ITOOBIYA WAA CADAWGA SOOMALIYA WAAYNA CADEYSAY MARKEY SOO DAMACISAY BADA SOOMALIYA MARNABA CADAGAGU FAAIDO MALAHAN EE ITOOBIYA HAKA BAXDO SOMALIYA
@AlaaleAlaale-kq1qr
19 күн бұрын
Guuu
@user-xx7xe2jd1d
19 күн бұрын
mr.president congrat to pull out ethiopia against her wrong m.o.u with somaliland,i strongly support your man solo dicision as an ex-teacher,ex-lecturer and current president kindly send the eagle special troops to awdal state as well khatumo state over divide and rule strategy coz the earlier the better.
@AbdiHassanabdi007
18 күн бұрын
Acwb Masha Allah ( waxaan la yaabanayaa sababta turkigu uu Itoobiya runta uguu sheegi waayey, oo sida qabow uu uguu hadlayo isagoo danihiisa ilaashanaya 2da dhinac ba Lkn nin gardaran maaha in laga warwareego.
Gobalka Awdal kulaha War ma haysid wax war u eeg ad bad haysa yaahuu 😮😮😮
@user-qt3gt3tm7g
19 күн бұрын
Nin wayn wadkiisa waa yaqaaan
@LajeclowMoha-jr7fq
19 күн бұрын
In badda ku dhinto bey aheyd😭 waa ku farxi ĺahay😂
@wadanimuqdisho685
19 күн бұрын
Mafluud waa nin run sheegay ee warkaas si fiican ha u dhuuxaan
@rayehrayeh
19 күн бұрын
Plutôt..à. notre..prsd 😊
@maxamedxuseen1740
19 күн бұрын
Muuse ummadda Allaha ka qabto.Waa garmaqaate. Waa garaadlaawe. Waa tudhaa-laawe. Wadankii waa uu burburiyey, shacabkii Laascaanood laayey.Hantidii ummadda dhacay. Umaddii kala qaybiyey. INKAAR ALLAHA KU RIDO. MASAAJIDADA KA HABAARA.
@ayaanlecabdiraxman3568
19 күн бұрын
Abiye halyeey buu ahaaye wax yar uun bay dhallinyaranimo dhaafisay oo waa marka uu yidhi badd xoogg baan ku helli ama xeel taasi oo meel ka dhac u ah qaynuunka caalamka ethiopia ka adag allshabaab alshabaab kuma dhici karto ethiopia
@kawsarhussein4446
18 күн бұрын
Itobiya waxey malegeyso waxa waye maadama dhulka ey joogaan lkn malinta Bada nagala so baro waxaan somalia galiyeen goowabin ey ciidan itoobiya ku hareersaman side wadan ku qabsadaan wa qorsho ey maleygayaan
@abdihakimibrahim9506
19 күн бұрын
Reer awdal hadaanu nahay hoyadiin anagaa wasna qadaad wayneey Walhi ethobiaa anaga keenayna wana somaland owdal xoolow ma hadal uun ba wadaysaan
@maxamedxuseen1740
19 күн бұрын
Reer Awdal ma tihid. Muuse ayaa adeer kuu ah. Beenaale. Qudhmuun yahow. Dhul Soomaaliyeed Itoobiya iyo cidkale midna qaadan maayo.
@ambiyaxasan6082
19 күн бұрын
waa in la dabagaal dalaleyda u sheqeysa qawariita sharcigana la horgeya
@luladen9940
19 күн бұрын
Mashaa Allah Somalia Somali baa leh, ilaahow guul sii somalia
@AhmedHassan-ed5ue
19 күн бұрын
Hadii xasan gurguurte doonayo in uu wadanka difaaco waa in uu ciidan ururiyaa iyo hub oo sidegdeg ah waxaase ka muuqata in uu itoobiya lashaqaynayo
Dawladu maxay uga warwareegaysaa inay saarto ciidamada itoobiya ma faaiidaa ugu jirta joogitaanka itoobiya? Maxaa khaldan miyaa lagu dhawaaqo inay baxaan
@AsadCabdulaahi-j2o
18 күн бұрын
0:42
@user-gr6gu8bs6q
19 күн бұрын
Jaamacad xaal ha
@yusufbiloow8691
19 күн бұрын
Wadal waa koob muhiim u aha midnimada iyo wada jirka dadka dalka soomaalia wana muhiim mamul gobaleed helaa
@AbdiAgood
19 күн бұрын
🎉😂❤❤❤❤
@ayaanleabdule4715
19 күн бұрын
Asc Asxaabeey Dowladu yeey ka hadlin wada hadal taako dhul Somaliyeed dhulkaaga igala hadaad War maahan waxaas na wada hadal maan Turki na dan Somaliyeed mawadaan ee waxa ay wadaan Daneeysi iyo Xaalufinta dhaqaalaha Dowladu hadeey naan si Rasmi ah SSC Qaatumo ugu aqoosan Maamul Gobaleed si sharta Muuse biixi na halkaas ku Burburtaa Mise Xasan Baahane ayaa itobia dan dhaqaale ka raba ayuu Qaatimo ugu aqoon san la yahay itobia Xasan Baahaneoow dhaqaale ka Xaabin meeyside Dalka Badbaadi Agaasime Fiqi Koofi ku seexade Siyaasi kaa raaci maayo waa kii dadkiisa ka eryeen wasiir Galmudug ah Siyaasad Xuma da Xasan Baahane ma Fiqi ayuu dan Somaliyeed u wakiishay
@user-eo9dj6dt9y
15 күн бұрын
FASHIL CAD maamulka soomaaliya wuxuu ku fashilmay garab istaaga kuwa guusha dhaliyey ee KHAATUMO STAETE IYO AWDAL STATE KA KALE EE HADA OLOLAHA WADA Dariiqa keliya ee lagu fashilin karo soomaalidiidka waa labadaas state oo la garab istaago cudud iyo dhaqaaleba
@JaamacMaxamed-m6o
19 күн бұрын
Beenta-kadaa-dadka-meeldaran-qabo'e
@NasraSalat-f9m
19 күн бұрын
F
@Xxc-zu2xm
19 күн бұрын
ITOOBIYA OUT SOOMAALIYA OTHER WEYS WE WIL DESTROY ETHIOPIA INSHAALAAH
@chalichali9452
19 күн бұрын
Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰💪💪💪
Пікірлер: 63