Madal furan alle haku barakeeyo Guul ciidanka qaranka iyo ciidanka SSB madaniga ah duufan guulaysta Guul somalilnd 💚💭❤💪
@isseyusuf8888
Ай бұрын
Allah akbar 6 gobalka iyo gabiley. Efter 20 years guul gobalka gabiley wadani ❤❤❤❤
@Janno190
Ай бұрын
Somalilland ha noolaato cadawga somaliland sidaas ayuunbay u baroor u wadayaan ilaa ay ka madhanayaan guul somalilland Somalilland ha noolaato cadawgiina alle ha jabiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ano nin reer ood weyn ahay waxaa ku farxsanahy gusha Gibley anigo ah nin Habar yonis, Mustqablka dalka waa Kulmiye.. Hada nahay reer ood weyn waa ku farxsanhay guusha Gibley❤
@gaasiraguuled8771
Ай бұрын
Waa runtaa oo codkooda ayaa lakala jiidanayaa wadani inuu ku guuro ayuu rabay uu awrkiisa ku kacsado kulmiyana uma jeedin markii hore ee waa ku jiqsii midkastana dantiisa ayuu ka dhex arkayaa xildhibaanaduna kola way diidayaan ansaxinta aynu eegno insha allah.
GABILEY UMA BAAHNA URURKA FAQASHTA EE LAGU MAGACAABO WADANI
@abdulwahidmohamud9408
Ай бұрын
Ma qabiilbaad Ila jeedaa mise ururka mararada cas?
@user-km7uo7hm1o
Ай бұрын
Firdhiso wey is daalinaysaa caasimada sool waa caynaba huuno
@user-qh8qe6oe5v
Ай бұрын
W
@samirr546
Ай бұрын
Firdhiye oo hooyadii ku caasiyey oo rer abtigii iyo dhulkii ay wada deganaayeen xaasidnimo uga cararsy u malayn maayo in uu Allah wax isugu toosinayo,ka waran firdhiyow Ina adeer hadii aad shareecada raaci lahayd oo somalida dhinacaaga ka soo walaalayn lahayd sidaana wanaagu ku fidi lahaa ilaa raaskambooni!!!!!!!
@ahmedmedwaismed2086
Ай бұрын
Dalka somaliland 60 kii ayay si fudud hindisahoogii midnimada uga midhadhaliyeen iyadoo aanay rabin midnimo dawladii muuqdisho Maantana dalka somaliland dawladnimadiisii si adag ayuu u lasoo noqday maasha-allaah Fudayd iyo kalgacayl iyo jibadii waa laga bogsaday.alxamdulillaah Viva 26 june 1960 and 18 mai 1991 jamhuriyada barakaysan ee somaliland maasha-allaah maasha-allaah maasha-allaah
@cunaayeliqaaye5559
Ай бұрын
Gabiilay way uqalmaysay mar walba waayo dhaqaale iyo faro iyo magaalooyinba waxay kahoraysaa gobolo waa wayn oo hore ujiray waan uhabalyaynayaa gobolka gabiilay gobolka ay iyaga oo uxaqle ay usamreen inay maanta gobol buuxa ay noqdaan gobolka cagaran ee gabiilay kaasoo kamida gobolada ugu dadka badan gobolada waa wayn ee soomaali land hambalyo hambalyo hambalyo ayaan idin leeyahay reer gabiilay iyo dhamaan reer soomaali landba. Soomaali land guul guul guul markasta illaahay idankii aamiin aamiin aamiin
Gobolnimada gabiiley weli lama ansixi Lkn barlamanku ma ansindoono waayo casimada iyo gabiiley waxay isu jiran 30km manoqon doonto Waxa ahayd inta la ansixinaayo inay iska aamusaan
@maxaa.qaldan.
Ай бұрын
Hadii uu ka qeyb galo xitaa dhb malaha,. Laascaanood iyo Buuhoodke Somaliland waxba u noqon meyso insha Allah.
@NOREDIN666
Ай бұрын
FIRDHIYE waxay ka Baqeen nagaciisa. Dhibta ay leedahay marka aad Magaalo U xasuuqday Dadkeedii waa HAWIYE hadana wax u doonato.
@trSoldier76
Ай бұрын
hooyad Siilka qhanis mooriyan bastaerd
@horijoogmedia
Ай бұрын
Badhasaabka lascanod lacag buu doontay busarad baa ku dhacay
@ayaneabdilahi6610
Ай бұрын
Waxani bari horay aheede mudoharaadka ee waar been ta jooji
@sulekhasaid2891
Ай бұрын
Dhulbahante dhulakeya lagu jideya Marke firedhhiye aside ayubu kal fidhiye maskine wa Reer Riyo ku noolo dhulka lagu jideya ya maskine maxawen and jiren cadowga hadhage afwena faqasha argagaxiso Dalemine munafiqe xasidena jealous people
@dauuddaaauud8339
Ай бұрын
Mbc muuse
@abdillahiosman1770
Ай бұрын
Qabyaaladu iyo naxligu waa halkuu idingeeyaa reer gabeelayoow.
Macnahood waa xasidnimo ,dawladii somaliya ayaa fashilantay ee yanay somaliland wax noqon ,dalalka carabta waa dalal yar yar hadan mid kast dentiisa ayuu ku foofay ,meelaha ay somali degto ayaa ka qanisan carabta ,hadan ka saboobsan ,xilima ayaa qarafo iyo saboolnimo laga baxayaa ,ilaa sheekhyo ku sheegii ay urur diimeed u kala baxay oo kolba shaadh loo xidhanay allow noo saxal
@deedee8934
Ай бұрын
Waar dhageyso Gabileh waxba unoqon mayso Wadani io Wadani kalkal. Hadday xildhibanadu so diidan waa la ogyahy kuwa ku cod seegaya. Haan ku cayee aamus ma dhacdo. Adu mare haddad wax so tabineyso inaad noqotid dhexdhexaad ayaa fiican mise adeerka Ciiro ayaad uhilineysa😮
@MADAL-FURAN
Ай бұрын
Waad xanuusaneesaa
@deedee8934
Ай бұрын
Woow!!! Meeshi ku bugtay miyan tabtay jareer yahow
Пікірлер: 76