😂😂😂 Gubadle intas markad aragtid xayaranima ka muuqata gubadlow taliya wan ku salamay
@mahdibihi5095
10 күн бұрын
MANSHA ALLAH
@hamdibulhan8009
10 күн бұрын
In qof la iska xirto waa dhaqamada xunxun ee soomaalids ku soo kordhay marba hadii uu yahay qof haybtiisa la garanayo maxaa keenay in ay arintaanidhacdho subxaanalaah
Gedo waxaa ka dhacay in uu Wiil Dhulbahante ah oo aay Mareexaan reer Abti u ahaayeen uu dilay wiil kale oo Majeerteen ah oo isna reer Abti Mareexaan u yahay! Jifadii Mareexaan waxaay 100kii halaad ka bixisay wiilkii Dhulbahante ooy siisay beeshii Majeerteen! Dhulbahante sababta ma garanayo laakiin Daaroodka kale waan ka soo dhaweeysanaa! From Gedo
@axsanta2x
10 күн бұрын
I feel so sorry
@MaryamMaxamud-bv4rt
10 күн бұрын
War nooso celiya wilkayaga inta idiin sogormaday aad guriga madoow ku xiradaan maxay inta soshaal midiyaha lakeenin ubixinwadeen
Dee waa runtì wuu xidhnaa waanuu soo gurmaday is huwaneey waxkuu qarsoon majiro inaad meel kasta katimaadeen waliba ciidanku uu muso diyaar ahaa intii aan shacabka lakin waa ognahay dhibka aad sol kagaysateen idiin soo dhixi maayo daaroodow
Пікірлер: 41