Axmed suufi wuu ficnan jiray Lakin mudoyinkan danbe Waa isku dhiqa dhoobeystay wana kaga digay wax badan
@saidomohamed3442
Жыл бұрын
Guul reer ssc ellahay hanoo dududeeyo halgan reer sool iyo sanaag
@xasanaxmedadan6122
Жыл бұрын
CBB_WAR XALAALA MA TAQAAN HOREY BAAN UNAQAANEY_🤣🤣🤣🤣
@saleebaancali9690
Жыл бұрын
Hadad hub furateen nagu soo rida oo nagaga saara sool iyo goojacade
@abobasement346
Жыл бұрын
idor qadhmun naftisah ha is xoreyoh idor saqajan wuxuu u dhaqman ragoduh sidah dumarkah dhulbahantow kuwah markad dhulkinah kah safeysan yey idin dhaxin idor waa guun aan lalah xididin waa qabilkah ugu dhaqankah xuun somalidah waxaan ku Arkay mataday layan dhulbahantow kuwah kah fogadah waa cansar
@dodorara9532
Жыл бұрын
Aduunku waa yaaban yahay maato maatadoo kale ah ku garaac hub wax xasuuqa 5 bilood oo xitaa diin islaamka iyo kitaabka quraanka iyo sunaha nabi mcsws ha uga cabsan wax kalaba hadaad xeerinayn waxay cadaynaysaa in dawlado somali ka jirin diin islaamna lagu dhaqmin saa aduunku maatada sida ukunta bay u ilaaliyaan kumana xad gudbaan wax kasta haday dhacaan Dulmiga allaah baa iska xaaraan timeeyay oo ku yiri quraankiisa umadadaay ha is dulmina dhexdiina dulmiga iyo xaqdarada iyo dhiiga isllaamka oo la xalaashado baa xalaal ka ah waqooyi waxaa dulmigaas dartiis ka dhalan kara cadho allaah iyo ciqaab iyo cuqubo cadaabna waaba lagu mudan maxaa aduun macno leeyahay allaah qof islaama oo xaqdaro loo dilo baa allaah uga qiimo badan aduunkaan saa laysugu dulmayo ee ma noolaan kartaan ka socoto anagaa nolo rabna iyo raaxo aduun aakhiran la ilawsan yahay
@hindofaarah2096
Жыл бұрын
War laba nin mooyee horgalada dhulbahante hub kooda itagaa lahaa dad ka ha qal dina sland askari iyo masuul qorigiisa iyo tig nikadiisa ma qor taan sidaa darteed raga soo noqday hub kooda qabiil kooda ayaa lehe
@abdullaahiabukar7339
Жыл бұрын
Geele jaajuuska jabuutiyaan hibkasto oow siiyo ama owukeeno .snm. walagala wareegayaa xoog iyo xiiloba ssc ayaa u joogto oo ka qabsanaayo hub.waxeey wataan eey lasoo galaan qeybta dagaalka
@xasanaxmedadan6122
Жыл бұрын
Beenu raad ma leh_🤣🤣🤣🤣🤣
@abdikarimbashir1862
Жыл бұрын
Ogaada dadka Reer somalilanta ah xooga baa lagu haystaa. Intooda aad u badan marka ma ahan in la qabi Lego wax la iskula haro fican Waayo dadka Reer waqoyi wax badan baa tagersan Reer sool U HADLA SODA GARAADADA OO KALE UGU HOREYO GARAB JAMAC
@ismailadam3425
Жыл бұрын
Waar xishooda gudoomiye wax barasho iyo ciidanka iyo hubka maxaa u keenay waar meesha ha ku dhamaanina
@urfavvediter
Жыл бұрын
O idinku dhamaan maysaan miyaa? Xaqdaro kusoo oradaye snm Tuug is aruursatay😂
Ma’idinkaa been dad kucaayaya? Anigu kol hore ayaan idin idhi Iidoorku waxay kasoo baxeen jaamacad beenta lagu barto. Waxaas oo video ah oo aanu aragnaa adiga been bay kuu xisaabsan yihiin miyaa?
Пікірлер: 39