بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Waxaasi waa film hindi arintay hore ayaa loo dhaneeyey Xildhimada 17 ka, Waa sheekada ay doonayaan inay Somaliland na ay ku yidhaahdaan sidaa aanu ukala baxnay Puntland inaanu Somaliland na ukala baxno Waa film hindi…… Waa Khayran katiiran
@amrano1302
9 ай бұрын
SSC wa state gooni ah hadey kaso qeyb galaan doorashada putland wax lo aqoonsanaayo ma jirto deni wa harjadayaa SSC bu rabaan inu gacanta u gesho SNM o ey adunka weynaha tusaan SSC iney qaldantahay o jid la siiyo SNM deni dantiisa wata bari hado so baxana cidna ma yaqaan SSC waxey so tabceen wa hal bacaad lagu lisay
@daahirdalxiis4918
9 ай бұрын
reer khaatumo waxa ahayd in labadii sano ee ku meelgaarka ahaa in ay jaanis siiyaan oo kala gurtaan lkn may ahayn in sidii ay snm u saareen in ay u saaraan walalahood puntland oo xaalad xuni ka taagantahay
@munamahmed1572
9 ай бұрын
Maxey diidi karaan ma dhulka odayaashii lahaa bey kula qabsan karaan suuqa ha ka qortaan ninkey doonaan
@jamaalmohamud9679
9 ай бұрын
Kani waa goaan ka yimi Xamar ee ma aha mid Puntland. 😂😂😂😂😂
Anigu waxaan ahay siyaasi aqoon wanaagsan u leh sida loo maareeyo siyaasad wanaagga ummad caafimaad qabta oo danteeda maamulan karta ay ku dhaqanto oo sharciyaday samaysatay ka danbayn karta Dhulbahante waxaa u fiicnaa oo uu sharr oo dhan uga badbaadi lahaa inuu harti qayb ka ahaado oo ka waantoobo hasha labada geel jecel labo gabi dhexdooda waraabuhu ku gawricin oo taasi waa mida dhulbahante baday meherada ah in dhulbahante uu doonayo hadba qoolo dabkiisa inuu ku daarto oo tiisiina u la'a yahay dulqaad uu ku dhisto si mug iyo miisaan leh oo wakhtigeedana leh si habsami uu dhulbante isugu raaco iyagoon dhib isu gaysanaynin oo tolkooda wax dhib u leh aan ku kacayn Dhulbahantow harti raac oo tolkaa xubin ka mida ahow oo iimaan la'aanta iska daa oo wixii tolkaa aad qayb uga hesho ku qanacsanow Haddii kale dhulbahantow meel isu raac laakiin shanta sano oo kalaguur ha ka dul boodinina waayo dantiina ayaa idiin lu jirta hadaad dhulbahantow si gaarad hufan leh ku fakaraysaan oo aydan caadifadiina aydan la dheeldheelayn taasoo soo idin ku ah canqow isku dhufte isagaa u dhutiya Dhulbahantow intaad ssc xasilisanaysaan puntland waa idiin dan ee la jooga haddii gaarad iyo garasho wacani dhankiina ka jiray
@abdishirwa9554
9 ай бұрын
War Waa horgal ,Waa geed corruption
@farduusmohmud975
9 ай бұрын
Hhhh 17 ķaa idinla jooga mag dhaw u qaata
@SahraQalinle-j3w
9 ай бұрын
Dani illahay ka cabso mammulka khaatummo iyo maammulka puntland jahawareerka ka daa dhagga adaygga na dadka ka dhaaf calafkaaga ayaad qaadi afartan iyo sagaal xildhibaan waa idinku filan yihiin iimaansada wabillaahi towfiiq
@samybourhan6476
9 ай бұрын
Guuuul SSC ❤❤ Khatoum 🎉🎉🎉Goni
@abdikanikhalif6381
9 ай бұрын
War ha na dambaajin
@aminaawil784
9 ай бұрын
Golahayaga dhaqanka way saxaanyihiin aragtidoodun aysaxaanyihiin cidiin kama dabohadli karaan wuxuu maxakaba u yahay Puttland umaha ssc waa deedneny
@Salamin77
9 ай бұрын
Halkaas waxaa ka cad in puntland ku dhisan tahay qasab,keligii talis,Jujuub,iyo kibir ah SSC ma tashan karto ama dadka annagaa iska leh.
@Itzmojii
9 ай бұрын
Reer puntland ma iyaga sool joogay hadii ay joogilaheyn haa dastuurka ma isaga qornayeen ileen isaaq heystaye
@AhmedHassan-ed5ue
9 ай бұрын
Putland waxay u muuqataa in aaney sii jireyn oo waxa kasocdaa dhowr jeer oo hore dhacay meelkeliyana uu kasocdo dadkiina aaney u dulqaadan doonin oo hada laga raja dhigay iyagoo awalba ku dulmanaa
@AhmedGeele-bd8hx
9 ай бұрын
Kkkkkk ,khiyaali beeta hooyadaa u gee
@khadijac9841
9 ай бұрын
Maaha been sowka wasiirka cadaalada ee pundland hadlay
@AhmedGeele-bd8hx
9 ай бұрын
@@khadijac9841 xataaa HADUU SOO BAXAY PUNTLAND KU HESHIIYA WAAN OGNAHY MAXKAMAD PUNTLAND OO AY AQOONSANYIIN MA JIRTO ,KUBADA AMA CESHADA AMA SOO LAADA MIDNIMADA KHAATUMO DARAAWIISHTA JAMAAHIIRTA PUNTLAND UMA TAALO IS KULULEEYA? INTA ANOO KHAATUMO AH JS POWER VIP AH IDIN KULULAYN
@AbdulDelta1
9 ай бұрын
Maxkamad kulahaa 😂😂😂😂
@muunamahamed6140
9 ай бұрын
Yaa hor tagan masiirka ssc?
@Amina-o4y
9 ай бұрын
Thank you for your support and dedication we’re appreciate it for your thoughts so much,thank goodness for your understanding the circumstances that are surrounding us We pay every higher price for what we have and we don’t want to make a same mistake again thank you 🙏 ❤❤❤❤❤❤❤❤
@FoosiyaAhmed-m8c
9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanosman4236
9 ай бұрын
Goaanka maxkamada waa mid sax ah .
@SagalMohaned
9 ай бұрын
Sax ma aha REER. SSC way ku saxsan yihiin masiirkoda Ohadii wallnimo laysu caawiyo ma ihoos imowbaa kkkk Isaaq ayeyka diideen Dani waa madax gidar ladhac wixiisu
@abdulkaderjama1494
9 ай бұрын
17 xildhibaan ee dhulbahante halagu bedelo Beelaha hawiye iyo digir iyo mirifle iyo jareerwayn oo ku cusub puntland saami ku yeesho golaha puntland iyo in ay helaan xildhibaan indhaha ku hayo danahooda waa dad soomaaliyeed oo xaq u leh in ay ka mid noqdaan puntland sidaas bay puntland ku quruxsantahay.
Пікірлер: 42