Subxanallah subxanallah Yaa rabi. Soomaaliya ALAH ha ugargaaro Muqdisho cadeey maxaa ku dhacay.
@FartunYusuf-ll8tg
7 ай бұрын
Somaaliyey hurdada kakaca waala idiinsoo kabakashadey insuuqyadiin lagubu cidkalenama ah ee wa itoopiyan iyo inta u shaqeysa kuwa kalena wa losocoda😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Malagayaba iney xolo xaran oo maskin lagasodhacay yalan
@muslimohh1001
7 ай бұрын
Hal famil oo kulaha suqa bakaraha hal dukan dhar iyo hal farmashiyo dawada lagu gado Ayan guriga ugu shaqeyn jiray daruf iheysay darted aad ayey igu shaqeysan jiren marki bisha dhamatay an dhacay isiya lacagti an shaqeystay markasey i dhahday hoyada oo qof weyn ahed hada mahayo ee naga sug iskana bax safican umashaqeyn kartide wan katagay oo mar kale ayan usonoqday anigo lacagteyda kasodontay waxey isisay waxyar oo wey ididay iney xaqeyga i wada siiso anigo oynayo ayan iskaga sotagay kuwas camal aya suqa wax ku ibsada,manta yurub ayan joga alhamdulilah ayaga aya dhibqaba oo xaqeyki isin wayay 😮
@AmiiraQurux-dr3ke
7 ай бұрын
Aniga naag marocan an aqaanaa saas o kale sameyn jirtay dadka badidooda iney ku shaqeysato ayay lacagtoda udiidi jirtay qaarna in yar o ay walipa ku canaadayso ayay siin jirtay iyado islahaa hawl culus o anad cidi ka helayn ayay ku qabanayaan iyo gurigoda o u dhawaa ayay qayb maqsina o alaabta ay gashoto horay usiiyeen o alaabteedi bay ka fakaraysay siaan baxso lo dhihin iyo hawsha dhibka bdn ay u Hayden sidii dameer bay ugu shaqaysan jirtay haday wax yar ka jabiyana way ka maksan jirtay ugu danbeyn meesheedii ganacsiga way ka burburtay guriga ayay kuso uruurtay waayo waa khaainad ee almuhiim hada tuugsi bay ku noshahah iyo gacan bani Adam oy wax ka sugayso😢😢😢
@zamzamaanka8
7 ай бұрын
Waa inay joojiyaan labada canshuur aybixinayso ganacsatadu ama ha udiidan dawlada canshuurta aykaqadanayso hadii aysan alshabaab waxkaqaban ladihin ilayn isku halayn dawlada bay alshabaab ugubayaan
@xamdajaamacmaxamed2839
7 ай бұрын
Hada miyaa😢😢😢
@raqiyaabdikadir5472
7 ай бұрын
Sakay dhan guba nesay ilaa iyo hada😢
@MahadCabdule-hs3pw
7 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@zamzamaanka8
7 ай бұрын
Waa inay joojiyaan labada canshuur aybixinayso ganacsatadu ama ha udiidan dawlada canshuurta aykaqadanayso hadii aysan alshabaab waxkaqaban ladihin ilayn isku halayn dawlada bay alshabaab ugubayaan
Пікірлер: 17