Nin madaxa oo cilmani ah oo kitabka Alle & shareecadiisa wax ku xukumin fa'iido maleh nin Alle wuxu faray adun ka dortay Ordugan & madaxa kale ee Carab& Islaamba wa munafiqeen Alle Nasri ha ha siiyo walaleheena mujahidiinta.
yahuud iyo reer galbeedka waxay rabaan wadanka reer falastin ee nabad ma rabaan
@DekaAli-nk8bj
Ай бұрын
Warmataqanidtag
@cabdinasir8591
Ай бұрын
MA WAXAAD NAGA DHAA DHICINAYSAA SAWIRADA VEDIO GA IN ZINWAAR JOOGO QAZA, NAGA XISHOO
@ruqiyoxasan8119
Ай бұрын
😭
@hagiohaji7937
Ай бұрын
Diplomacy Waa munaafaq nimo tuugo iyo qiyaano ay ka shaqeeyaan.
@cabdinasir8591
Ай бұрын
Cabaadka nag daa
@elyasjimale4316
Ай бұрын
Asc saxibow wax kasta halasofakan e wax hubsa xamas lugumaqasbin e wax xilad kala o dagal marka waliba waxa larajeyna in ay Xamas tani u horsethii donta guul weyn insha Allah
@cabdicali8952
Ай бұрын
Sheekhaw. Warkaga caawa. Sax maaha. .. Turkiga iyo gadar. Waa labada. Dal ee markasta. Garab taagan falastiin .. Kuwa cadawga lasocda. Imaraad. Masar baxrayn. Marooko. Sacuudiga ... miyaanay kuu muuqan .. Turkiga muu odhan iga baxa dalka gadar may odhan .been. ayaad ka sheegtay
@FatimaAbdullahRahman
Ай бұрын
Beenta ha ku shaqaysan
@DekaAli-nk8bj
Ай бұрын
Beenaalealalkabaq
@Aragsan977
Ай бұрын
Maxaa walal ceeb waaye sidas ha dhihin no sheeg waxad ogtahay adigana walal qali
Пікірлер: 48