Waan hurdooday oo waan seexday bey tiri kuyeeen yaaahuuu ma qof cadow gacanta ugu jira oo cabsanaya ayaa seexda been badnaaa kani
@saidhirsi5727
2 жыл бұрын
walee aqligaas waa iga dagi waayay
@Ramlaafraxow
2 жыл бұрын
Nin lacag soo qaatay ayuu u egyahay kan walee aakhiro waxbaa jiro qof walbo ha iska hadlo Subxaanalaah Subxaanalaah Subxaanalaah
@umusafa9915
2 жыл бұрын
wee dhici kartaa abayo wax aan dhici karin ma leh aduunkaan qof wayn war been iskama abuuri karo qar been ha noqdan lkn wixi la sheego wax lee ka jiro waana la ogaan karaa teeda kale ikraan tahlil inee noshahay ayaa lo badanaaye
@TREEPST
2 жыл бұрын
Subxaanalaah ilaahoow aakhiro sabaanka inta uu la tagayo hanagu daran caada qaate iimaanlaawe guriga ba arrintaan gabadhaada naagtaada iyo walaashaa bay ku dhacaysaa xaaraan cunayaan rootigiinii baa galay inaad iimaan la aan ku raadisaan bariiska laakiin la idinka harimaaya mid mid baa la idiin siibi ilaahayna jisadiina cadaabtii ka dhig iimaankana idinka qaad
Ar wakhtigan waa wakhtigii hore loosheegay oowaa akhiru samaan dadka dhexdooda runtu kuyaraanaysaa ar wakhti ma hadhine yaan tusbaxa lasii dayn dadkuba warka iska hubin maayaan waalayidhi baa laysla dhexmarayaa qof kaliya oo run sheegaya ma jiro
@abdurizakmaxamed331
2 жыл бұрын
Iimaanka Alle hakaa qaado ar kan xagee qiyaamaha lagaynayaana ar nin weyn baad tahaye Alle utoobadkeen oo beenta iskadaa waxaadan calaf kulahayn cunimayside
@ashao6383
2 жыл бұрын
War maxaa qaldan waa yaabanahaye
@anwarcabdi7504
2 жыл бұрын
Waar nin weyn baa tee Alla ka cabso cid difaac baad is leede aakhiro KU nabadgalin maayaan dadkaas wale KU dhaan dhaan
@abokorahmed5361
2 жыл бұрын
🤭🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@mohamudxidig4130
2 жыл бұрын
ilaahey kacabso wa adunyo leskama hadlo ikran Nairobi kamirok ayeey kudhameysay primary school beentada mandherey kudhameysay badledahay aga khan secondary ayeey dhameysay qaali madhalin baatiri ilaahey kacabso walaga yabaa ineynoshahay lakin information kaaga been ah
@salmomohamed1135
2 жыл бұрын
Kan waa alshabab alshabab ayaana sodirsadey kiiska ikraan ayuu qarin rabaa fahad yaasiin oo alshabab ah oo xil hayn ayuu lasaftay mahad oo xil haayana dadkuu qabadsiin rabaa
Dadka caqliga u saaxiiba ayaa quraanka Waxku qaata
@gobalkabanadir4095
2 жыл бұрын
Cabalah miya maxa waye kuma aragne
@xussenblack4039
2 жыл бұрын
Arkani ninke amina ayaa walan wlhi hadalkisa ayaa ka garan karya ino been shigayo
@abdurizakmaxamed331
2 жыл бұрын
Iimaanka Alle hakaa qaado been badana ar qiyaamaha xagee lagaynayaana ar nin weyn baad tahaye beenta iska daa Alle na utoobadkeen
@faysalmara8068
2 жыл бұрын
Lalaabo tan waa lagaa diiday
@abdurizakmaxamed331
2 жыл бұрын
Iimaanka Alle hakaa qaado ar ninkaan been badanaana arkan xagee qiyaamaha lagaynayaana ar nin weyn baad tahaye beenta iskadaa waxaadan calaf ku lahayn cunimayside
@AhmedMohamed-rh7wf
2 жыл бұрын
Musa salkii ikraan waa sánad buuxa
@safiyaahmed1328
2 жыл бұрын
Horta ikran ma dhalin mama qali taas wa run lkn waxa kale u shegayo ma aqan iney run thyna
Walaahi anuu Hooyada inay dhashay waan ka shakisanaa ama waxaan isdhahaayay gabadhu amay nooshay waayo hooyo ilmo kadaadatay hal mar ma arag Video yada dib uugu noqda indheheeda soo fiiriya markasta marada ayay isku dadaa indheheeduna way qalalanyihiin lkn ilaahaybaa xaal og
@kaahanuura5769
2 жыл бұрын
Muslin nimaa layskugu damqadaa iyadu waabay korisey ubadkeda way la dhaltay haday dhabtahay waxaan ad shegayso
@BabaMahir
2 жыл бұрын
Wareer badanaa!
@Kw58437
2 жыл бұрын
gudo gariir been badana qofku
@muktarbare1048
2 жыл бұрын
Allahu Akbar😭😭😭
@halimomuse3968
2 жыл бұрын
⁹
@asliimuur5024
2 жыл бұрын
Haddaa lagu fahmay waxaa tahay
@asmomahamed8459
2 жыл бұрын
Beenloow
@cawralafaniq9090
2 жыл бұрын
Beenaale baaaaaaac
@Faizafican3035
2 жыл бұрын
Been weynaaa bisinkee
@TREEPST
2 жыл бұрын
Awal caade qaste baa tahay walee kuwaan oo aan dalka oyo dadka laga qaban wax wanaag ah inuu san jiray fargaajiyo cayayaankiisii isku si haloo dabar jaro waa iga talo
Пікірлер: 82