Soomaali ma qaran baa waa maya soomaali dawladnimo ka dheer
@ashasalah2835
2 ай бұрын
LAASCANOOD CODKEEDA YEY KA DHEEREYNIN, WAXBEY IS MOODAY, DAROOD CAGTA DHULKA HA DHIGAAN.
@QaliSharif-pf7jm
2 ай бұрын
War khayumo belo kama jirta Reer khatumo maxay isku haystan ma hayno Reer khatumo isku dhegan wll Reer ssc ma xasan warkisa bay isku haystan waxasi ma hayno
@QaliSharif-pf7jm
2 ай бұрын
Khatumo uma baahna iyaga isku tashaday hadanu nahay qurba joog iyo qolqol joogba awelba cid kumanan tashane xasan marku tastuurka rabay in loo ansixiyo mamul buuxay ahayen ssc maantan maaha xasan Waa nin dantiisun eega ta marka waxba haku darsanina imisa jer baa khatumo lagu dhawaqay o badan ma noqda ka dhamada maxad u bahaten o idinka maqan garabkinanu taganahay wana Ku midaysanahay in aanu waxkasta anu buuxino insha Allah nin Ku dilay hadh kuuma jiido shalay hubki lagugu xasuqayey buu bixinayey marka kadhamada
@Saydaanlaaye
2 ай бұрын
Adeer non xoogleh aqoonsi uma baahna illaahay ayaa aqoonsaday Waana idon tusi doonaa idinkoosharafta SSC KU DAYDA
@mohamedabdishire4356
2 ай бұрын
Afhayeenka Xassan Gurguurte miskin
@Mideye157
2 ай бұрын
Kan yaa u warama Horta. War Xamar waxa isugu tegey niman doonaya wixi loogu balan qaaday oo lagu dafiray iyo ninki dafiray. Maxa khatumo dhex geliyey
@bashirabdihirsi766
2 ай бұрын
IDINKAA JECLAAN LAHAA IN PUTLAN IYO KHAATUMO IN EY IS KHILAAFAAN MIDA KALE FIRDHIYE XASAN UMA SIOCDO EE XAMAR WAA JIDKA LOO MARO KENYA YURUB XAKANE
@ruqiyaali6596
2 ай бұрын
Asha salah maxa ku haya naaya ???daarood ha ku walan edeb yeelo
@ahmedgarodhi8969
2 ай бұрын
Waaxan layaab sanahay ummadaan nabaad haysta oo doniiya meel dimateey somalia ineey kubiiraan kuwani soo daad walaan maha ama sixraan waa yaab
@fadumaahmed684
2 ай бұрын
Somaliweyn meel dheer waxa ka fiiriya kala qubnaashaha daaya maamul gobaleed wuxuu ku ekaa in somali miiska isugu imaadan sidas ayey ahey waxii hada ka danbe somali mid ah ha la daariyo maamul gobal danbe yaan la raadinin arinta qabiil yey noqon qaran ha loo raadiyo si aaneyn SHISHEEYE NOO DAMCIN shacabka haka fogadan kala qubnanta wcs wr wb
Пікірлер: 12