Qomuluudkiiba ku soo batay soomaaliya subxanallah 😢😢😢 waxuu sheegayay coldoon ayaa meel walba ka soo baxaaya
@allowikaalmeyofficialchane4488
11 ай бұрын
Subxaana Allaah Diin la’aanta sidaan iyo si ka daran ayey dhaxal siiyaan. Somalia 🇸🇴 markaan is dhaho ku noqo wax xun baa ka soo yeero. Illaahow noo gargaar yaa Allaah.
@bushra445
11 ай бұрын
Walashey ba uga so guurtay galkacayo cabsi ey ka qabto in wiilasheeda dhaqan xumo laga baro ama logala kaco waan yabana markey sas dhaheysay lkn hada ayaan xaqiiq saday subxanallah subxanallah
@sadiyogulled5663
11 ай бұрын
Subxaana laah ilaahow na badbaadi.
@Birds-i5b
11 ай бұрын
Acuudu bilaahi minasheydaani rajiim ragga waaa in la qabtaaaa cadaaabta allaha ku fogeyo protects us from sheydan cadaabata jajanmo ha geeyo raggaaa
@cabdinuuromar5088
11 ай бұрын
Gaalkacayo hadana ma wiilashii ayey bilawdey mudugeey ilaahey ceebtaada ma asturo
Qolyihiina wararka sheego waxan ookale waa wax in laga cuudo bileeysto kalia ah oo shiyaadiin aay sameeyen acuudu billaahi mina sheydhaani rajiim انا لله وانا اليه راجعون حسبيا الله عليهم
@maryanmohameddirie2043
11 ай бұрын
Subxana allah. Xasbiya allah wa nicmal wakiil. Illahow na badbaadi. Waa musiibo.
REER GAALKACYO WAA QOOMALUUDA INAMADA YARYAR IYO HAABLAHA YARYAR INTA KUUFSADAN HAADANA DIILYE CEEBTINA ALLAHA MAA ASTURO😢😢😢😢
@IRIR-SAMAALE_114
11 ай бұрын
Waa arin naxdinle... 4taas gacan-ku-dhiigle waa in madaxa laga jaraa wallaahi...
@umuaisha6859
11 ай бұрын
Innaa lillh wainna ileyhi raajicuun
@LionSlapper
11 ай бұрын
📣 Waxani wax la Qaadan karo maaha Somaliyeey Ilaa ka Baqa Cadaalad waxa shaqadii Fircoon Kala qaybi oo Xukun Waar Kitaabka Halagu soo Noqdo Qabiil masta sheego😢😢😢.
Kuwa ay etiobiya kufsadaan ma wax ka sheegtaan waa idinkoo ceebta dadka kale un sheege
@snw9257
11 ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay masibadan ha ka badbaadiyo umada Somaliyeed iyo kuwa musliminta ba Galkacyo adunka waxan lagu argba waa lagu arkay 😢😢😢😢😢😢😢😢
@Araweelo74
11 ай бұрын
Balo faaleeyee samir iyo imaan waalidkii yo qaraabadi wiilka u odhanwaydeen kufsiga ciyaalku waa wax jira oo badan bulsho jiran weye raga somaliyeed
@ccfmaxamuud3083
11 ай бұрын
Subxanallah wax walba gaalkacyo waa lagu arkayaa ilaahaw umadaada amaanso
RABI NAJINII WA AHLII MIMAA YACMALUUN. XASBUNALLAHU WA NICMAL WAKIIL😢😢😢😢
@sadiamohamed2077
11 ай бұрын
Ameen Ameen
@Alakhbaardiin
11 ай бұрын
سبحان الله العظيم ☝️ يا رب 😢😢😢😢😢😢
@shugriduhul2170
11 ай бұрын
Subxaanallah Rabbi qalbiga ha u qaboojiyo walidiinti iyo dhamaan Ehelkiisi Saqiir kas,Aamiin Allaha ku cadaabo Aaqiro iyo Aduun kuwa Saqiirkas falka foosha xun iyo Dilka isugu daray, kuwii Caruuraha ku Kufsan jiray Mareykan ilaa Yurub ee Sharci in lagu qaado ka soo cararay ayaa Dalka wada jooga, Somaaliyeey Caruur tiina ilaashada,
@somswed.5014
11 ай бұрын
INAALILLAH WA INA ILEYHI RAAJICUUN WAX AAN KU HADLO MA GARANAYO THAT WAS HORRIBLE ILAAHAY JANATUL FARDAWSA HAKA WARAABIYO AAMIIN
@imankhashim9837
11 ай бұрын
لا حول ولا قوه إلا بالله العلي العظيم اللهم استرنا فوق الارض وتحت الارض ويوم العرض عليك
@SacdiyoMahamed-r6u
11 ай бұрын
Alaw Adaaa weyn 😢😢😢yabnay Kalgacyo dhul gariir. Aya kadhici dooono Dhacdaba dhacdo ka siiidaran😢 Somaliya Xaq mayaalo😢
@weeweabaari.6510
11 ай бұрын
Sharcigii jinsiga iyo galmada ee futooyknka ka hadlayey si loo ansixiyo baa waxaan u dhacayaan.
Dhiga islaamka ee la iska qubaayo waa waxaa masiibooyinka inugu wacaan soomaliyeey allaah ha loo wadda toobadkeeno
@mohamadjamaboodle-qu1cn
11 ай бұрын
INNA LILLAAHI WAA INNAHU RAAJUCUUN SUBXANNALLAAH
@laylaamiin9867
11 ай бұрын
Samira Xusen IB5 Naag edeb daran o anshax xun o kaadibd ah bad tahay walalkaa ba ku jirey nimanka wiilka kufsaday oo diley waana la soo qabanayaa "FALAARI GILGILASHO KAAGAMA HARTO E SAA U OGOOW" wa la tooganaya afarta nin e caacdu yasy kaa dhamaan
Afartaba hala toogto haday taasi jirto muslinoow wadanka mukhaadaraad iyo hay ado qashin ah ayaa ka buuxda hala aruuriyo cabtoyda 4 taas nin hala toogto
@mcabdulqadir6264
11 ай бұрын
Magaaldaan rag badan oo noocaan ah Yaa ku nool anaa nin soo qabtay wiilashii rabaa in uu waxaa kunsaneeyo Kadibna waa loo.soo hiilayay..waxaa kaloo jiraa waxaa ku badan dadka kindurtabkayinaada..laakiin kaligoof maaaha waxaa jiraa kuwo gudaha ah..
@lol-fq4xf
11 ай бұрын
Ilaah waxa ka baryaya saqiirkas dhibka loo keystay kuwii keystay in rabi so sahlo lana soo qabto
@SagalMaxamed-gv7lh
11 ай бұрын
Aaaaamiin Aaaaamiin Aaaaamiin
@NaserNaseromar
11 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@user-ur1qt1mv5x
11 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢🤭🤭🤭
@hhaji6556
11 ай бұрын
Raga sida guruubka,ah dulmi noocaasa, ugaysanaya, inuu soo bataayi waxay kutusaysaa sida, umadani diintii, iyo dadnimadiiba, uga fogaatay.
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
11 ай бұрын
War ma qoladii qooma luudka aheyd Ee majerteen Miyaa fuulay canuga yar Ilaahaybidin ceebee wx aan diin laheyn
subxanalah wa arin fool xun gacanta ha lagu so dhigo hana la dilo
@fadumoabdi7162
11 ай бұрын
Inaa lillah wa inaa ilayhi raajucuun naxdin bandana ragas hala soo qabto hadii cadaaladi jirto subxanallah
@abudarda00
11 ай бұрын
Balaayoo idin ku dhacday meeshaas waxey noqotey howga kufsiga iyo waxkasta laga naxo war meesha dad iyo dowlad ma joogaan miya. Maxey uga dhici laadahay meelaha kale. Dowladda puntland wa iney wax ka qabataa
@sucadsharbaale244
11 ай бұрын
Waa waxiinii xilka laha ceebtiin maaha ee waa caadadiin kuwasaa dad qoomu luud kucaaya inkaari idinku dhacday
@nuuromaxamad3201
11 ай бұрын
Subaxalaaah waa qomu luud dabaq dheer halagaso turo hana larajmiyo sidi reer lud alle uhalaagay
@adan6201
11 ай бұрын
Waar ilaahiina ka baqa aduunka dayaxii la tagay miyaa wiil yar la kufsanayaa waxan doonayaa in maamulka meesha ka jiraa anu maxkamad lagayn toos haloo dilo waxani waa aafo majoogsanayso hdaan kow laga siin waa tijaabo waar ka gilgisha nimanyow
@adammohamed5339
11 ай бұрын
اللهم امين يا رب العالمين
@kadijomaallin2433
11 ай бұрын
Suxaanalaah
@Shin-wu4mi
11 ай бұрын
Inaa lillaahi wa inaa lillaahi wa inaa ellayhi raajacuun ‼️😭 subxaanallaah subxaanallaah 😭
@Shin-wu4mi
11 ай бұрын
Subxaanallaah ‼️⁉️‼️😭😭😭 subxaanallaah somali ma sidan baa u dambaysay 😭‼️⁉️
@umumarsum6847
11 ай бұрын
Hadii khanisyada la iska qaban wayo waxasa dhacaya waa in lala dagalama khanisyada so badanaya
@habiibohassan8440
11 ай бұрын
Subxanalaah
@Shin-wu4mi
11 ай бұрын
Allow cadaab daran dushooda ku shub banankana ‼️⁉️😭 Naftana ku ciqaab aduun iyo Aakharaba Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭😭‼️⁉️🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@deeqofirin5141
11 ай бұрын
Amin ya Allah 😭😭
@SagalMaxamed-gv7lh
11 ай бұрын
Aaaaaaaamiiiiiin Aaaaaaaamiiiiin Aaaaaaaamiiiin
@Cadar49
11 ай бұрын
Amin yaarabi
@Cadar49
11 ай бұрын
Ilahoow ka shif kuwaas si dag dag ah Yaa Alaah
@sucdisiad3316
11 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@Abc-sp6gc
11 ай бұрын
Laaxawlewalaquwate illaabilaah waa ayaandaro
@shukriahmedgacal4291
11 ай бұрын
Subhanallah Subhanallah 😭😭😭😭
@Shin-wu4mi
11 ай бұрын
Subxaanallaah ‼️ subxaanallaah Allow na xifdhi yaarabalcaallamiin ‼️❓🤲
Subhanallah waxa waxas sameyay dad fiyow ila ma aha runti waa wax argagax leh dalkani waxa aan Dunida uga harnay waa cadaalad daro iyo dunuubta Laga galayo dadka itaalka yar. Maxa loo layahay dad kadhiidhiyo dacdooyinka waa yap. Walahi waa musiibo
@FQorane
11 ай бұрын
Wea dad lacag lagu siyey in ay sumacada somalida waana fal ka socda Dhaqan xumada galada for sure
@hajifarah9342
11 ай бұрын
Galkacyo Wax bdn ayaa ka qaldan Xasbuna Allah
@adanabdi5249
11 ай бұрын
Subxaana Allah.
@khadarelmi8742
11 ай бұрын
Alow u naxariiso aamin
@Ikismn123
11 ай бұрын
Subxanallah waa Saban AAKHIR
@cabdiwali2375
11 ай бұрын
Kkķk kkķk jaamac waa majaajiliste ma ninbaa dabadiisa lagu qabsankaraa waa shaqo la abuuray xaquuqul insaanka dadkaan iyo howlaha kufsiga oo dhaqaalo ka abuuraya meesha howl ka weyn baa ku jidha
@Ahmedali-gw7xm
11 ай бұрын
Dowladnimo iyo sharci & kala danbeeyn waa la diiday. Somalia waa dal fashilmay dhan walbo. Qabyaalad beey diin ka dhigteen. Waxaan iyo wax ka xun. Waan sugeeynaaa.
@bushra445
11 ай бұрын
Nimanka wiilka yar kufsaday waa daarood harti majeerteen cumar maxamuud reer Khalaf sorry reerka somalida wey cebeyeen
Salamula calayk wallalayalow arimahan waxa kenikara inaysan somali ahayn tankale dhalin yarada firr sata filimada Qawan ayakeni karaa waana fidno lagumara hababinayo somali nimada allaha nogaso gar garo amiin yarabi
@libandahir7953
11 ай бұрын
Soomaaliya xumaanta Taal ma'aha wax Ku kooban qof Iyo boqol qof Iyo kumanaan...ee waa malaayiin.
@abdiabdulle22
11 ай бұрын
Subxaanalaah
@mohamudhilowle8650
11 ай бұрын
CIMRIGAAGA DHEERAADAY, GEEL DHALAAYA WAA ARKEE. Allow kuwa dulmigaa iyo dullinimadaas sameeyay soo qabo oo sharciga hor keen.
@najmahassan8107
10 ай бұрын
Waalidkii ilmaha dhalay maxay ilmohooga u xafidi waayen. Europe caruurta inay albaabka is taagan walidku ma ogola aad baa caruurta loo ilaaliya laakin somalia caruurtu way baylahsanyihiin allow uu gargaar.
Пікірлер: 216