Wn slmyaa idaacada mc ee ku hadasha afka gumeysiga ethopia ee lagu marin habaabiyo bushada somaliyeed laguna wareysto kuwo wax magarad ah oo qaxooti ku ah dalka dibadiisa
@mohamedjamle7898
18 минут бұрын
Sheekhna waa sheegayaa sidaa aflagaado xun baa sheegtaa xasan ma tuusafa waa nin waceysla
Waxaad ogaataan haddii ay dhacdo Ama ay jirtey iskuday in la soo diro Diyaarad iyo rakaab Shacab sida waa faldambiyeed waana fal Argagixisinimo waana in Cid kasta oo ku lug laheyd waa in sharciga la hor keeno mana ahan arrin Excuse noqon karta.
Пікірлер: 17