Beentiis maaha taasi waayo book ay qoreen beyba ku jidhaaa in somali badan u shaqeyso💯😢👏
@Mohamedofficial8
2 жыл бұрын
Walal badriya somalinimo subscribe igu saar 🇸🇴🇸🇴
@adoontiialle8270
2 жыл бұрын
Book ga magiciis walal
@anabdaher9795
2 жыл бұрын
Asc, brother, I would like you to think of this proverb please: "kill with your silence" Omreeyn, Maslax and Samiha weren't even supposed to respond to this youngster. Our prophet, has he answered all those who attacked him for what he is not? Silence is a sign of wisdom, think about it. If you are one of those who doubt the liver of these young people, I would advise you to please ask for forgiveness. Thank you for understanding.
@atharhassan9373
2 жыл бұрын
Waa runtiis waayo waxaa lagu jiraa Saman Aakhir, oo soomaalida khaarkood iimaankii baa katagay lacag jeceeyl darteed, SUBXANALLAH, Allow na mooti
Waxaan leeyay qofka dadka muslinka ka been abuuranaya horta so kala baro cidaad sheegayso iyo waxay u kala baxaan adigo jaahila aan kala aqoon maasuniyad iyo shaydan cabud waxay kala yihiin hawlaha ay kala qabtan sida loogu biiri karo ayaa intaad aragtay muuqalada heesi ay isku dulqaban jireen dhalinuaradan gacantay taaganba shaydan u qaadatay,ilahay u tawbad keen,waxaanad ogaata inaad qaab qarson xayasiis ugu samaynaysid gaalada nacdashu ku dhacday
@nin-geed-saaran
2 жыл бұрын
War bax anagaa kaa naqaan dadkaana wey kamid yihiin
@abdalewarsame2282
2 жыл бұрын
Boodhariyow laisma ogeene waala iskugu yimid Goodki aya laisugu sogalay Wadadkan warkiisu wu cad yahay Horaa loyiri hadalka run ba lagu cadeya Ilkahana caday aya lagu cadeya XasbunaLLAHU wanimal wakiil Walee shaki farabadan aya jiro
@mariacarabiyo3230
2 жыл бұрын
سلام عليكم ورحمة الله وبركاته رمضان المبارك علينا وعليكم بصحه وعافيه يارب اللجميع حبابي 😍🤲
@mariacarabiyo3230
2 жыл бұрын
سبحانه الله 😱 حسبي الله ونعم الوكيل لا اله الا الله وحده لا شريك له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير 😢 لاحول ولاقوة إلا بالله العلي العظيم واتوب اليه
@yasminhusen8375
2 жыл бұрын
walee waa aaqiru zaman arintan waxaan ka maqlay dadka wadamada carabta qaarkood dadka caanka ka ah qaasatan fanaaniinta qaar badan oo waxaa jira lagu eedeeyay isla arintan sidoo kale fanaaniinta mareekanka qaar ka mida ayaa si caadi ah u qirtay in eey qoladaas ka mid yihiin kuwaas weeyba cadeeysteen sawiradan lasoo bandhigay ayeeba jirkooda ku sawireen taatuu beey ku sawireen laakiin soomaali arintaas lagu eedeeyay hadaa iigu horeeyso koleey waa aaqiru zaman wax kasto waa macquul ilaahay hala talo saarto
@sadiyaali9508
2 жыл бұрын
Alaahu Akbar Acuudu bilaahi minashaydaani Rajiim Ilaahoow na badbaadi SubxaanaAlaah
@abdullahiahmed581
2 жыл бұрын
Waa wareey adkaatay adkaatay Astaaqfurulaah Astaaqfurulaah Waa wareey walaalow soonkeena aan u naxno afaarahaas bacdal ciid hadaan ka dhigano kawaran walee......
@yaxyefarxaan6803
2 жыл бұрын
Alle caqliga haku daayo si yaro Aqliyasanbad uga jwbtEee ama ad u falan qaysee🔥❤️
@deeqotahliil940
2 жыл бұрын
MR Sheydaan experts noo wad shekda😂😂😂😂waalidii cirkeey isku shareertey somalida Bal sheydanka (QABYALADA NAH) noo soo sawiraa. Somali badan oo sheydankaas cabdudaa nagu badan eh!!!!
Walahy aniba wiilashi say u hadleen kama helin far baa ku godan lkn samiixa si adag bay u hadashay marka samiixa inay iska ledahay faraha ba laga yaba aqoon daro u gaysay
Mawaxaad rabtay in lagu tuso a Iyagoo sheydaankii u sujuudaa?
@mariacarabiyo3230
2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@M.bubu9
2 жыл бұрын
Keep going c,fitax boodhari
@zaynabm1475
2 жыл бұрын
اللهم صلى وسلم عل سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما
@naimamohamed8688
2 жыл бұрын
Aniga waxey ilatahay in ay bashal Le kawaden Waxan aysan ka ahen shaydaanimo aqon la an aya u geysay anigaba hada Le bartay Waxan ewal ma aqanin lkn Waxa la rabay Wilka so shegay arintan hadi o ba yaqan in o marki hore uga digo o dhaho somaliyey Waxan iska dhafa o wa calamad sheydan kadib qofki sameya asiga u bareray tas. Marka walalayal is ilaliya
@umunishaad5959
2 жыл бұрын
Wan run wan kugu racsnhy waxani cadeyn manoqon karto
Ayga ha iska noqdaan waa caadi lkn waa lagu shaqeysan danaha laga rabo dadks somali waa looso dhibi wixi la rabo lagu fushan taas hadaa diyaar u thy dee aan aragno meeshey ka dhacdo
Boodharow wiilka dheeg wuxuu sheegaya horta 99% waa xaqiiq . Aadan Sahan , chanalka Sahanka Xogaha ayaa arimahaa u dhuun daloola ee waraysii ka soo qaad . Iftiiminta xaqiiqooyinka waa shaqadaada . Caruur yar yar oo 30 jir gaadhin maal iyo magac na buuxa taa lafteedu shaki weyn weeye .
@shariifmukhtar
2 жыл бұрын
Sahanka xogaha waxan la hupiin wareysi in loga qado muhim maa ahaa sxp
@shankaroonherbalchannel2499
2 жыл бұрын
Scw Scw scw
@xaawocali5439
2 жыл бұрын
saliga hasoo gabim
@sacdiyokeynaan2958
2 жыл бұрын
ASC SHEYDANKA DAD CAABUDA WAXAN KA MUQLI JIREY DEDKA HEESA EE USA JOOGA MA SOOMALIBA CAABUDA ISMA LEHEN
@serendipityclips6487
2 жыл бұрын
Subxanallah
@aichahodan1616
2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤
@ayaanabdulkadir5363
2 жыл бұрын
Anigu waxan boon dharyoow umalaynayaa dhalin yaradani waa uun wax ay gaalda ka arkeen aqoona umalaha laga yabaa cid shaydaan cabudaan is ka yar ilaahay baan ka magan galee
@ismahaanismahaan5403
2 жыл бұрын
Islaam mah muusan oran jinka aya lashaqeeyaan ambuu dhahy wiilkaas Hadaa usiifirsato dadkaan maxeey isla kala wariijinaayaan Islaam mah muusan oran
@user-xn3lq3yl6h
2 жыл бұрын
كلام صحيح..anaa markhti kuu furay in ay buuxan dadka dinta haysta
@dahirmahamed2564
2 жыл бұрын
Waa run tiisa cadaanka sheeydaanka caabuda fiiri waad arkeysaa
@omararoon4602
2 жыл бұрын
Keep going brother
@saynabmahamed8229
2 жыл бұрын
Codka hadalka qofka maxuu uxirayaa war alle kabaqa iska daaya muslimka illaahay mida kale qof rabigii ku caasiyey oo balaayo raacay baa risiq dheeriya helaya markaa mawaxaa kawadaan xoolaha alle mabixiyee cidkalaa bixisa waayaab jano & xoolaba allaa bixiya waar haka doonina cid kale oo alle uumay yaan belo idiin gacan haadin iskana daaya malaha & canbaareynta umada
@dahircade6216
2 жыл бұрын
Illuminate freemason masoonida dhamaan waa sheydamada oo la caabudo hada sxb xarumumo badan ayey leyihiin waxaan aqanaa inta fanaaniin ee ku jirta oo ey kula kacda iyo inta madaxdaa dhamaan aqbartaas anaa haya sxb
Пікірлер: 449