Cimraanow Soomaalida qaar baa arab sheegta in ay galaan hadana ayagaa ugu Madoow badan hadii loo fiiriyo soomaalida kale waxaan u la jeedaayee reer kiina Daarood. Hadii arab yihiin ugu yeraan 100%75 waxaa la rabey in ay ahaadaan dad maariin ah.
@magafeabtigiis1852
2 ай бұрын
Dee adigaba shiinees sheego sinigal ba hashimin sheegtan qofkastaba muraayada u sheegeyso waxa uu yahey
@lail111
2 ай бұрын
Somaliida ee Darood ka madowyihiin wa ayo sheiko cusub ba kentay wale ma gorta qas qaska is mariisay ba is moday nag cad🤣😂
@lulali6059
2 ай бұрын
@@lail111ma daarood cad ayaa jiro, kuli Somali ayey la mid yihiin, qaar saa’id u madoow iyo kuwo maariin ah sida ay somalida kale wada yihiin ayey yihiin darood , isaaq iyo hawiye , digil iyo mirifle, jareerweyne iyo eelaay.
@lail111
2 ай бұрын
@@lulali6059 Aniga ha ee shegiin usheg ta tidhi darood somali be ugu madowyihiin.
@SagalMohaned
2 ай бұрын
Walhy Ben ku shegi maayo daarood ayaan ahay mj aniga iyo carurteyda xidi dada jirkeno dhan la tiring karaa maariin waan lenahay iyo madow teeda kale Daarood hadaan nahay asal ahaan carab ka nimi waayo taariiq yahano ayaa ka hadlay Shiiq isaxaaqna carab ka yimi hadi runta laga hadlo
@SafiyoSeeraar
2 ай бұрын
Wcs wr wb wllkey cimraan
@HamdiXarago-hr7sw
2 ай бұрын
Salahu caley wasalama
@ShukriCumar-qe5cd
2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@fadumoabdi5595
2 ай бұрын
Qamar suugaani waxa uu raba in la geeyo jeel muuse itoobiya
@SagalMohaned
2 ай бұрын
INA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN CIMRAAN QOFBAA ISKA DHIGAY MALAHA O IS BEN FARIIMAY MAXAMED MAAAD WAX HUBSATID CIMRAAN SI DEGANU UGA HADLAY SUBXAANA LAAH CIMRAAN USAMIR NINKAAN WAASHAY
@fathiwarsame7628
2 ай бұрын
Scw ❤❤❤❤
@fadumoabdi5595
2 ай бұрын
Gabadhaas waxay ahayd naag weyn hanad korka ka saarneed ee waxa la rabaa in lacag lagu raadsado dadka soomaaliyeed intay jiraan masheegaan waxay ku dhiiban yahiin da yar
@SafiyoSeeraar
2 ай бұрын
Maxaa laguugu xoqanaa cimraan sawirodaada loo soo qaadama wale soomaali waa waxaan xishood lahayn war ka fuqa wiilka ha ku xoqonee baata kiyaaro ugu taga qofkadka aad cimraan isaga dhigaysid qiimaha iyo qaayaha iyo sharafta meediyaha ku joogaad u quuri waysay war ka dhamow cimraan yaahuu
Пікірлер: 55