Sanaag waxa lagu jiraa dabaal degii 18 May bal waa cida calan kale ka taagta.
@muniraahmed7031
Ай бұрын
This is disgusting people very, very rude. They are sick people for inside the very very fire for the inside. Nothing can change the malyuun Manka Nothing can change done apologize
@maxamedaxmed6374
Ай бұрын
MalyuuN mxa Lagu Heystaa Sool iyo saNaagba isaaq Aya DegeN ma khalad Ayey sameysey Gabadhu waa kibir waxa Lagu heysta Sool Caynabo isaaq Aya iska leh saNagna Ceerigaabo,iyo magaaloyinka kleba isaaq Aya iska Leh, mrks ka xishooda Gabadha
@duniyoragecohniijk753
Ай бұрын
Qaladka ma heesta ay qaaday oo reer abtigeed maa lagu weerararaa dadka dhan ma idinkay adoomo idiin yihiin
@aminamohamed3387
Ай бұрын
Inlaso cayu rabaa marku so jawabayo
@xubimaxamuud8153
Ай бұрын
Sharma hadalku anshax bu u bahanyahay e sidi nin wen u hadal xaskaguna qaladbay gashay mel 100. Nin ku dhinten bay ku dul hesaysa ma wacna dad ba qalbigu gubanaya abohod wayey kuwa hoydod wayey e isla yab malyunen mel kesta luguma dhex dhaco waxa ka wena shiro isaq siyad bare na layey dhahay kuna oyan adna wa aderka howshan wa ka wenteha fariso dumashi sharma adna sidi hore u hadal why wa hadal kheymo laha
@TheGansaipioFriendsShow
Ай бұрын
Way ku qaraatayaan qof ka la gaadhi wayo weligiiba wa laxag xagtaa
@nimasahal8599
Ай бұрын
MAXAAY KU QALDANTAY????SOOL IYO SANAAG ISAAQ WAA DEGAAN MA AF BAYDIN KU QAADI 3 TUULO MOOYE INTA KALE 18 MAY BAA LOOGA DAMAASHADAYAA NACABKU HAYSKA CIYAAAN😂😂😂😂
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
Ай бұрын
😂😂
@user-qo6kw9fy9r
Ай бұрын
Ma galdbaa inay hes u soqado somalillnd rer abtiged bahalyohoow cudurki usgag gutaaf
Пікірлер: 25