Maashaalaah nin aaqil ah wixii soo socdo ayuu garanaayaa laakiin dadkaad la hadleeyso dhaga ma leh
@AbdirizakAbdi-rq3od
3 ай бұрын
Mahadsanid aderr illahay cimriga hakuu barakeeyo, Adeer meesha Somalia ay ka dhimatay waa Shacabka wadanka nin tuugi male ee waxaale shacabka soomaaliyeed, shacabka Hayska dhaafaan qabyaalada oo wadankooda tuugada ha ka dhacsadaan hadoo bexeen mudaaharaadyo isdabajooga meelkasta haka dhigaan 48 malyan oo Soomaaliyeed macquul maaha wax aan 1000 qof gaarin inay masiirkooda baaba shaan macquul maaha, war shacabaw cidkuu maqan aan illahay ahayn majirto wadankiina u kaca oo duliga iska dulqaada
@abdulahabdi3773
3 ай бұрын
aale wij hoop goede beresidant kareegt somalia
@maxamedxuseen1740
3 ай бұрын
XALAAL AYUUN BAA NA ANFACDA ADDUUN IYO AAKHIROBA. UMMADYAHAY DUCAYSTA, RABBI ISAGAA AWOOD BADANNE U JEESTA. SWT.
@hanasheikhdon2808
3 ай бұрын
Masha Allah Waa Aabe Soomaliyeed Oo Xalaal Quute Ah Allow Ku Xafid!! Maxuu Runta Ka Sheegay Xasan Dhiiqo In Uusan Ahayn Madaxweyne Soomaliyeed Oo U Shaqeeynaayo Wadankiisa Waa Nin Cadow Ku Ah Wadanka Oo Dagaal Kula Jira Wadanka Somalia 🇸🇴 War yaan La Sii Daawane Ninkaan Hala Iska Qabto Waa Nin Ka Shaqeeysanaayo Wadanka Oo U Shaqeeyo Dawladaha Shisheeye Ee Dariska Hadii Ay Jiraan Wadanka dad Ka Naxaya Kan Wadanka Halaga Qabto Sida Ugu Dhaqsiyaha badan !!
@nasra9564
3 ай бұрын
Baarlamaankii doortay Xasan Allaha duleeyo dalka god baay kurideen
Maansha allaah, runtaa khayr alla ha ku siiyo,halkaa ka wad runle.
@ashahibo7114
3 ай бұрын
Amiin Amiin Amiin yaa Allaah 🤲🤲🤲🤲🤲
@fosiafaarax8998
3 ай бұрын
Illaahaw soomaali ha madhin ee xafid oo quluubtooda isu soo jeedi
@SomUNITE
3 ай бұрын
Waligaay ma filayn in SOMALI basaas shisheeye DANTIIS ka shaqaysta madax ka noqdo🥲
@omarmohamed5120
3 ай бұрын
Odayaal aan xishooneynin !! Munaafaqad xidideysatay !! Juhalaa ah shaashaddana Aan ka dageynin yaaab !!!!.
@husseinwardere9735
3 ай бұрын
Adeer Waad Mahadsantahey
@fadumahasan1080
2 ай бұрын
Adeer adigaba raali baa ka aheed waxaa wada walan somali oo dhan maxaa ula taxin wesay waxaa tahay nin odaya ee waxaa talo laga bahsna mara hora oo adigana waa jogatee maxaa talo lagag wayay dad aan hanuun saken mala hanuuni karo weligeed bay bay aheed waa dhib socaday sodon sanadood ee waxaa laga bahan mar hore ee maxaa ku daran adeer qaladka waxaleh kuli somali somali dhan baa fashila
Shalay markii lalahaa farmaajo wa mariixaan maxaad uga dhiidhiweydeen waxay la yiri godsireed ha qodin Ha Daadqodana ha dheereey ku dhicidoontidaa ma ogiday maanta magaaladii xamar umadii waLagz dhibaateeyaa
@HassanMohamed-s3b
3 ай бұрын
DOWLADA XASAN XARAASH MUQDISHO KATALISA ABID WATAN UGU LITA UGU MUSUQA BADAN UGU ASASANESHIN BADAN EE SOMALIYA SOMARTAY UMADII SOMALIYED YAAB IYO AMAKAKBA KASOO HARAY WAR DAD DAMIRLEH DALKA MAJOGAN MIYAA MAXAA LO,EGANAYA KOOXDAN YAR DALKII IYO DADKII IIBSADEY
Пікірлер: 49