Nimanka layey culuamada waa in la soo qabtaa maxkamad la soo taaga dilna lagu xukuma si ay ugu quus qaatan danbilayaasha danbe
@MunaJama-n9j
59 минут бұрын
Somaliya iyo masar waxa xukuma muuse biixi
@fadumonurhassan91
2 сағат бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@YFC-lo9nj
2 сағат бұрын
Bismilaah. TALO. SIDANI SI MA AHA. Si Soomaali iyo Soomaaliya ay u badbaado; 1. Soomaaliya Banaadir lagama xukumi karo, ee ha laga badalo magaala madaxda Muqdisho. 2. Ciidanka ajinabi oo dhan ha laga saaro Soomaaliya. 3. Soomaali ha shirto, yadoo kooxo (UN ama wadamo kale) kale aynan ku dhex jirin. 4. Reerkii iska qaban kari waayay Al-shabaab ama argagixiso kale, caawimo ha loo fidiyo, haday diidaana yagay u taalaa. Hadii ay reer kale, yaga iyo Al-shabaab kooda, ku xadgudbaana ha la iskugu tago, oo mid ay la gal-gashaan ha lagu reebo. Wa Bilaahi Towfiiq.
@Ahmed-u7w1f
2 сағат бұрын
War ninku been badana muse illahi kabeqeyn belay kudhade
@Ahmed-u7w1f
2 сағат бұрын
Wardhulka somaliland somaliland bale🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@YFC-lo9nj
2 сағат бұрын
Define “dhulka somaliland”.
@AbdiraxmanHussein-y8o
Сағат бұрын
Xooga looga saraa eeyaha yuhuuda madoow
@hassanosman5669
2 сағат бұрын
Walaalnimada Harte ma jirtaa hadi shaqsi muslim hadana quran aqriyaanin la ladile!
@عبدوحد-ح9خ
Сағат бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🫸🇪🇹
@mohamedyusuf9809
32 минут бұрын
Waxa been cad ah in dowladda Soomaaliya ay xiriirka u jartay Itoobiya wa tan villa Somalia ku leh safaarada Itoobiya idayuuradeda ay somaliya ka shaqeyneyso dalka halkas waxa ka cad inay been tahay in xiriirka loo jaray Itoobiya
@kiinnuur6605
2 сағат бұрын
soomaali koonfur waa is cunaysaa siday ku socoto subxaanalaah cid la dhaafayo maleh😢😢😢😢😢😢😢😢
@husseinhandule
Сағат бұрын
beenale
@faizaosman6214
2 сағат бұрын
Beenaale urya sisi tiisii ayaa haysata wadankiisii ayay yuhuudu soo galaysa dhohane muxuu markaa adiga kuu tarayaa oo aad siinaysaa ciidamadiisa gaajoonay soomalilaand uun ayaad haysaa taada ka tali mara boob yahay
Пікірлер: 25