XASAN BAKHTI GAALEED U SUJUUDE WAA IN LA TUURO SI BADA IYO BERI U BADBAADO ALAHA MUCJISO KU RIDO XASAN DHIIQO AAMIIN
@_wll____
Ай бұрын
Umad ilaahay ma badalo ilaa iyagu isku noqdaan ay is badalaan lknse taayanu waxay u egtahay midan isbadal mirihiisa ka muqan wayo dadkenu waxba ma aqriyaan dhankasta umad ka jabtay waxaa sabab u ah kii tuuga ahaa inan qabiil ku difacno adiguna bakeri qurac qado iyo casho ku ah adoo dhulkagy yahay qani socda lkn adigu aad ka qatantahay because of qabiil iyo jaahilnimo, waxaa imuuqata aragtideyda iney itobiyanku rabaan magaalinka wa wayn ee somalia iney calanka ethoipa ka taagi donan waa hadaanay dhalinyarta is gacan qaban oo weli landheere iyo langaab ku fadhi dirirayaan wixii kuman sano ka hor adunka iska dhaafay lkn dhexdatadu isbadalayn 😂😂😂alle un aan barino umadeena sey isu badalaan🤲😭
@dahirnurjama4293
Ай бұрын
Xasan Sheikh marwalba wuxuu sameybayey arrimo Qiyaano Qaran (Highest treason), ma ahan mar iyo labo . Xasan Sheikh ma mudna inuu sii joogo Villa Somalia waayo wuxuu sameeyey xad gudub Masuuliyaddii loo dhaariyey.
@nasraali871
Ай бұрын
War madaxwiyniha Brent’s kacdhaaf ilaahiy ma baq Casanova sheikh bad ma siiniyo bad ma kac baan ku dhahiy
Пікірлер: 4