Subscribe igu sharaf alle haku sharfe mahadsanid 🙏🏻
@hindaahmed4861
Сағат бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@AyanSalad-u1g
7 сағат бұрын
Aamin aamin aamin yaa Allah
@AyanSalad-u1g
7 сағат бұрын
Waa runtiis daaciga
@ZahraMuhumed-h1g
9 сағат бұрын
Wiilasha mugatay madax iskushega uf
@AsiyaBerger
2 сағат бұрын
Maxaad ka qaban kartaa, marka mdx weynahaagii dabada u leefayo carabtaas. Intaas aad tirinaysaava waa qoslaaye iyo reerkiisa. Ka xaaxaaba waa " dal xoreeye e " 👌🏻
Somalida aad ka hadleeysaan waa kuwee? Somalinimadu waa Isir nimo. Kala saara Somalinimada. 5 Gobol ayeey ka Kala degan yihiin. Somaliland, Somali Ethiopia, Somali Kenya, Djabouti, iyo Somalia.
Пікірлер: 26