Smaasha alaah afkaaga caana lagu qabay soo noqo adoo nabad aj❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saladsaidmuse-xc4wj
16 күн бұрын
Sababtoo ah puntulan xaqiiqda dhabta ah ee dawladnimo ayeey ku taagantahay🎉wax ka yarna ma aqbalayso🎉🎉🎉
@saidomohamed3442
17 күн бұрын
I love this guy ❤ he an be presendent
@user-ft9zr8dk4t
17 күн бұрын
XILDHIBAANKA PUNTLAND WAA NIN DEGAN OO WARKIISU CADYAHAY, XAQIIQDANA JIRTANA KA HADLAY. GUULEYSO❤.
@sahromahamud
17 күн бұрын
Subxaanallaah Soomaalia Saan Ma Dambeysey Il Imaaaraatka Ay Hawada Seey Rabto Ka Yeelato Oo Lacag Looga Bedesho 😭😭🙏🇸🇴
@saladsaidmuse-xc4wj
16 күн бұрын
Maamulka xamar iyo dawlad goboleedka putuland hambalyo ha joogtee waa laba maamul oo is ximinaya🎉🎉🎉🎉🎉
@bossiebadass9890
17 күн бұрын
Wariyahaan waxaa ka dareemaysaa qabyaalad iyo aqoon daro dhinaca saxaafadda .subxaanalaah 😊
@IbiEntertainment
17 күн бұрын
Diyaarahadahaas Buntland ay qabatay waa inay Xerada Xalane iyo Ballidoogle ku holcisaa ay la’dhacdaa fadlan 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Walahi Xalane waa in la holciyaa sharka Somaliya waxaa laga abaa’bulaa waa xagaas 👎🏼 Alshabaabna iyagaa maalgaliyaan Kufaarta Xalane Fadhiya walahi shicibow 5ta Somali way heshiin hadii Ajinabiga uraya aan iska dhex’saarno InshaAllah way Iman maalinta aan ka xorowno nacaladda Xalane fadhiyaan Ethiopiana waa in dhul Somali oo idil ciidankaada iyo Shicibkooda laga saaraa ilaa Diridhabe gacan Somali waa in lagu soo celiyaa shicibow hurdada aan ka kacno maanta ayay Yuhuuda iyo ReerGalbeedku tabar daran yihiin oo calankoodii wuu sii dhacayaa Walahi 💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼 Waa inaan dhulkeena SomaliGalbeed iyo NFD soo ceshanaa oo aan ka’foojignaano Madaxda cadowga u adeegaya ee aan haysano badankooduna dhiig Somali walahi malaha oo waa sirdoon nagu dhexjira oo Ethiopian ah qabaa’ilada lasoo siiyay InshaAllah way soo dhowdahay inay kashifmaan walahi diyaar aan noqono dhalinta meel walba aan joogno gudaha iyo dibaddaba diyaar u noqda difaaca dalkeena dhul iyo badba InshaAllah Guusha way soo dhowdahay abshir dhaha shicibow bi’idnillah 🤲🏼🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼
@user-ft9zr8dk4t
17 күн бұрын
RUNTAA WAAYE😂. WAABA NIN WEERAR LA YIMID OO XILDHIBAANKU IN UU HADLO DIIDAN. SOW MAAHAYN IN UU UDAAYO IN UU SUAALAHA U KA JAWAABAYO XILDHIBAANKU DHEGEYSTO ? HIHI TIISAA U CADAY. SOW MAAHIN TIISII BAA BADATAY😂.
CAALAMKA HALA TUSO IN XASAN SHEEKH USAN MASUUL AHAYN. CUNAQABATAY HALASOO CESHO. HADII KALE DALKA ALSHABAAB BAA QABSAN DOONA. XASAN NA WAA KA RAALI ARINTAAS
@IbiEntertainment
17 күн бұрын
Diyaarahadahaas Buntland ay qabatay waa inay Xerada Xalane iyo Ballidoogle ku holcisaa ay la’dhacdaa fadlan 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Walahi Xalane waa in la holciyaa sharka Somaliya waxaa laga abaa’bulaa waa xagaas 👎🏼 Alshabaabna iyagaa maalgaliyaan Kufaarta Xalane Fadhiya walahi shicibow 5ta Somali way heshiin hadii Ajinabiga uraya aan iska dhex’saarno InshaAllah way Iman maalinta aan ka xorowno nacaladda Xalane fadhiyaan Ethiopiana waa in dhul Somali oo idil ciidankaada iyo Shicibkooda laga saaraa ilaa Diridhabe gacan Somali waa in lagu soo celiyaa shicibow hurdada aan ka kacno maanta ayay Yuhuuda iyo ReerGalbeedku tabar daran yihiin oo calankoodii wuu sii dhacayaa Walahi 💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼 Waa inaan dhulkeena SomaliGalbeed iyo NFD soo ceshanaa oo aan ka’foojignaano Madaxda cadowga u adeegaya ee aan haysano badankooduna dhiig Somali walahi malaha oo waa sirdoon nagu dhexjira oo Ethiopian ah qabaa’ilada lasoo siiyay InshaAllah way soo dhowdahay inay kashifmaan walahi diyaar aan noqono dhalinta meel walba aan joogno gudaha iyo dibaddaba diyaar u noqda difaaca dalkeena dhul iyo badba InshaAllah Guusha way soo dhowdahay abshir dhaha shicibow bi’idnillah 🤲🏼🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
17 күн бұрын
Meceya sey runta u sheegan adunkana la wadaga
@laylaamiin9867
17 күн бұрын
Mandhoow Saxafi ma tihid e microfonka iska dhiib o ragga Saxafadda so bartay ku wareeji inshallah 😂😂😂😂😂😂😂
@faisalsheikh5682
16 күн бұрын
UAE kadanbaysa si somalia cu aqabatayntii looguceliyo Filimaayo alshabaab iyo xuutiyiinta xariir kadhexeeye wax iskahubsada soomaaliyeey
@munajamac1419
17 күн бұрын
Aniga ma aaminsani waa wax ayaka leyihiin as marka waxlogudbinayo waxey dhahaan waxaan helnay wax soqaldamay
@IbiEntertainment
17 күн бұрын
Diyaarahadahaas Buntland ay qabatay waa inay Xerada Xalane iyo Ballidoogle ku holcisaa ay la’dhacdaa fadlan 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Walahi Xalane waa in la holciyaa sharka Somaliya waxaa laga abaa’bulaa waa xagaas 👎🏼 Alshabaabna iyagaa maalgaliyaan Kufaarta Xalane Fadhiya walahi shicibow 5ta Somali way heshiin hadii Ajinabiga uraya aan iska dhex’saarno InshaAllah way Iman maalinta aan ka xorowno nacaladda Xalane fadhiyaan Ethiopiana waa in dhul Somali oo idil ciidankaada iyo Shicibkooda laga saaraa ilaa Diridhabe gacan Somali waa in lagu soo celiyaa shicibow hurdada aan ka kacno maanta ayay Yuhuuda iyo ReerGalbeedku tabar daran yihiin oo calankoodii wuu sii dhacayaa Walahi 💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼 Waa inaan dhulkeena SomaliGalbeed iyo NFD soo ceshanaa oo aan ka’foojignaano Madaxda cadowga u adeegaya ee aan haysano badankooduna dhiig Somali walahi malaha oo waa sirdoon nagu dhexjira oo Ethiopian ah qabaa’ilada lasoo siiyay InshaAllah way soo dhowdahay inay kashifmaan walahi diyaar aan noqono dhalinta meel walba aan joogno gudaha iyo dibaddaba diyaar u noqda difaaca dalkeena dhul iyo badba InshaAllah Guusha way soo dhowdahay abshir dhaha shicibow bi’idnillah 🤲🏼🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼
@aishaluulcadysay5470
17 күн бұрын
Kuwa ku eedaynaya waa calooshooda la cayaarayaal afartasano way dhamaan quntlana wayjirin xasan iyo xafsan waytegi waa sax farmaajo iyoi qodax bare wariya anagaaba kuu sheegayna ee nooma dhaamln far maajo iyo khayre iyo qodax bare puntlan wau jiraysaa hona waa u jirtay wayna jiridoontaa war uma baahnln xukumad muqdisho xildhi naab iskadaa doodooda
YEEEY ?😂 WAR KANI WERIYAHA ISKU SHEEGAYI HADALKABA UMA OGOLA XILDHIBAANKA😂. WAABA NIN WEERAR U SOCDA. NINKAANI JAWAABAHA XILDHIBAANKU SIINAYO HADUU KU KALSOONAYN, MUXUU WERIYE KA YAHAY ?
@user-ft9zr8dk4t
17 күн бұрын
WERIYAHAAN WAABA NIN WEERAR LA YIMID OO XILDHIBAANKU IN UU HADLO DIIDAN😱😡. SOW MAAHAYN IN UU UDAAYO IN UU SUAALAHA U KA JAWAABAYO XILDHIBAANKU DHEGEYSTO ? HIHI TIISAA U CADAY. SOW MAAHIN TIISII BAA BADATAY😂
@abmuu6230
17 күн бұрын
War laba casho ka hor la sheegay ,ayaad leedahay ,,,deg,deg,,kkkkkkk
@haliimogoodir5411
17 күн бұрын
Waryaa ninka sii waqtigiisa maxaa adiga kaa galay farmaajo haku gaban ee is muuji inaad tahay wariye qabyaaladeysan oo xoolo xasan u hadlaayo tuug baad tahay la qaraabta oo u shaqeeya duli
@cashojimacle8713
17 күн бұрын
reer puland runta isuma sheegaan dowlad waxaa lagu yahay dadku iney wada tashtaan reer raba iney tooda bas ka hadlaan aqli sgaqeeya maaha umadu maaha hosts aqli la imaada
Пікірлер: 47