Asc Dadka rer Nairobi allaha ka badbaadsho dhul gariirka Sheikh cabdirashid cali suufi Allaha caafiya Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲
@SahroSamatar
Ай бұрын
allah caafiyo sheedk caafimaad dag dag ah baan alah uga bayayaa amiin amiin yaa rabbi amiin
@ruqiaali7490
Ай бұрын
Allah subxane watacale inta dhiban ama xanuunsan sida Sheeqena Abdi rashiie Allah ha noo caafiyo Aamiin😢
@nuroosman4007
Ай бұрын
Alaah ha caafiyo shiikheena Danni dhaafna ha iga dhigo jiradiisa .samirna alahayoow.kusii
@namiup0274
Ай бұрын
Shiikheena ilaahoow caafimaad sii أسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيها ويعافيها شفاء لا يغادر سقما يا الله طهور
@somalihanolato741
Ай бұрын
Allaha inoo caafiyo sheekhena
@umurayanchannel6559
Ай бұрын
ilahay ha caafiyo sheekha
@user-bx1bp9cv9y
Ай бұрын
AMIIIIIN AMIIIIIN AMIIIIIN ALOW BA BIIII CADOWGA SOOMALIYEED EE KENYA 🇰🇪 BUR BUR INA SHA ALLAAH
@user-bx1bp9cv9y
Ай бұрын
MSHAA ALLLAH MASHAAA ALLAAH HAMBALYOO BARBARA KENYA 🇰🇪 ALOW, BAAA BIII CADOWGA SOOMALIYEED WAA KENYA 🇰🇪 AMIIIIIN AMIIIIIN
@abdallabro11
Ай бұрын
Umada Allah bad baadiyo sheekhana Allah caafiyo Ameen ya Allah
@theunseen-ow9gh
Ай бұрын
Ilaahay ha caafiyo aamiin
@user-lg3ry8ut1q
Ай бұрын
Allaha caafiyo sheeqeena cabdi rashiid alaha caafiyo
@AbdirahmanKhalid-md2ml
Ай бұрын
Marshallah gabadhaas waysoomaneed waana run caashuuray ahayd
@fadmaahmed2315
Ай бұрын
Kenya walaal ha Muslim ka Allah ha idiin xifdiyo amiin amiin dhul gariir ka guryaha dabaqyada ka dherada . Wan xasusta dhul gariir , my country 🇩🇯 Djibouti.
@Bintuxaji629
Ай бұрын
Amiin Amiin shukran walal
@user-ex6jv5eh7m
Ай бұрын
Ilaahey ha nagu amaan sado inshallah
@cabdirixiinyaslam9826
Ай бұрын
Allaaha caafiyo sheeqa
@AshoKing-c8t
Ай бұрын
War illaahay kabaqa wax yar ayu ahaa illaahay barya inu intas nogu simo amiin
@ubaxabdullahi5314
Ай бұрын
illahy ha caafiyo sheq subxan llaah illahy ha bad badiyo umadan
@Nimcocismaan-kb7ll
Ай бұрын
Aamiin yaa allaah
@user-vr5uo7ku9o
Ай бұрын
Allaha noo bad badiyo u aha muslimiinta oo ku nool kenya insha allah
@user-me6gv6tm8h
Ай бұрын
May Allah give shifa long life our sheikh Abdirashid and sheikh jabuti🙏🏽🙏🏽🙏🏽Allahu ma amini thuma amini🙏🙏
@ablaosman5962
Ай бұрын
Allahayow noo Cafi Culimadeena
@ZamzamAli-zt8tu
Ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲
@nasrarabi7643
Ай бұрын
Illaahay caafimaad taama ha siiyo sheekh cabdi radhiid cali suufi
@Bintuxaji629
Ай бұрын
Amiin Amiin
@bilanali7417
Ай бұрын
Sheikh Allah ku cafiyo Amin Amin ya yarabi
@hindaofficilchanle2956
Ай бұрын
ilaahaya hacaafiyo shiikha yaa rabii🤲🤲🤲
@AbdiaMohamed-vx1qb
Ай бұрын
Allaah. Cafiyo sheqa
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
Ай бұрын
AALLAHU AAMIIN CAFIYO SHEEKHANAA ABDIRASHII
@fadmaahmed2315
Ай бұрын
Allah ha cafiyo Sheikh Abdirashid amiin amiin
@HarunHajjimuktar
Ай бұрын
Xogta Nairobi oo sax aniga isoo weeydi sxbow
@ABDIAZIIZAli-pv9vj
Ай бұрын
Ilahy hacafiyo❤❤❤
@NastexoabukarNastexo
Ай бұрын
inta isaalm ah allah ha nabadyeelo sheeqyadena alllah hacaafiyo🤲🤲🤲🤲🤲
@Bintuxaji629
Ай бұрын
Amiin Amiin
@halimoab1221
Ай бұрын
Alle ha caafiyo Sheekh 😢😢😢😢
@shamsohussein
Ай бұрын
Allah ha caafiyo cafimad taam ah Sheikha
@fadumoabdulle7593
Ай бұрын
Ilaahow ummadaas keyna joogto dhul gariirka ka badbaadi ilaahow ha ku soo celin yaa rabbi dhibaatada kale oo heysatana ka dul qaad
@Bintuxaji629
Ай бұрын
Amiin Amiin
@leyloshcali8678
Ай бұрын
Alaha caafiyo sheeqena bi idni laahi kariim
@namiup0274
Ай бұрын
Ilaahoow Gabadhaas soo hanuuni Wat xanuuunsantahay
Пікірлер: 161