Abukaato ma’ahan waa nin Canada degenaa oo dawlada ceyr qaato naagtisa ne waa Shikhaal
@sahroabukar1795
20 күн бұрын
Amiin Amiin Amiiin
@IbrahimSalat-ps4ko
20 күн бұрын
Amen
@AlinoorMohamed-rl2jm
20 күн бұрын
Scw scw scw
@inaxaajicumar4010
20 күн бұрын
Subxanallah😢
@user-nd4uo1qm8m
20 күн бұрын
Maya yaan la habaarin said cali waa ku daaÿaÿ sxb xitaa wax kale dàayo maxkamada sare wey soodiiday markii ay u geeyeeñ warqadii ay ula tageenwaxaana lagu yiri ninkaani waa dil toogasho àĥ
@nihaalbiintuilyaas2442
20 күн бұрын
Waa xaq in la dilo diintena mcn baa tiri qofkii qof dila waa dil
@user-uo5sm1hj1n
20 күн бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin
@fartungabeeyre4895
20 күн бұрын
Aamiin yaa rabi
@abdifatahbashirmohamedmoha6189
20 күн бұрын
Aamiin❤❤❤
@iqbal98
20 күн бұрын
Waa duq waalan alle haka baqo waa duq soori qaaday
@Najma-sq6nw
20 күн бұрын
Scw❤scw❤scw❤scw❤
@hawohosh9198
20 күн бұрын
Kilyaha wey dhinten dabka awgiis meel gaara iney ku dhintana maahan laakin waa iney dabka u dhimatay
@aasuf119
20 күн бұрын
Shaqadaan iska jooji wax aan denbi aheen Kama helaysid starci yaqaan Waa nahay hello lacagtaasna waa xaraan balwadayda aah ma been baa ku difaaceey iyo inkiraad wixii jira waad qaadatay lacag badan xaq allaah haku fahansiiyo
@hawohosh9198
20 күн бұрын
Rajadiisa waxay ku kaamilayaa hanjabaad iyo cabsi gelin odayga dhibanaha u ah dambiilaha
@alijama9157
20 күн бұрын
Dilaguna waxaa ku wajib ah In la gubo si xanuunka dabka u maro qof walba sidii uu wax udilay baa loo dilaa insha’allah
@user-cc4kp2xx2z
20 күн бұрын
Been badaana subxanallh 😢😭😭
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
20 күн бұрын
Amiin ya rabbi
@Moha57959
20 күн бұрын
Alle Denbi dhaaf weydiiso cimri ayaadjoog aakhiradaada ushaqayso abuukaate xalene
@maxamedjaamac150
19 күн бұрын
sxb ku tuf oo habaar sxb
@HausOfCleopatra
20 күн бұрын
Aaaaaaaaaaamiiiiiiiin
@farhiyajamaa7717
20 күн бұрын
Amin Amin Amin
@aasuf119
20 күн бұрын
Indha adkaa ninkaan😳subxanallah subxanallah subxanallah guri caruur joogto oo jiifa ma gubi laheed gurigaas qareen isku sheegaa
@HassenMuhumed-ze3pz
20 күн бұрын
Kkk qaren uma qalmo e hunguri aya wada
@hagiohaji7937
20 күн бұрын
Asaga muhimaddiisa waa lacag inuu helo.
@khaalidabuukar1231
20 күн бұрын
Asc.a bukatenimada.shaqo.fican.maha
@mohamedblack5549
20 күн бұрын
Zaki waa cayishe
@UmucabdirxmamUmucabdirxm-fz6yj
20 күн бұрын
Rajadu way fiicantahay
@khaalidabuukar1231
20 күн бұрын
Kolay,aniga.injner.ayan.ahay.majecli
@msatl94
20 күн бұрын
Professional aa ? War walaahi Abukaato ma’ahan waa nin jaahil eh Somalida wey iska aaminayaan qofki qurbaha ka imadaan qaasatan Canada iyo United States
@aasuf119
20 күн бұрын
Dhigi kar haduu ku dhacay xataa gubitaanka la gubay uu ku imaan karaa naxtinta uu ka naxay taasina difaac kuuma noqon karo Dr nimada wax ka baro
@HasanAli-zj5cg
20 күн бұрын
MAWAXAA LA FIRINAA GURIGA AYAAN GUBAY TAAS AYAABA QALAD AH MARKA WAXAAD NALEEDAHAY LA FIIRIN MAYAA LUUL GUBNIINKEEDA WAXA LA FIIRIBAYAA WARKA SIID CAKI O YIRI GURI AYAAN GUBAY
@aasuf119
20 күн бұрын
Allaah ma la dagaalamey qof walba wuxuu maraayo Waa wax qoran ee ha is daalinin wax kasto allaah gacantisa ku jiraan
@shamsocali3492
20 күн бұрын
Wàa runtiis shacabka sharci yaqaan maaha hadalka wiilkana wàa la iska indha tiraa qof dhartay qofki amini waya ka xun
@CabdallaMaxamuud-sz2ew
20 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@hagiohaji7937
20 күн бұрын
Asagii baa qirtee sideed wax u waddaa? Qaska asagaa keenay abukaatahaan Allah kama baqaayo.
Ninka gabashiisa guba hadduu lacag siiyo isaguu difaacayaa oo inay gabadhu is gubtay buu maxkamadda uga doodi lahaa
@khaalidabuukar1231
20 күн бұрын
Shaqadeyda.way.iificantahay
@ashasheekh3951
20 күн бұрын
Quranka yaan laga been sheegin Qiiq isku qaris ayaa la wadaa.
@user-gh7rk5fq6t
20 күн бұрын
Cadeenta waxaa weeye shidaalkii aad kusoo qaadatay caaga oo nimankii baabuurleeda ee ku arkeen 2. In asiga uu soogatay dabki lagu shiday shidaalka jantasiirgarka inuu yiri maseer baa iqaaday iyo inuu cararay oo uu tagau gobol intaas oo dhan waa cadeen tusaale hadii aad miinoguri kuxirto oo miinadaas qaraxdo oo lagu qabto aaf tiraahdo aniga miinada meesha ku xiray laakin maqarxin miyey xamkamada kudeenesa waa maya waa lagu dilaa . Sayid cali dil qorsheesan bu fuliye oo uu shidaal gatay ama taraq uu daaray kadibna gaariga uu ku baxsan lahaa banaanka sii dhigtay waana si bareer wuuna baxsaday isbitaalna mageen
@saidamohamed1424
20 күн бұрын
War ninyahaw ilahey ka bag oo aakhiradada u bag gabadhan ninkan bansiinkii iyo dabkii uu isticmaaley ayey gabadhii u dhimatey walee aakhiro warbaa jira
@hagiohaji7937
20 күн бұрын
Aar qareennimo ma taqaanid ee ninyahoow iska aamuus.
@user-jm9bd5dm8f
20 күн бұрын
War kani hadalkiisa meel buu ii xanuuniya igatag cadaqate waliga markaad qof difacayso wa layska eega sidaa loyarada adunyada kale subxaballh nin so ibsaday shidaal oo idhi gacantayda ku shiday cadaayta uu donoya abukatahan is nasaqaaya ma garanayo yahuu war ninkani wuu ku dayay tiirka tagay iska iloow did ama doon 😢
@user-umuAli
20 күн бұрын
Dadkii 300.000 gaaray lacag ah miyaa adiga laaluush ku siinin cabtow ayaa tahay gabartada hadii lagubi lahay saas uma difaacdeen laakiin xaqa alle hasoo saaro
@NeimaAbdi-re4hh
20 күн бұрын
Xalane beenti oo qof a
@mudhuyare1089
20 күн бұрын
wllhi kan abukate ma ahane waa oday xaraan😂
@HasanAli-zj5cg
20 күн бұрын
SIDEEY GEBIGEED KU BAABINEEYSAA MXKD.SARE MA GUBNIINKII LUUL LA GUBAY MIYEEY LEEDAHAY MALA GUBIN MISE MADHIMIN AYEEY LEEDAHAY?
@hawohosh9198
20 күн бұрын
Wuxuu raja ka qabaa in hanjabaada reerka lugu waddo uu u kaalmeysto
@sadiyoabdi1461
20 күн бұрын
Wy not sababtoo ah asagaa shidaalka soo gatay dabka & Shidaalkaa is qabadsiiyey
@MohammadIzharMohammadIzh-zp8qf
20 күн бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم الوكيل في يا شيخ الدنيا واسعه تقدر تحصل اي مكان رزق بالله عليك لو بنتك صار مع هذا الشيء انت تكلمت نفس هذا الكلام احسب هذا البنت اللي ماتت اللي حرقها سيد علي زي بنتك يا شيخ اليوم دنيا وبكره اخره لا تشفي الفلوس انت نفسك لحالك رائع في القبر ما في احد يروح معاك والله عيب يا محامي حسبي الله ونعم الوكيل فيك
@fathiyayusuf1332
20 күн бұрын
Kaalay siidcali asagaa soo gatay basiinka uu gabadha ku gubay maxaa loo aaminayaa waxoow sheegay Nabi qadar miyaa? War ani dhiig kar ayan ka qadayaa waxaan aan Ilahay ka baqayn.
@hawoali120
20 күн бұрын
Adiga alamo daga oo mida adku habaray xalane mikadaran oo kaxanuun badan allaha kugu rido adiga xaqkuma lihid cali xalane ee sotada alaha kasiiyo waxad larabto qofkato oo mulin ah
@salahthefruad9174
20 күн бұрын
Kani waa Mooryaan Isagaaba Mooryasn ah. Kuye waa qareenkkkkkk Qareenimada waa xaraan marka ay noqoto arimaha noocan ah. Saa been ayuu sheegaa qareenku
@user-oh2kl2xr7b
20 күн бұрын
Ninkan shahada aqoonta yasosiyay jamacade kasobxay bal hala baro
@maanomohamedali6135
20 күн бұрын
Been badaana
@user-oh2kl2xr7b
20 күн бұрын
Dadka kariminalka iyo kuwaxa dila ayu difaca
@user-be9jf5cu6s
20 күн бұрын
Warya xalanemadaxadhintay
@adanibrahim1121
20 күн бұрын
Waa beenlow weynadey
@user-pj4hs5ew5y
20 күн бұрын
Amiin curse him please we will say aamiin for u
@ayanmuhumed3488
20 күн бұрын
Xaraan lagu koriye odaygan imaaan ka beeel
@khaalidabuukar1231
20 күн бұрын
Qarenkana.shaqadisa.waylafica tahay
@nasreenwhatdowedohavali1425
20 күн бұрын
Cali xalane wajigiis xitaa muusan aqrin buugagta sharciga.laga barto sida uu uhadlayo marku dilaga difacayo waa qof iska hadlaya oo been iyo qar iska tuur max kamada la soo istagtey asaga oo kale waa in.shaqo jooji lagu sameyo
abukaate xalane marki maxkamada lajogo sidan uma hadli karo wa dooro biyo ku dhacday keen maxow difaca wxaba ma yaqano racfan ayow qaatay wax natijo kama keenin wax ow so kordhiyay majirto wariyahaan asiga balansaday sii ow qatar iskaga dhigo xita ma dhihi karo hadladan ka daa wiilka wax xaad gudub ha weydinin .. hadi atahay abukate waxad awood u ledahay wax kasto ka dhacayo maxkamada in ad ka hadasho abukate xalane awood ka tan ween aya heyso asigo faraxsan ayo so gala maxkamada asigo muragsanna wow ka baxa xalane wa qatar lakin wax osan fahim karin aya ku dhagan
@Mudaneey
20 күн бұрын
Waa uusan fahmi karin waa Xaqa wuu ogyahay kiiskan in uusan ku guuleysaneynin laakin Lacagi waa qaadasho
Пікірлер: 96