oromkii yaraa ee abiyee axmed , xasaan sheiik ayaa kaa toocsanayaa.
@mukhtaraxmed-x8j
Ай бұрын
Yes he cannot pay out One inch!!!! So Somalia should not go down to slave in their own morther land.
@AaminoCali-k8t
Ай бұрын
Guuul somaliya
@hoobalkiicaankaahaa8636
Ай бұрын
This man is an orator an commedian maaweeliyaha ummada somaliyeed waa kan
@omerjibril7318
Ай бұрын
Mr president Hassan shaikh Muhammad Please care of innocent Somalian mothers especially in Capital Please Mr President Hassan
@bashirabdihirsi766
Ай бұрын
MA ADKA WAA SUU XASAN SHEEKH UU RABEY
@cabdilaahi6540
Ай бұрын
Adiga caruurtaada iyo reerkaaga ayaa dalka la hadhay
@user-ow3fz5hh7p
Ай бұрын
Shacabka
@lujisomalistar1522
Ай бұрын
What you mean ee aqonsandonto madax bananida Somalia, ma'shaki baakagajurey marki hore. Somalia waa wadan xur ah inta kunool dhulka xurya ah Marka lagarebo dhulka ee heestsn Kenya IYO Itobiya.
@farhanahmed4242
Ай бұрын
nin cisse ah uun baa dadka ku soo dhawayn kara Itoobiya-Adan Farax MASHA’ALLAH
@ayoubfarahallaleh286
Ай бұрын
Ninkas ma kuu fanaysa xassuqi garba cisse muxu daadkeena uu qabtay war xisho
Ku qabso ku qadi mayside. Ethiopia way guuleysatay
@Matildaschannel-kx8rz
Ай бұрын
Waa isla sheekadii dekad lasiinayo malahan lkn waxaa loo ogolyahay in ay dekadaha wax ka isticmaasho sk ay wax uka soo degto sida hadda ay berbera u isticmaasho bada waxaa iska ka leh caroor aan dhalan.
@SafiaHussein-v4q
Ай бұрын
Wax dhamaaday qilaf ah ma jiro wayo hadii uu wali raadinayo dhulkena iyo badena uma heyno in uu qaato ayuu raba
@husseinabdi5204
Ай бұрын
Thank you Anfac media for latest updates news and information I don't think that Hasan sheekh has the power to grant Abi Ahmed inch of Somalia sea and land It's foolishness to negotiate nor compromise and it is studying ambition of Abi Ahmed request to have to reach the red sea why Abi Ahmed not grant the Nile river nor negotiate or compromise with Egypt?
@MedIbrahimidrissIbrahim
Ай бұрын
Laa maa sinayo dekad ciidan Ethiopia hadeyka hesho somalia afganbi beykuso rogi somalida iga qora tasi
@abdinasir7998
Ай бұрын
turkigu hadu eaxa la yimado haloga boxo isaga heshiska difaca bada iyo ka dhaqalahaba maysaga bixin kara dhulka somaliyed ooxabashi sin kara...
@Shams-yb2ui
Ай бұрын
Shardi inay ogolaato D/Somalia wa qalad, bad ijaar ah oon tan cas eheen waqti gaban iyo biyo yar an Dhul lasocon dhib male.
@ZElmi-sv5wh
Ай бұрын
Dadka degaanka weey in ay ku mudaharadaan oo ay Social Media soo galiyaan. Ilaahay aa weyn ee waaxid ah, kuwii gaalada ahaa ee cadowgeena dhabta ahaa dadkeeni ay la dagaalamaneyn intaas oo qarni ah miyaa si fudud looga wareyjinayaa dhulkeena iyo badeena?
@AbdiAgood
Ай бұрын
Ma bad iyo saldhig wada socda Maxaa ka war u sheega barriga Wakhtigana in 5-sanaba la cusbboonaysiiyo❤❤❤
Siilka hoyadaa yaa afqarmuunah. Adiga xamar isu sheega. Somaalilan. Wax dhulbahante layiraah. Afkaaga ka daa hadii kale afkaaa leyska tumaaxasan iyo hargeysa. Bada isla dhiiba anaga amxaar lasoo wata. Waxba nagama qaadaayafaraciinii hore yaa kufaar ahaa oo ingiriis soo watay. Maanta ingiriis gadaaal yuu isku qarinaayaa. Labadii orama ayuu gadaal kasoo riixaayaa. Oramadii hargeysa. Iyo tii itoobiya. Labadaba dhabar jilicsanaa. Nacaltula caleyk taariiqda. Lama qaldi kara wey isqoreysa. Kuwii awoowa yaashood. Ingiriis soowadan jiray. Maantana. Amxaarbuu wataa. Waa tabtii iyo sidii loo kala adkaanjiray cajiib
@NightingaleTorso
Ай бұрын
Xasan bay baddii ka iibsatay . Maxaa muuse lagu diiddanaa asagaaba ka taliya dhulka la gadayo e.
@MohamedHassan-jt1xr
Ай бұрын
Madax weyne xasan sheikh marka uu jeedanayo khud badiisa aad iyo aad ayaan ugu farxaya maxaa yeelay halka uurabo inuu mar siiyo hadalkiisa fahamsiiyo dadka wuxuu adeegsada tusaaloyin lagu dhar baaxaayo meesha udareemayo inay carqalad aykutahay ayuu dardaraya marka hore meeshaas geed qaad ayuu kusameynaya kadib ayuu usolaabanaya rabitaan kiisa qar jajeex badan kadib mana aha hadal lagu talagalay halkaas ayuu ku alifiya warqad kama radinayo
@nuuradiin4711
Ай бұрын
Ilaa aan dhageyso aqoon yahan faysal rooble ma rumeysanayo sheekada
@mohamedmuse
Ай бұрын
Adi ya kaalin
@sahramohamed7113
Ай бұрын
Wax kala soodag iyo bad mila tariff is ku mid ma aho
@ShaaficiMaxamed-q3w
Ай бұрын
bad maxaya iyo xero ciidan adeer waxaasi madhacayaan
@MedIbrahimidrissIbrahim
Ай бұрын
Arimahan wey isbadali karan Turquie isbadalba kadhici kara kow somalida dawlad xoogle hadi ay dhisan wayan marka dee Ethiopia iyada xuku meysa baad iyo beriba
@MedIbrahimidrissIbrahim
Ай бұрын
Heshis majiro ,wa ina laysiyo baad marka wa shirqol
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
Ай бұрын
Muuse iyo xasan somaliya god mnadow ayey ku rideen taariikhad somida baalmadow ayey ka galeen..somaliyeey qabyaalad auaa kheyrkiin idinka reebtay.20kun oo 120kun lagu aoo furay meeshay ku dambeyn doonto way cadahay.ogaad rag somaliyeedow sida maanta looga soo duubay rag fals tiin oo la kufsanay xabsiyad ayaa idin sugi doonta hadaad adiga ka badbaado wiilkaag ayey sugeysaa
@AbshirIsmacil
Ай бұрын
Inlasiiyo waa gardaro
@Hajidulmidiid
Ай бұрын
Kkkkk maxay haysaa fawsiya waa yaabe.
@NounareDj-qo2sq
Ай бұрын
War lahuba mana ahan war kan
@abdisahalqaylo8812
Ай бұрын
Turkish wixii 8da blood lagu hadlayay ayuu ku ceshey oo ah somaliya bad waa u oggoshahay itoobiya ee iyada hasoo marto...ma sheegay in itoobiya aqbashay,heshiiskii ka noqotay waa maya ,maraykanka oo ka saamayn badan ayaa itoobiya ugu baaqay inay ka noqoto waase ka diiday...heshiiska 8da blood soday oo la dhammaystiray oo dunida inteeda badani taageertay oo waqtiga iyo dadaalja iyo lafagurka iyo xeeryaqaannada caalamku isku dubba ridden miyaad oraahda 40ka seven ah ee ninku ku savanayo danaha uu xasan ka leeyahay baad cid waxgarad ah lla hor imanaysaa...isla yaab..sland guuul.....kkk..kkk.kkk.
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
Ай бұрын
Ol war muse n😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😅😅😅😅😂😂😂🎉😂😅
@MawlidRashid-rn5xc
Ай бұрын
Hhhhh dhib la aan qaado miyaa sheekadu
@ayanelmi7218
Ай бұрын
Guuleeyso nadaxweyne xasan sheeq
@IbrahimFarah-gh5cf
Ай бұрын
Been badanaa faqash 😂😂😂
@user-wk8lz2cy1c
Ай бұрын
Guul Dowlada dhexe e Somaliya
@XALIIMOFAARAX-u7u
Ай бұрын
Xassan ma bixinkaro bada baarlamanka soomaalia ayaa joojineysa Nooooo itoobiya
@Abdullahi-k4x
Ай бұрын
Xasan caliyaale bad ha uga dhigo jid loo maro ha u dhis0
@user-lp8ss8vv6c
Ай бұрын
Le president Hassan cheick mohamud est fort et poser il a beaucoup de talent il a vaincu son ennemi avec ladouceur. Que dieu te protege toi et la republique Somali et que dieu accorde son baraka et salaam
Пікірлер: 92