Cafwan guys maanta jimco ma aha ma qaldame waa alle
@Somali-streaming-game
10 күн бұрын
ص Waanba yaabay😂
@ZahraHassan-xm2dh
10 күн бұрын
Kenya qabiil lagama aqaani jiren hada se waalidii baa noo timid bismillah dad wada dhashey oo laisku diraayo inteey kala jiraan waa isku abtir iilaahow soomaali midee rabiyow anigu waan necbahay in qabiill laisku dilo islaamnimadii ayaan ka tagney 😢😢😢😢waa aqli yare hadaan lakala roonaanin😢😢😢hala hiro waligood haku jiraan habsiga
@Tasniim1
10 күн бұрын
Media waxaa soo galay soomalida intii ugu caqliga xumeyd . Wada qaaqlayaal micno badan lahayn. Nimankaas iyaga oo aan qabiilkooda loo caayin sharciga halageeyo.
@MedLilka
7 күн бұрын
Kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk hoyada kadida weyned was ina dhilo anaku waxan wadana ogeden horay usoco namamul❤❤❤❤
@ZakihonestOfficial
10 күн бұрын
INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut
@@IbiEntertainment calanka sra ilna maxa kugu raray,hadad tiri Somali ba leh Kenya ha siinina,maad calanka somaliya kaliya saartid,oo kanya ka deysid ileen mey lahane adoontu Baad yiriye,weliba Kii yuhuudana waad ku darsatay,
@BoqoradaRerkeenadiid
10 күн бұрын
Nimankaan intay dadka dilaan hadana niman kale oo la qabiilka ah oi u nacamleeynaayo oo hadana wiilki la dilay looga sii kajamay mediyaha sorry kuwaasi tolnimo wax kma yaqanan waxana afkisa ka qirtay ilkacase qays oo ku faraxsanaa dilka wiilka nairobi lgu dilay isagaana kow ka ahe odayaasha ogaden runta ha u sheegeen way u sheegi karaane wiilasha is leynaayona ha heshiisiiyeen oo dhibkaan hala soo afjaro insha allah
@user-nj1dy1kl8t
10 күн бұрын
Ilkacase qabiil Waa cudurka qabiilka canser bu Ku noqday waakii Gabar xaaskisa qabiil ka xigsaday , dad aan istahil in laga hadlo baa jira , ilkacase ,Dahir caladow , Shama boy ,kabtan Ayub iyo kuwa kale oonan xasusan mgacoda .
Horay hadii loo dacwayn lahaa tan ma dhacdeen dadku waxay moodi jireen in leeyihiin keenya Enefdhii bhaysata iyagaaba gumaysi ku jira
@FuadAbdi-qu7vf
10 күн бұрын
Cawan .North eastern belong to who? On the other hand Whether yu are in yu country or outside yu will face the law....first make yu country(somalia)peace then back up yu thing or else we will colonies yu😂kenya is our cuntry....we wer born here😊
Waxas waa doqonimo weyn hal nin oo kagu gobanayo raganimo ma ahn ader wa lais yaqanaa ee xishooda idinkaa isku hilbo weynee dowonimadii laidinku sheegayay baa soo baxdy lkn libin lagaga danbeyo libin ma ahan
@Hamdamahamed-f8x
10 күн бұрын
😂😂😂😂
@Tasniim1
10 күн бұрын
Ogaadeen oo dhan wax mageysan ee dadka magacooda udhiga. Adiga ilbaxnimada kufaanaya waxaad tiri hadda kahor aniga oo ah wiil inta kasoo duulay Galkacyo ayaan guryo reero xoog kaga qaaday inta qori afka kagaliyey. Reer magaalnimo kaadheer mooryaan aan kuwaa waxba dhaamin baad tahay garyaqaan ninka labaxayoow. Naxariis kaama aha isku dir bay kaa tahay iyo inaad kadhex kaluumeysato OG iyo MJ.
Labo wiil kaliya ayaa dilay ee majeerteen been badanaa
@adnaali8112
9 күн бұрын
Nacaskan funaanada blue ah yaa social media ka fariisaya xoolaha yaa Nagy baray sida loo isticmalo ogadan bay ku qarabanayan kaa hiliinta wadanka ka qabta
Ninkii ugu horey wa runtiiis majertenku isma saarana hadii ad dileysan mxamud saleban I don't care lkn majerteenka kale iska daaaya by from ufeyn somalia 🇸🇴
Caay looma dili karo qabiil aan awoowayaashisa la caayini mba jiree,wiilashena ogadenow dulqaad yeesha oo idinkaba waad caaydine qabiilada io odayaasha dhintaye hadii la idin caayo dhib malahn caaydu la mid noqda qabiilada kale,tolkinana haka dhex bixina,waad wada dhalaten mana kala maarantaane caqli yeesha,waxad ku dhaqanteen wax wanaagsan maahee
Пікірлер: 107