cabdi xaafid walaalkey fidiyoow aan shaqaynenin naga daa adigoo mahadsanshukran
@barnialisalah5647
10 ай бұрын
Guuuul falastiin insha allaah
@sacdiyobusuri2068
10 ай бұрын
Allaahu akbar ilaahay xaqooda ha usoo dhiciyo reer gaza nabad waarto insha allaah🤲🤲🤲🤲💪💪💪💪💪🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴
@nadrahussein1477
10 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن 👍
@ahufan2sicid
10 ай бұрын
الا إن نصر الله قريب
@MohamedAhmed-il2bx
10 ай бұрын
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH.
@Aamiin733
10 ай бұрын
Alle waa noo aqbalay ducadenii. Allow nabad waartay sii Shacabka Palestine ma sha allah Abdihafiid Waad mahadsantahay
@manshaalaahsheikhfadumo5997
10 ай бұрын
Masha Allan ❤❤
@reemali6728
10 ай бұрын
أسلام عليكم ورحمة الله وبركاته الله يحفطكم انشاءالله
@abdikhadiribrahim90
10 ай бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar next Somalia 🇸🇴 inshallah aniga dhax dhax ka noq
@BRITSOMALITV
10 ай бұрын
FADLAN #lLIKE | #SHARE | #SUBSCRIBE THANKS 👍😀😘
@aichadjibril4179
10 ай бұрын
Saraakisha israil ee lasiideynayo waxa weyey in dhamaan maxabista REER FALASTIIN ee kujira xasbitada israil hala soo daayo inchaallah.weyna aheen maxabista caadiga ah hal hal haloo soo dayoo.Saraakishana gacaan adag inchaallah.mtn haku hayaan XAMAAS mashaallah
@umumahmadumumahmad7856
10 ай бұрын
الله منصور أهل فلسطينين والمسلمين في كل مكان يالله يارب العالمين يالله
@maymunmahamed9035
10 ай бұрын
Laba. Dawlad. Oo. Kala Madax. Banaan. Oo. Ah. Falastin. Iyo. Israel Waxay. Noqon. Donta. Xalka. Nabada. ❤️💯💯❤️💯❤️❤️💯💯❤️✅
@SundusAyaanle-99
10 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋☝🥰
@XasanLoolodow
10 ай бұрын
Aw guuriyo guul adiguna waa dalacday waxad noqatay cidaacada ugu fasiixsan uguna run badan mahadsanid
@saida2003
10 ай бұрын
Ammin Yaa Raxmman 🤲
@SabahSalem-i4u
10 ай бұрын
Yes waxaa gaadhay wakhtigii la xakaamayn lahaa Sahnuuniyiinta Insh-Allah al nasr li Falastine Insha Allah
@MS-lv8bf
10 ай бұрын
Alhamdullilaah 🤲🤲🤲🤲🤲😢
@crisaaq3877
10 ай бұрын
Asc free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 ♥ insha allah aamiin 🇵🇸 🇸🇴 ♥ from awdal state soomaaliya 🇵🇸 🇸🇴 ♥
@waayoaragagalmudug9759
10 ай бұрын
Asc Abdi Xafid Wan ku Salamay From 🇺🇬 Uganda 🇺🇬🙏🌹 Thanks 🌹 Bahda 🇬🇧 Birit 🇬🇧🇸🇴 Soomaali 🇸🇴🌹 Tv 🌹 Allaha Idiin Xafido Dhamaantiin 🙏🌹❤️💙💚🤎💛🖤🧡🤍🙏🌹
@Fotballmo
10 ай бұрын
Illahaayo rer gaza u gargaar ay allah Palestine 🇵🇸
@Fotballmo
10 ай бұрын
Allahu akbar guul Palestine 🇵🇸 ❤
@kaahofarah5521
10 ай бұрын
Masha allaah aad iyo aad ayaan ugufarxay una soo dhoweynayaa
Hada xaqiibaa soo baxay ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH XAMAAS GUUL IYO GOBONIMO. MAREIKAAN WUXUU U MALEYNAYEY IN AY ISRAIL BAABINI DOONTO XAMAAS LAKIIN SIKALEE AMA DHIBAAXO KULUL AYAA YUHUUD KU DHACDEY.ALLAH FADLIGI.WAA INEY XOORNIMO HEELAAN REER FALASTIIN INCHAALLAH.WEYNA AHEEN DAGAALKU WAA U SOO ILAA GUUL AY KA GAARAYAAN FALASTIN.WAKHTIGU WAA IS BADALEY XAJOO FIICAN WAAN CABNA ANAGO ISLAAM AH BI IDNILLAH
@canabcumar2771
10 ай бұрын
Waa war farxad el
@khadija-zy3zc
10 ай бұрын
Guuul Guuul iyo gobonimo reer palestiin aamiin aamiin yaarabi
Yaa allah yaa Allah allah yaa allah. Awoodaday ku jooji xabaday Nabad waartay sii caruurtay Shacabka Palestine
@maxamedfarah2086
10 ай бұрын
Ma Aminsani inay dhacay so Laba dowladood waa khayaaligii 75 sano socday
@Xalwa-dd1ys
10 ай бұрын
10:16
@jeffreydolantwang3350
10 ай бұрын
Larry king live funny😮😮😮😮😮😅😅
@Faces189
10 ай бұрын
MashAllah 💜 Abdihafid, waa arin na farxad galisay. Waa arin aad u wanagsan, oo positive ah. MashAllah 💜 may ALLAH bless the Qatari government 🙏. They are beautiful people ❤️.
@abdiabdulleabikar3617
10 ай бұрын
Asc abdihafid waa ku mahadsantahay soo gudbinta xaalada xamaas
@SacdiyoSacdiyo-p1g
10 ай бұрын
Wlle kugu xiranahy barnaamijyadada tayadaleh
@Ruwyda-i6x
10 ай бұрын
Dadka ree Palestine xaq ayeey u leyihiin xurnimo iney helaan taaasna dhiig igo seben ayeey galiyeen waxey ku wayeen dad qeymo badan u lahay dhulkooda iyo dhamaan Muslimointa
Horta abti Hamas oo lacirib tiro waa calaacal timo kasoo baxeen Israel way waalantahay ee quraan isi saar dheh qori caaradiisa xalku kumajiro ee shicibka haleen Israel ji jimo xirta dheh
@Beingme541
10 ай бұрын
Quran maba aminsane jijimo wena xertan😂
@khadramahdi3685
10 ай бұрын
Af somaligu Academic vocabulary Malaha miyaa? Muxuu wariyahani u isticmaalaa kalmada suukhiga aha ee waan idinka Dabo gaynayaa? iga,dabagee Foodlayda ayaa isticmaasha hadal Nin waynba ma,aha. Iyo erayo kale oo aana hada idiin sheeginba.
@aichadjibril4179
10 ай бұрын
Dad la mid ah iney yhiin ha ogaadan israil iyo mareikanka duulmiga ugu hilinaya Israil oo waxkalee u haysta.markii hoorey maxaa u diidey inuu siduu hada u uhadlaya u diidey xiligi hoorey ee uu garaacayey shacaabka reer gaza.
Пікірлер: 55