Dowlada oo Balan ku qaaday qof kasta banaan baxa ineey xireyso like saar & subscribe welcome thanks
@ApdinuurDucaale
29 күн бұрын
somaaliye waxeey biloowd sisit
@isseunv
29 күн бұрын
Dawladu Mansha Allah Shaqo Fcn ayay QabTay
@fadumoahmed3647
29 күн бұрын
Dawladu maantayba shaqo fiican qabatay reerkaasi waa qaldameen ee ha kayska qabto
@lfc2685
29 күн бұрын
Masha allah this is good news by the somali government, take these bad People 2 jail
@hassanKenedid
29 күн бұрын
Mashallah guulaystay somalie
@TheMuslimgirlofYemen-lw9ol
29 күн бұрын
•πانَا اختكمَ مَن اليمَن وّالَلَه ماتكلمتَ الَا من جوّع وًّمَنَ ضَيَقَ الَحَالَ انَا وًّامَيَ وًّاخَوًّتَيَ تَشَرَدَنَا مَنَ بَيَوًّتَنَا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ 💔💔وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 4 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' أين الرحمة اين الإنسانية اين الإخاء اين انتم يا امة الإسلام ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮﺃﻧﻨﺎ ﻣﻦ ﺃﻣﺲ ﻟﺤﺪ ﺍﻵﻥ ﺑﺪﻭﻥ ﺃﻛﻞ ﻳﺎﺃﺧﻮﺓ الأسلام يافاعلين الخير انا بنت مسلمة انا واسرتي نازحين بيتنا ايجار الشهر ب20 الف ريال يمني والان علينا 60 الف ريال يمني حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجار وما يروح الئ بعدما نبكي ورجعوتكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﺍﻟﻲ ﻋﻨﺪﻩ ﺍﻟﻘﺪﺭﻩ ﻋﻠﻰ ﻣﺴﺎﻋﺪﺗﻨﺎ لايتاخر علينا لحظه هاذا رقمي 00967716649494 واتساب 📞 الذي يقدر يساعدنا يراسلني على الواتساب ارسل له ألاسم الكامل في بطاقة الهويه والعنوان يحولنا بقدر ما يستطيع جزاكم الله خيرا الجزاء والاحسان والعطاء ياارب العالمين انا بنت مسلمة من اليمن🕋🕋 Where is mercy, where is humanity, where is brotherhood, where are you, nation of Islam, good people, we have been without food from yesterday until now, brother Islam, philanthropists. I am a Muslim girl. My family and I are displaced. Our house rent for a month is 20,000 Yemeni riyals. Now we owe 60,000 Yemeni riyals for 3 months, and the owner of the house is one of the people who does not have mercy. By God, my brother, he comes every day and insults us and talks about us, and he wants to throw us out of the house and into the street because we cannot pay him the rent, and he does not go away after we cry and come back and talk to the neighbors, and he gives us a deadline of the end of the week, and if we pay him an oath to God, he will take us out into the street without mercy, and we are displaced from our country because of this war, and we cannot find food for the day and live with my family. My brothers and sisters, our father is dead, may God have mercy on him, and we have no one in this world who stands by us in these harsh circumstances. I am a girl. I cannot work, and by God, we cannot find a living. And now, if one of us helped us, I swear to God, I am dying of hunger. In me, my brother, I am an outsider to God and then to you, and I want your help for the sake of God. I am the daughter of my eyes. Foresight and my hand are short, I do not have a father like you, and my sisters are Sagar. Save us and help us before they throw us out in the street or die of hunger, good people who have the ability to help Don't be late for a moment, this is my number 00967716649494 WhatsApp 📞 Whoever can help us, message me on WhatsApp. Send him the full name on the ID card and address. He transforms us as much as he can. May God reward you with good reward, kindness and giving, O Lord of the worlds. I. am a Muslim girl from Yemen 🇾🇪💔😭;،,؛;،,؛;،,؛;،,؛;،,؛;،,؛;،,؛;،,؛;،,؛;،,؛;،,؛;،,؛;،,;;،؛;،,؛;،,؛;،,؛;،,؛;،,؛;،,؛;،,؛;،,؛;،,؛😢🎉
@faadumomahamedmahamud4813
29 күн бұрын
Saan hadii lagu wado waxaan aaminsanhay inay soomaaliya hagaagi doonto saas baa larabaa👍✅
Cidii dowlada iyo habsamo socodka dslka ka hortimaada waa qaran dimis waana lagu maxksmadeyn doonaa waa cadsw jalkasliya waana lala dsgaalaa sid loola dagaslo nabad diidk iyo xabashids waa qaran dumis.bililiqo doon iyo burcad hubaysan. Oo amniga xumsynaya waa la do dirsx gscan bir sh halagu qabto.
@fkfk4107
29 күн бұрын
Eelaay maalin kasta ma wuxuu views kaa galay sayad Ali family kiisa oo aad lacag ka raadinee orod oo naagtii aad soo dhacday u shaqee iyo ilmaha ay kuu dhashay
@abrainbox
29 күн бұрын
War ninkani maha Abihii waa oday abgala calooshi ushaqaysto ah
@KareemHussein-yr3yp
29 күн бұрын
Ninkan odayga ah isagana ma filter la'an baa lagusoo qabtay
@afgmasafg7764
29 күн бұрын
Haddii aan WIILKU DAMB LAHAYN $300 000 waa maxay?
@user-hq9jk9hj6r
29 күн бұрын
Sunanda rasuilka qofki Leh ama gabdhi xijabn ma Shabab baa Somali maxa ka qaldan waa yaabee sunada rasuilka scw scw scw ha ugefina alle ka baqa dadki waad gacan galisene balayo heydin aragte
@bongasasa3895
29 күн бұрын
Gariiraaye iyo asaga hal qol halagu wada xero and let’s see how that goes down!
@najibmaow4755
29 күн бұрын
Waa in la xer xeraa dadka wadanku ka degi waayey kibir iyo aqlaaq la aanbey booteynayaane 🐈⬛ Bisadbaa ka awood badan been boode. Nikani afkiisuu ka qirtay inuu gubay LuuL ✅
@maxamedcabdullaahi4958
29 күн бұрын
War ninkaa waa abgaal waa madaxweyne xasan shiiq adeerkiis
@saidaabdi558
29 күн бұрын
Kuwii cadaado kasoo hanjabayey ayaa dhiman in lasoo xiro
@user-td2vy9zr3h
29 күн бұрын
Gar munaafaq baad labaxday, balse mooryaan munaafaqa ayaatay, Gar cas oo xaaraana ayaa kuguyaala, indhuka laga fadhiiyo ayuu ku haboon yahay.
@Mudaneey
29 күн бұрын
Hay kan nin diin leh Buuba u eg yahayr Qabiilki maa uga xoog batay Reer mudug shiikhdooda cabsicabsi waaye kkkkkkkkkk
@CaliCabdalla-lx7pn
29 күн бұрын
Firigudh😅
@YusuufJamac
27 күн бұрын
Xamar u nukaa leh ha ku hayeen Hawiye koleey bal xamar inuu hagaago kkkkkk
@Abokaramin
29 күн бұрын
Dilka weeyba inkirayanee diyada maxetahay yaab badanaa war ma ilaheey laga baqo diyo xoog ku qaata dinta islamka wa xaran
@user-tu9uy6el1q
29 күн бұрын
Isago 300 xaguu kuwadaa diyo miyaa oo Sokanleh cadaalad daro ayaa ku dhacday ninka gabadha gubay
@sshirwacaadan7938
29 күн бұрын
HABAR GIDIR SHEYDANKODA IYO FIRCONKODA WAA ISKU AKHLI LACNADI ALLE KU DHACDAY.
@user-kk8mb1tk2w
29 күн бұрын
Wakugu xirnan laha waxad noqon laheyd nin aan marwalpo xog cusup kasugo palse xogtada kuma kalsoni Midakale shuute oo so qaptay sayid calli aabihis pa kugu qoray hordhaca hdana wxad afkaga kashegeysa inu aderkisa yahay Marka xugta nagaso adkeey
@Sarta100
29 күн бұрын
Dalka waxaa ka socds burcsd hubaysan dowlads gacan bir ah halagu qabto..tuugada qalalaasaha ka wada dalka.
@hibo7569
29 күн бұрын
Pourquoi Pourquoi Pourquoi ❓️❓️toujours ils pratiquer tribales tribu je honte ce gens là au nom somalien 👁👁👁☝️☝️☝️🇸🇴🇸🇴🇸🇴mais ils ne sont pas normal ils sont fous
@Sarta100
29 күн бұрын
Ninkaan garka yuu ku sirin waa moryaan tuug sh dhiiga shacabka jiqa magalaada mooryaasnkaan burcada yaa la deynin. Wsa mooryaankasn qaran dumis waa tuug. qsbsada. tuugaan.
@cibaadocumar9770
29 күн бұрын
Odaygan waa alshabaab
@fadumoahmed3647
29 күн бұрын
Calaa kuli xaal ninkaas yaan lala baxsan sabah kale dhaqtarka.looma geyne ha laga digtoonaado
@fardousaali8771
29 күн бұрын
BagA loo xidhay duqan afka ka waashay da.adan mediaha so galay waaba ku waalanlahaye baga loo xidh cidhay cayayaamka
@ragemohamed3843
29 күн бұрын
Imaankaa alle ka qaaday war dadku ileenta wey ka qaawan yihiin boqolkiiba muslin weeye maxaa loo leeyahay boqolkiiba boqol waxay cabudaan qabiilka waxa wadankii 33sano halkaas dhigayna waa sanamkaas alle ka soke la sameystay marka kuwan maxay dhamaan qureyshtii lata iyo cusa cabudi jirtay subxaana llah wax qomka wuu halaagsamay meel baa loo wadaa dunidii waalatay waa aqiru saban wax alle xagiisa u socdaba waa la yahay qabiil bey ku tasbiixsadaan
@cawaalecabdiqaadircawaale6843
29 күн бұрын
War qofkan been badanaa
@mohamedsharif6647
29 күн бұрын
Buskut walaal adiga Dhawr erey aad sheegtey Been Bay Noqotey Ee walaal Hadalada si fiican u Hubso.
@dahaboosman1228
29 күн бұрын
Dadkan waaye dadka wadanka u nacnay ugama tagnay subxanalah gabadha midkinta ilmaha agoonta hadana rajoobay been waaye garka waa weyn waa been shabab calamadoda waaye
Пікірлер: 97