Aqlixumadooda, mexeey ugu dhiibeen Nin Ciisa ah Ciidanka qaranka Somaliland. Cashar ha u noqoto reer Somaliland in aaney ku aaminin nocyadaas Cidanka qaranka.
@mohamedabdi3468
6 сағат бұрын
The story sounds logic, it happens anywhere traitors like wadani exist and that's why even hisbullah leaders were killed. It was inside info/job from traitors within the party !!! 😂
@burjilibax
10 сағат бұрын
Kulmiye wa rafanaya waxi afkoda ku so dhaca iska iranayan must taliyaha guud e cidanka ahaa isaga laga xisabtamo masuliyadisa Idinkuna waxkasta caqliga galeyn ina so tabisan wa idinku ceeb
@harig-shillgroup6837
8 сағат бұрын
Kkkkkkk! Nin gawracani geed kama baydho .... AAAX sakaraad siyaasadeeku dhib badana !!!!! Xisbigiii qudhmiyow adkayso. Amba waxad ku oydaan : "hoognay oo ba'anayeey ! Alla yaa na baxshaay ! Arwaaxdii SNM-eey ! Ibliiskii na haleeyoow ! Abiiyoow! Oromooy! Itoobia-daan u oon qabnayeey ! Aar walaal na baxshaay !!!" Iyo wixii kale eed xasuusataan. Nabad nabadi ha dhawdo
Reer kulmiye ceebtooda ayey la amus oo uga hadli waayeen waxii kaga dhacay ciidanka iminkana eeda u xinif saaroyo ex wasiir caateeye waa rafadkii u rafanayey x kulmiye
@gashanahmed7066
10 сағат бұрын
waligey kuwan dad ka micna yar ma’arag dad been intaa la’eg isusheega ama lookhaa’imo benalahan ayey dhageystaan markaas ayey leeyihiin geesi qaran kkkkkkkkkkkkkk
@Ahmedwali-ji2sf
10 сағат бұрын
Beenaale wasaqa
@roodacawad13
8 сағат бұрын
Waa in lala xisaabtamaa oo la qabto cidii ka danbaysay dhibta ciidanka
Пікірлер: 19