ADEER HABARJECLO MAAHA EE HAKU DEG DEGIN WAA ISKA RIWAAYAD KALE SIDAAD MOODEY MAAHA WELI RUNTII MA DHOWA WAXAA JIRA WAX BADAN OO INAGA QARSOON LAAKIIN WAKHTI DHOW SOO BIXI DOONA AYAAMO ISKA SUGA DEE AMA CEYTAN OO SIDII NAAGAHA HABARYOONIS DEE HABARJECLO CEY
@sahraahmed-fv6rj
Сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@XaamudCabdile
3 сағат бұрын
Ma xisbigii huwanta ayay Habarjeclo raacday
@aminahassan1173
3 сағат бұрын
Habarjeclo maraacin ee waa intii huwantahay shacabkuna maraacsana
@maxamedabwaan2673
3 сағат бұрын
Tuug huwan ICTISAAM laaluush Qaatayaal faramaajo
@IbrahimIbro-q8z
38 минут бұрын
Habar jeclo way hadashay wabilaahi tawfiiq
@Degmociise123
3 сағат бұрын
Waxani ma Runbaa mise waa doorkii hore 😢 No way 🚫
@aminahassan1173
3 сағат бұрын
Buurmodow iyo hamhamlayaashii beenbaad sheegteen
@Shukri20267
3 сағат бұрын
Habarjeclo ragii u talin jirey kama muuqdan,marka Go’aankasi waa cirka u tuur.
@AbdikarimNuur-d8s
2 сағат бұрын
Waa iyagiiye liq warkaas hadaba
@aminahassan1173
3 сағат бұрын
Waa kalaa kaxayseen laakiin waa cida idinraacda
@DR.EidHAwrliqe
3 сағат бұрын
KKKKKK INTANI WAA INTII HORE EE ICTISAAM IYO WADANI AHAYD
@fadumogedi7423
2 сағат бұрын
Muuse iyo Mohamed Kaahin waa mujahidiin wadankan u soo halgantay oo Allaah ma dayacaayo inshaAllaah Guul
@DaahirCabdiwahab
3 сағат бұрын
Asc waar habarjeclo ma afartan odaybaa ? Waamaya aaway beelwayntii habarjeclo waar halakalaxishoodo
@NimcoCumargeedi
3 сағат бұрын
Waa go,aan khaldan 😂😂
@khadijahussanabdi9591
3 сағат бұрын
🍀🍀🍀🍀🍀guuuuul 🌼☘️☘️🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼☘️☘️☘️☘️kulmiye 🌻🌻🌻🌿🌿🌿
@Degmociise123
3 сағат бұрын
🚫🚫🚫 ma dhacayso yaahuuuu
@SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi
25 минут бұрын
Paganism Habar jeclo biyihii sheekhaa waaku banaanyihiin maasha allaah
@amnoali8348
23 минут бұрын
😂😂😂😂😂التوفيق والنجاح من عند الله وليس من عند بور مادو او هبرجعلو 😂😂😂😂😂😂😂😂
@XiinfiniinXawaareye
52 минут бұрын
Suldaan Cabdillahi si wanaagsan ayuu u hadlay cidii colaad wada yaa colaada wada xersi waa wadani garxajis ayaa soo saaraya waa heshiis
@AyaanCumarxiid
4 сағат бұрын
Guul somalilnad
@cunaayeliqaaye5559
Сағат бұрын
WAXBA KAMA JIRAAN WAA 4 QOF OO BAHA BICIDO AH MAAHA GO. AAN HABARJECLO WAAD ARAGTAAN INTA AY YIHIIN
@MohamedJama-l1k
2 сағат бұрын
Boqarkayayga waan ka shakiyay malaha xamar baa laga soo diray oo waxaa lagu yidhi ciro uun soo saar waan fahaney xamse ayaa soo fan gareeyay ileyn waa kii lahaa raysal wasaaruhu intuu wadani soo baxayo ayaan sugaynaa
@munaqaali4556
2 сағат бұрын
Huwan ma xukunto citisaam ha la xidhxidho
@nathra7351
2 сағат бұрын
Waxaba kama jiraan wadani waxaa u haya Codka shacabka reer somaliland oodhan. ayaa xukuma hj ma xukunto afar odayaal ahi ilaahayahoow wadani hanagu soo saarin ishalag
@deqowarsame1354
2 сағат бұрын
Habarjeclo ma haday gob noqotay yaa lasirayaa
@DaahirCabdiwahab
3 сағат бұрын
Asc habarjeclooy waakaa muuse????????
@kawsaribrahim5517
Сағат бұрын
Waar waa shako afartan oday mamatala habar jaclo habar jeclo waa kulmiye
@MohamedJama-l1k
2 сағат бұрын
Nama matashaan farta anigaa iska leh farrii buur madaw ma aha
@KhadaryYusuf
3 сағат бұрын
IXTISAAMKII IYO SULAADIINTA GACALKA LA AH DHULBAHANTE
@aminahassan1173
3 сағат бұрын
Warka odaygu waa berihore
@jamawarfa6267
2 сағат бұрын
Waar buur Madow waan ogaa inuusan huwan kama maarmo ninkaani waa tuug
KUWANI WAA KUWII BURTA GACAN LIBAAX EE AY WADA SOCDEEN GUDIDA GUDCURGUDE.
@KhadaryYusuf
3 сағат бұрын
HABAR JECLONA UMA DHAMMA E WAA SHIR MUSSE ABOKOR OO TAAGEEREY CIRRO IYO INA XAASHI OO AH JUFFADDISA ISAGOO KA TEGEY XIRSI OO AH MAXAMED MUUSE, BUURMADOW OO SIDAA KU KALA QAYBIYEY H/J.
@MyHsan-h5h
3 сағат бұрын
Khawana
@abdiaziizahmed7827
3 сағат бұрын
WAXAA LA SII OGOLEYSIINAYAA NATIIJADA DOORASHADA QOLADA HABARYOONIS EE MADAXTOOYADA INAY GALAAN U WAASHAY WAXAA LA YIDHAAHDAA MAAWEELADA CARUURTA HABARJECLO WAA LAGA YAABA IN KAAH SOO SAARAAN LAAKIIN HABARYOONIS UMA CODEYN DOONO MAANAGAA CADOW KALE BA LEH YAA DOQON AH OO LOO SHEEGAYAA
Пікірлер: 48