Qabiiliste ani kahor majirin lkn manta kadib somalinimo wax maka doorsanayo 😢 Somali hanolato
@khadroali1649
9 ай бұрын
Soomaalinimo ha waarto walalkey orom mahan hadaay asxaan samaynayen gari koobe maysan laayen ciil badan Warham laga ilaali madaxwaynaha yuusan sixrine
@waayeelcumar5546
9 ай бұрын
Jabkaaba waa oromo haku damaacido oo hakaa caqli badiso aduunyo, show raguba dhulka soomaaliyeed oo dhan way cabirteenba. Waxaase nasiib wanaag ah in dhagartani soomaali oo dhan toosisay illeen soomaali way suuxsanayde. Saacad laga bilaabo midnimo haloo istaago wax land land layidhaahdo majirto. From burco
@Shadiaown
9 ай бұрын
Wax damacah maa rako,uu ku xoog sheeganaya.Somalia aan iilalinaya kutee.taas way ku cadaynaysa in iiyaga qaska iyo dagalka nagu wadeen. Hassan sheekhna ku fahamay
@abdirahmanilyas
9 ай бұрын
@@Shadiaown hasan wax uu fahmay malahan waa ka ugu daran ee Dadnimadiisa Lacag siisanaya
@osmangiire1349
9 ай бұрын
Abaagadhaa!😂 this is funny us hell! Iidoor and Mooryaantii wadankii meel yaableh ayey gaarsiiyeen😂
@SaidBirre
9 ай бұрын
20 km nagu filneeyn baa nalasiiyay mamaqleysaan iyo xasanow ada madaxwayne ka ahani dontid halkas Maxa kaga cad riyoyin ineey watan lkn usurro gali mayso in tii qof naga nool yahah
@Fahiimahindaleyla4kulmiye
9 ай бұрын
Maasha allah 🎉🎉🎉 guul qarankan barakeysan 💚🤍♥️ guul walaaleheen itobia soo dhowaada 20000kun waa tinish in nili badiyo weeye 🎉🎉🎉🎉🤝🤝🤝🤝👊🇪🇹🇪🇹🌹🌹💚🤍♥️💯✨💪💪☀️☀️👏👏🤝🤝🤲🤲🫶
Isaaqiiba waxa dominate gareeyey AWL OROMO waad u jeeda
@nurqase3644
9 ай бұрын
Ilaahay nacladiisa ha kugu dhcda Amcaarow
@keysesaleebaan5875
9 ай бұрын
guul qaranka itopiya guul qaranka somaaliland
@Baadil12
9 ай бұрын
Abagudha waa iga qusliyey walahi wuxu ku leyhy. Ilmaha somalida wXa lagu seexina jirey waatan axmaaro ? Odeyga tariikhda ma dhageysto miyaa adis sabab waa tii 40 kilo mitre loo jiirsadey waraf iyo shinbiir waar iskuma hayaan
@abdirahmanilyas
9 ай бұрын
Brother ma Waxaad u malaynaysaa ninka sidan u hadlayaa inuu Soomaali yahay?! 😮 Xaashaa! Haka yaabin inader waa Orom
@dhaashka
9 ай бұрын
Waa run oo dagaaladii aya dadki ku haray galbeed xanbashidu leyn jirtey. Oo isagaaba lagu sexinjirey hada umbuu oromo galay markiisi hore akisho oo dir ayan nahay ayey dhi jiren
@aliabdi8347
9 ай бұрын
Akisha waa curudka oromo waana dir oo ah irirsamaale@@dhaashka
@muhiyadinyassinisse4871
9 ай бұрын
War uskuma hyan
@khadrayoonis9420
9 ай бұрын
SALAAN SARE MUDANE ABAGADHAA ASAL DURIYAYAH IN AFRIKA
@Ayaan8912
9 ай бұрын
😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😊
@nadiraismail192
9 ай бұрын
A ahaa leh soomaali baa leh oromo ma nihin itoobiyaa badayada ma laha
@muruudi4961
9 ай бұрын
Horyaal TV wuxuu noqday TV ay la wareegeen Oromada oo propagankooda iyo danahooda guracan ee dhul boobka u fuliya!
@@abdirahmanilyas baadhi taan uma baahna waa in bartaa lagu joojiyaa STOP 🛑. “Belaayo madax la qabto bay leedahay ee minjo la qabto ma leh”
@abdirahmanilyas
9 ай бұрын
@@samowsamale3490 Maya walhi walal baadhitaan weyn ayay u baahan tahay maxaa keenay inagoo Waligeenba soo jirnay oo soo joognay in La yidhaahdo Oromo ayaynu walaalo nahay dhulkana weynu wada degnaa oo weynu wada Leenahay?! Maxaa keenay in aynu inaguna Maad iyo Xaraabo ugu qaadano?! Miyaynaan Garanayn waxa Xabashi inaga dhexeeya?! Arintan marka ay ugu yartahay Anigu waxan is leehay waxa ka Dambeeyay MALAS oo ahaa boqorkii ama Madaxweynihii hore Ee Ethiopia oo ahaa nin Ciyaarta Soomaalida Fahmay, Qabiiladoodana Bartay Dabadeedna Isu Adeegsaday oo midkoodba midka kale ku Hubeeyay.
@laydhcaafimaad1814
9 ай бұрын
@@abdirahmanilyas Maxa la baadhayaa sxp,? Sheekadaasi wuxu u egyahay filmkii ahaa wixii Israël ay Palestine ku sameysey waa in baaris lagu sameeyaa ama ama dadkii lagu gubey dalka Manyamer isla markaana lagu qixiyey in kabadan 700 k oo Bangladesh loosoo qiyey buu caalamku yidhi baaritaan baa lagu sameynayaa! Annaga markey Lughaya Ethiopia nagu qabsatey A.U. wuxu ku leeyahay waa iney Somalia & Ethiopia ka wada hadlaan, waxa markaa wax lagu qoslo ah maxan ka wada hadallaa? Ader dalka waa inuu difaac galaa wixi uu Awood diplomay uu heli karana uu raadsadaa, inkastoo Madaxweynaha uu Cadowgiisii doontey maanta halkaa na dhigey sida UAE oo kale, markeyse runtii timid buu dadkii uu shaley tuurey sida Turkiga uu Call degdeg ah galey, haddana uu aadi rabaa! Oo aawey UAE uu shaley ku noqnoqonaayey maxay u caawini waayeen, Ugu dambeyn habeen kasta cashaa la qabsanaa kadib waxa lagu dhahaa Ethiopia dalkeenna kumasoo xadgudbi karaan, waa been, kuma dhacaan, mawaxaasaa shaqeynayaa! Waa sheeka dhiigga kar ah,
@HindaMaxmuud-q6o
9 ай бұрын
Waanutagayaa kulahaa waar muusaa falateene xasana hasoofalin
@EditorHome-ek8uj
9 ай бұрын
ILAHAY SOMALILAND HA GULEYO INSHA ALLAAH ❤❤❤AAAAAMIIIINN
@khadroali1649
9 ай бұрын
Walalow ku yeh Walal ma nihin war yaa soomaaliyey waa nala soo galay dayacan soomaaliyey
@Norabdik
9 ай бұрын
Abaaagadhaha wan maqli jiree Ileen waba Somali Subxnalaah 😂
@khadroali1649
9 ай бұрын
Mahan afkay barteen
@EditorHome-ek8uj
9 ай бұрын
SOMALILAND GUUL IO ETHIOPIA 💚💚🤍🤍❤️❤️🇪🇹🇪🇹🇪🇹❤️💯😊
@dhibyarinolowdhulka7697
9 ай бұрын
Horyaal TV waa oromoo 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@NaimaNur-h1g
9 ай бұрын
Yaa Rabi aqli aqli iga dheh caqligaas Allow noo yeel danta wadankiisa ayuu ka hadlay juusto.
@abdirahmanilyas
9 ай бұрын
Waar Soomaaliyeey intay Oromo idiin tashanaysay ee Afkiina baranaysay Ilamaadeerayaaloow Bilaahi Calaykum Xageed ku maqnaydeen?! 😮
@@samowsamale3490 hadaba inader Is Cunitan wax uu inoo tarayo maleh, ama Weynu midoobi oo waxa inaga dhexeeya ayaa Ka weyn waxa aynu isku hayno, ama Dee inaadeer Dhulkan iyo khayraadkanba Xabashi iyo Kiiniyaati baa ka Adeegan. Wabilaahi Tawfiiq
@khadroali1649
9 ай бұрын
Aamiin
@muruudi4961
9 ай бұрын
Ninkan waxa uu Somaalida u haysta inay doqmo yihiin. Hadii aan walaalo nahay maxay Somaalida la nool ee Itoobiya ay duulaanka ugu yihiin oo ay maali walba u barakiciyaan una boobaan dhulkoodii? Oromo dhul balaarsi bay wadaa oo qof doqon ah uunbaa moogan arrintaas
@Abc-sp6gc
9 ай бұрын
Aas aaskii somaali lan waxuu ahaa in itoopio lakoriyo oo ay baraariyaan ,burburiyam somalida kale
Beenlow,Afmiishaar ah Marka hore,Ethiopia soo heshiisii marka hore,Dhul B eereedka,ama Masnooga aad Ganacsatada Soomali siineyso Oromadda dhibaataysan sii.
Ethiopia halbey nootahay oromo waxbo isumanihin tan kale hargeysa kabax duliyahaw
@abdurahmanali4374
9 ай бұрын
Itoobiya oo dhan waa cadow gaar ahaan Oromo. Oromo somaali badan bey laayeen oo dhulkoodii ka soo barakiciyeen, Oromada somaaliya joogto oo dhan ha laga tarxiilo waa dad aad u xun.
Anakana waxaan Rabnaa inan Harar Ka xureyaano Amxarada Harar Heysato
@maryanigal3349
9 ай бұрын
Adeer filimkaas ha noo jilin
@الومرحبا-ع5غ
9 ай бұрын
guuul somaliya
@ismacilmahdi3578
9 ай бұрын
Wabala iska dhextoosay kan warysanaya ayaaba layaableh abagadhe kuye
@-gn9mx
9 ай бұрын
Wajigaaga was Beenaale. Aabahaa iyo oramadaba was.
@abdullahiahmed5903
9 ай бұрын
Ciiidan badda ah ayaan wadankaaga ku dhex dhisayaa ma dowlada dowlad kale ku dhex jirtaa jirta aniga waxba waan fahmi waayay deked ay wax kala soo degaan haday rabaan looma diidin dekeda berbera waa u diyaar dekedaha dk jabouti waa u diyaar laakin ciidamo hubaysan ayaan wadankaaga ku dhex dhisanayaa aniga ma fahmin
WARYA....OROMO ITOOBIYAN AYA TAHAY, ANNAGUNA SOMALI AYA NAHAY, DARISNIMADU HA NAGU FILNAATO, HOREY AYAD DAL IYO DAD IIGA HEYSATEEN MAANTANA MA SOMALILAND AYAAD SOO HUNGURYEYSEEN YUR...
@abusultan011
9 ай бұрын
Oo weli ma Hargaysuu idiin fadhiyaa 😂😂😂😂😂😂😂 Tanna Soomaali ma u dambaysay
@adama2578
9 ай бұрын
WAA MAS LOO SOO DIRAY SOMALILAND 🐍 🐍🐍🐍🐍🐍🐍🐍🐍🐍🐍🐍🐍🐍WAXAA WAAJIB AH IN MADAXA LAGA GOOYO, WAA JAAJUUS EY AH.
Sorry oday sixirkaada naga leexi muse ayaad gadeen somali waa so jeda hadii aad waxa rabto in bada kala soo dagto waa ku furan tahay lkn ciidan kaaba bada circa gee
@Kukash-x1t
9 ай бұрын
Yaasiinka Yaasiinka war quraanka halla aristo somaliyey
@khadrahassan2803
9 ай бұрын
Abagadhaw xasan sheekh so taag 😅😅😅😅😂😂😂😂
@abusultan011
9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Yuusufdahirmaxamed
Ай бұрын
Madaxweynaha magaciise
@abdiqadiraden1335
9 ай бұрын
UMADII HARGAYSANA. WAAD. SIXIRTEEN
@adama2578
9 ай бұрын
NAJIS NAJISKU DHALAY BAL UMMADDA YAHEY SOOMAALIYEED DHAGEYSTA ‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️
Anoo isaaqa oo habar awala ayaa ku leh Qabiilkii GARIGA ayaad dhamayseen.
@fardosa1236
9 ай бұрын
War TV yadaan dunida halaga qabto
@nasrin1930
9 ай бұрын
Wawarey was danger
@aliabdi8347
9 ай бұрын
Ninkani waa nin akisha curudka Oromo oo dir irarsamaale ah. Hassanow adigo irirsamaale ah waxaas kamusan filineynin.
@user-sr86ui3xsuexi
9 ай бұрын
War maxaa la jabey... ABAAGADHEHA DIR.... Ma saas ayaa inoo danbeysay
@adelwaliadan3522
9 ай бұрын
Haduu ku so labto harrgesa Nikan Dii laaa Fadlan😢
@shaficali5991
9 ай бұрын
What the heck is wrong with this TV? They have no clue what they doing. No vision no responsibility, they only care about the view that is their Lord. Subxaan.
Пікірлер: 428