Xassan duufle munafaq beenlow ah shalay kii ku ahayey wa darood 91 aya loo noqonaya qabiilka hor kacayey manta wa qof kale xayawan bika caqli ah yuu wax u sheegaya😮
Beenale cid ku doratey malaha cid ku bahan majirto cid ku amineyso malaha hadikale iska bax hadi kale qasab ayad ku tageysa 😂😂😂😂😂😂😂
@MohamedMohamed-os1kl
13 сағат бұрын
Waxad shalay diiday lagaama ogalaan karo. Caqliga shacabkeena ha caayin Shalay farmaajo maxaa uga diiday, miyaan isagaba la dooran?
@abasmohamud1348
14 сағат бұрын
Kkkkkkkk subxaanallah war ninkaan cid runta usheegto miyaa lawaayey War inkaar kugu dhacday ee soo adiga ma ahaan ninkii shaylayto lahaa wallahi waan idiin soo daadanayna madaxtooyada. Allah ayaan kaaga dacwoonay ha igakaa qabto dharkaada. Ummada somaliyeed way kusoo lacnadaayaan neel walboo ay joogaan dal iyo dibadba xassan sheekhow
@cirjiidh77
13 сағат бұрын
2026 madaxweyne Hassan Shiikh soo noqo adigoo Nabad ah haday diidana iska joog Kursigu Muqdisho yaalaaye adigana ku fadhiyee
@MaxamedIbrahin-i2g
10 сағат бұрын
Xasan munaafuq billaash looma dhihin
@AbshirMohamed-r6u
13 сағат бұрын
Adiga yaa ku door tsy tuugs iyo dhuuni qaata yaal baa ku door tee shacab kuma dooran kahor leexo somalida way ku nac dee
Пікірлер: 48