Oday wan daremi karna Baahi Aya ku geysay inad sida uhadasho adigo cimri ah lkin maalinta Aaqiro kama Aadn fikirin Allah haka jizeeyo
@cabdulaahiyuusuf1508
26 күн бұрын
Maskiinkaan dhiiqo ayaa lugaha loo galinayaa kkk
@user-ps6ch8nm3e
26 күн бұрын
Bal arag haduunsan ka cabsan laheyn xariga ninka in uu dilay gabadha meelaha uu kala leexanayo cidaan ma laha dad ilaahay ka cabsanaayo dada uu jiro ilaahay xaqa ha tusiyo wuu cabsanaa moojee hadal kiisa abwaanimo ka dheer
@user-de6lm4wn9c
27 күн бұрын
h/g diin malaha miyaa yaab nin shidaal doontay gabadha gubay dhahay qolka aaka soo jiiday banaanka aa keenay marqaatiga loo baahan yahay maxee tahay asagaa qirtay?
@user-ii3iy1jr6x
26 күн бұрын
Qabiil dhan haku xad gudbin cadeyn uma heysid inuu gubay asi dabka wuu shiday lkn yaa kuriday
Duli adaa ah yaa dhagayso ku dhahay. Fekerkiisa inuu ka hadlo xaq buu u Lee yahay ee cuqdadaada meel kale la aad
@abdullahimohamed5432
26 күн бұрын
Anigu ma aaminsani in ninkani caafimaad qabo wuxu leeyahay anigu schoolna ma dhigan diinna waxba kama aqaan sidee ayaad uga hadli kartaa maad iska aamustid mise waa indhacadeyntii mudug waxa tiri wax xadith ah ama aayad ah kama maqlin maxaad maqleysaa maba taqaanide ma dhegeysan miyaa qaraa intii nabiyullahi shuceyb iyo tii nabiyulahi yacquub uu ku yiri markii markii ay dhaheen wiilashiisu yusuf waxa
Пікірлер: 23