Best idaacada buulo xuubeey my brother hassan👍👍👍👍👍👍
@ashasalah2835
Сағат бұрын
SAHYUNIYADDA IYAGOO ELEKOTARRO KU URUURINAYA MEYDADKA IYO DHAAWACA, AYEY MISNA LEEYIHIIN DHIMASHA ISKA DAAWE DHAAWAC NAMA SOO GAARIN, DOWLADDODA AYA XATTA GODADKA KU SHAQEEYAN, HADDA WAXA LA SHEEGAYA, SHACABKA CAASIMADDA, GODADKI AY KU CARARAYEEN AYA QAADI LA'.
@XasanAlqaa17
Сағат бұрын
Ilahayow yahuuda dabar gooy falastiin waxa la dhashy anaga
@ashasalah2835
Сағат бұрын
XISBULLAH, WUXU ULA DAGAAL GALEY, AYU DOONAYA IN UU IRAN SOO GASHO, SI AY GAALO DHAN ISUGU TAGAAN, LAKIIN IRAAN CARUURTEDA KU FILAN, IYAGUBA MAREYKAN AYA ADEEGSADA.
@najka4848
2 сағат бұрын
🇵🇸
@gaagaale71
48 минут бұрын
Yuhuud waxaa maqlayjiray jabkeed way qarsataa lkn qasaaraha yuhuud waa soo baxaa shaydaan natayaaho godkiisa biyo Ku soo galay
@husseinaden7560
2 сағат бұрын
Israel awilba run lagama sugayn
@abukarali7403
2 сағат бұрын
👍👍
@OsmanIbraahim
2 сағат бұрын
Faadi 1 iyo faadi 2 iyo faadi 3 dheh ma ahan qaadi aan kuusaxo sxb raadiyow buulo xuubey
@naam9190
Сағат бұрын
Yahuuda oo shalay baskii san oga ugubanayy yiri dhawacya fudud baa dadka so garay miyaad ka sugaysa midan la arkin inay shegaan waxa gaaray😂
@DarbiAlbaab
Сағат бұрын
❤❤
@husseinaden7560
2 сағат бұрын
Ala ha jebiyo israel iyo gaalada iyo kuwa raacsan insha allah khayr
ISRAA'IIL "WIXII KU DHACO MA SHEEGTO, JABKEEDA QARSATO
@moudankhaireh4015
2 сағат бұрын
Alhamduulillah ❤❤❤❤❤
@abdullahimohamud6973
2 сағат бұрын
AWALAN YAHUUD ASLI AH MA JIRTO WAA WADA BARAX QASAN TEEDA KALE X.LLAAH AMABA LIBNAAN WAX U QARSAN OO SIR AH MA JIRTO SIDAA AWGEED WXA EY YHUUD KUSHEEGTA LA GEBGEBEYSO WAA SIRTA AY KA HAYAAN LIBNAAN CARAB IYAGA UMBAA LID ISKU,AH.
@mohamedguleid5330
37 минут бұрын
Hanbalyo ayaan leehay gantaalada lala beegsaday televiv saldhiga argagixisada ee yuhuuda lkn yuhudi ma jabkeeda marna ma qirtaan
@Iimaanaxmed-p6l
26 минут бұрын
yuhuuda waa kuawa ugu wax qariska badan yeey sheekadas u sheegayaan kuwada gantaalada ilaa ay ka baroortaan waa in meyadadka shacabka yuhuuda lakala garawaayo oo la dudumiyo daraha telaviv ku yaala
@omerhassan3041
Сағат бұрын
Netanyahu ma rabo in xisbiga dimuqraadiga uu guulaysto! Waanu ka adkaaday Biden! Miskiintaan asalkeedu afrikaanka yahayna ee kamala waa la siray! waayo biden wuxuu ku dhacay dabintii netanyahu iyo israa'iil.
@faisalabdi1187
2 сағат бұрын
Ina xaahiyow lkn adiga warkaaga dhan keliya ka raran ayhy oo xaga xisbulaah ah lkn xaga kle iskuna taxaluujisid ee lubnan iyo gaza, wa sax inaga xisbulah la,jira lkn hadana inaan buun buunino wax ba,kama jiraan ee waa inaan waaqac isuso gudbinaa
@AbdiEgueh-td5by
2 минут бұрын
Buuloxuubeey adiga mawaxay kulatahay israil inay waxa Ku dhacay ineysheegto wax aan been ahayn masheegto laakiin islaamku been masheegaan
@AmiirMutaad
2 сағат бұрын
israil gul
@abdiwalixajiraabi3158
2 сағат бұрын
Way iska cadahay gaal cadowga ilaahay lkn soco ilaa jahanaba
Пікірлер: 54