WAXAAN WAA BEEN MUCARADKA SOCIAL MEDIA SOO GALIYEEN KULANE CODKIISA WAALA YAQAAN CIYAAL MA NIHIN JOOJIYA BEENTA AAD SHARAFTA UGA CIYAARAYSAAN DAD SHARAF LEH
@khadarxiis2628
2 жыл бұрын
Waa been waxaasi cod loo ekaysiiyay waxaas qof caadi ahi kuma hadlo xataa haday runtahay sidaa ugamashekeeyen waar dee ninku nin sir Doon ah ayuu ahaa qof sidaa wax isaga sheeg sheega maaha
@maryanwarsame8827
2 жыл бұрын
Qiyaamadas oo dhan waa la ogaa laakiin dagaalka ayaa loo diidayey muqdisho Iyaga ayaa god dheer isku ridey kuwaani
@mystiquemixsongs3426
2 жыл бұрын
Waxaan oo dhan waa been lasoo maleegay nin siyaasi ah oo sirtaan oo dhan sheegaya majiree wax kale manoo haysaan
@ahmedmusa8929
2 жыл бұрын
Codkiisii maaha Ilaa yaraantii baan Aqaanney ,
@cabdiraxmanxasan4917
2 жыл бұрын
Codkan waa been abuur ma ahaan kulane codkiisii uma eka xataa qofkan wa reer galbeed ciduu matalayana mafahmin mar wuxu lehay wa nalga guulaystay mar kale wuxu leeyahay 4 ta sano hadaad idoratan waxan so afjari puntland &jubaland
@GurhanAhmed
2 жыл бұрын
Waa fake news, nin siyaasi sidaa u hadli karaa ma jiro, ee beenta la faafinayo iska daaya!
Пікірлер: 34