka ee injir layda ahee idinku meraysanaya hubkoda kafurta oo cusbeeya oku garaaca waxayba donayan somali dhulkoda inay qabsadan oy gumaystan maba oga somali inayna wax kale isku karbashayso anku maamulo iyo imaamuli maysid ay madaxa madaxa iskaga garaacaan ala yaa u sheega injir laydan idinku meeraysanaysa 😂😂😂😂 from duriyada
@halimayusuf4899
7 күн бұрын
Comments waa Ciidan Oromiyan ah oo rabo in ay dalka Soomaaliyeed ay rabaan in ay qabsadaan. Sheejada waa saas aaway Amxaaro Tikreega waa kuwa ku nashquulsan dagaal ka Abiu Axned iyo dowladiisa. This is Oromiyan only.
@SmilingButterfly-ms8ke
7 күн бұрын
❤
@maxamudcidhbo8862
7 күн бұрын
Iyadii ayuu gudaheedii qudhmay oo ay anaaga nagu mashquulsaan yihiin iyo badahayaaga iyo heshiisyadaanu galayno car waa kuwaa bilaa heeshiiska ku soo galayee iska celiiya
@user-jn5ng9ul3v
5 күн бұрын
Geesi geesi dhalay ninkaasi Gudooliya ah waa mu waadin dhaba
@abdiahmed9590
7 күн бұрын
Wadanka in ay kalagooyaan ayey rabaan oon la isu gudbin si ay waqooyi u qaataan
@abdiahmed9590
7 күн бұрын
Xabad halooga saaro
@ismacilabdi1278
6 күн бұрын
Wale itoobiya Way Isla kabaraadysa Waa na islaynaynaa Xasan ayaan uloogay Xasan ninka sheegtay In uuyahaya madaxwayna soomaliya Ilahay masiino soodehya Haku rido wayo hankii Soomaaliya uu jabiyey Waa in laiska celiya
@user-dk6cw8bb8h
7 күн бұрын
Cidankaan horaa usheegay waxa ee kala jarirabaan habargidir iya xawaadle waxayna dagi Donaan shuusa mareeb ujeedkoda waxa waxa waaye bada Somalia ee waqoyi galbeed marka qabsadaan bada ayee waxa ee igadeen xawaaadle iya habargidir inee xanadkulul yahiin marka waxa lara aa 2 bada qabiil in ee dhexda kagooyan sigurmadkooda uhakiyaaan
Ethiopia should use its power to make sure al-Shabaab doesn't enter Ethiopian territory! If the failed state of Somalia does not have control over al-Shabaab Ethiopia can enter Somalia to make sure terrorists do not make bases near the border! Ethiopian army is a powerful military and conducts itself with professionalism! Long live the Ethiopian army!!!
@peaceprosperity3951
6 күн бұрын
😂😂😂 Ethiopia can enter Somalia at any time and anywhere without any permission because Somalia is no man's land.
@mombasa7
6 күн бұрын
😀😀😀😃😃😃🤣
@MedIbrahimidrissIbrahim
7 күн бұрын
Waxay leyihin Ethiopianku dhulkan anagale
@hassanalihashi2105
6 күн бұрын
In laladagoolo oo tilaabo laqaado obadbaadikarnaa hadii aan dagaal uqaabeysano xataa ayadoon dagaal dhicin dhulkeena dhan wey noobaneynayaaan sababtoo ah in aan loojawaabeyn ay arkeeen
@aminaugaaso8884
5 күн бұрын
Yaab dalkibaa laqaday sansaxmaha
@halbowle0187
6 күн бұрын
Geesi ethopia waa shabab shbabana waa ethopian ee aniga waxaan la yaabahanay la taliyayaasha madaxdeena wa gorofyaal baa maxaa hor taagan in ciidamada SNA lagu sameeyo is dhex gal oo loo mideyn waysan yahay kan kismayo jooga iyo kan Ssc jooga guutaba guuto loogu dari waysan yahay masiirka gaashaandhiga maxay tahay shaqada uu ku mashquulsan yahay oo shaqadaan uga sii jeedaa mise ciidan military maba loo baahno
@MuxiyodiinCabdiraxmaan
6 күн бұрын
Soomaaliya sawdii duntay wadankan waxaa lagu wareejin ethiopia ama kenya ama qadar ama dalkale
@user-tk7og1ds6j
6 күн бұрын
Somalia somali only fact oromo
@maxamedadamcabdi8496
6 күн бұрын
Abii axmed boqol malyuun ayuu madax u yahay Xasan sheekhna wuxuu madax Ka yahay saddex malyuun oo KU nool xamar misku qiima ma noqon karaan
Ethiopia waa in la buufiyo doofaarada dhulkeena yey soo gelin
@peaceprosperity3951
6 күн бұрын
😂 Dhulkee leedahay? Ethiopia ayaa ku talisa? Somalia Jaale Siyaad bey raacdey.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
5 күн бұрын
Hawiye waa af ka nool dhulkisi itopiya hysta iskama celin karan fulayal 😂😂😂
@XusenXasan-ki8xs
4 күн бұрын
War nimanka wa gaalo wana bentod ee arintan yaa la fudu dey sanin
@user-qe6io2sp4o
6 күн бұрын
2da sano ee xasan sh u hadhay somaliya waa la qaybsanayaa itoobiya puntland ilaa hiiraan,bay, gedo ayay qabsanaysaa, Kenya jubooyinka iyo sh/hoose ayaa loo qoondeeyey xasan luga qalooc waa ka war qabaa kiskiisuuna qaatay
Cidanka so galay somaliya wa cidan oromo o 2 bil lagu ururiyay o an tababar qabin wayna bur buren cidanki itobiya Abiy wa fashilmay wayna u dhamatay
@halimayusuf4899
7 күн бұрын
Hal ayaan idiin sheegayaa waad wasa og tihiin in ay Amxaarada iyo Tikreega ay la dagaalamayan Abii Axmed iyo dowlada Itoobiye. Marka waa iska casahay in ay Oronasa ay xoog wasato in ay ku qabsato dalka Soomaaliyeed.
@MedIbrahimidrissIbrahim
7 күн бұрын
Waxay hubeynayan alshabab
@Mideye157
7 күн бұрын
Kuwi meeshan xukumayey meeye. Dalkan dawlad ma leh miya. Ninkan leh dhulka Ethiopia leh muxu meesha u xukuma
@mahmudsaidmohammed1302
6 күн бұрын
Somaliyey aawey landherenimadii hhh hawiye isaaq darod hhhhwakaa hadana wax Isla Colin Kartan baqbaqdii wey dhamatay waa lagu adonsanaa is diyaariya
@sour.candly7868
7 күн бұрын
MW Xassan Lug ayaa u laaban waayo Itoobiya wax walba waa ay Cadeysatay isagana Jawaabti ku Habooneyd ma siin Weli Diyuuradoodi ayaa Shaqeyneysa Ciidamadoodi Atmiska kuwo aan aheyn ayaa Qul qul u soo Gelaya markey arkeen inaan lala hadleyn wax Fal Celin ah ma Jiraan...............Sorry
@halimayusuf4899
7 күн бұрын
Waa beentod ayaagaba u wada hub alshaab sababtoo ah sharci daro ayey ku soo galeen sal kale oo dowlad jale ah.
@Mohammedabdi1127
7 күн бұрын
Just be in touch with Engineer Aisha Mohamoud Muse the Minister of Defense of Ethiopia since she's from Somalia Warsangali
@user-kx1ps4ib5x
6 күн бұрын
Why did I call you because you are from Utopian families, as I said?
@jawahirelmi9
7 күн бұрын
Reer Matabaan Ethiopia ka bixiya dhulkiina yey soo gelin tuugada baahan buufiya doofaarada xabada dabada ka geliya xabada ku buufiya
@sour.candly7868
7 күн бұрын
MW Itoobiya Gacanta hanoo Gelin Haddad Wadanka Badbaadin karin iscasil waxaan Xaalufin aheyn oon kaa aragno ma Jiraan .......Itoobiya Adiga kaa Hor Baddaheena Dhulkeena ma Damcin ...........
@hirabmimiHii-nl1ui
7 күн бұрын
Waar gormad toosaysaan, ciidanka bararujiya oo furunta soo xiidha, itiopia ma labato filin waaye🫢
@sour.candly7868
7 күн бұрын
Itoobiya hadda Alla naga Celiyay mar 2aad ayey soo Tijaabin karaan MW Xassan Nin Dhul iyo Difaacaya uma eka...
@jawahirelmi9
7 күн бұрын
Reer Matabaan Ethiopia ka bixiya dhulkiina yey soo gelin tuugada baahan buufiya doofaarada xabada dabada ka geliya xabada ku buufiya
Пікірлер: 85