Acuudu bilah mina shaydaani rajiim. Walee dadka qurbaha yimid inay dad fayaw badankoodu ahayn waan u jeeday. 😢😢😢 Taasna caawa maad iigu dartay. Waayaab . Intii aan ka fogaaday in ka badan ayaan kasii fogaan somaalida iyo dadka Latine America sidoo kale iyaguna.
@TogdheerBurco-x3p
5 ай бұрын
miyaanad maqlin nin xaaskiisa cunay
@maxamedxuseen4516
5 ай бұрын
Ciid mubaarak walshy qaali mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AxmedMacaani
5 ай бұрын
Khaalid axmed macaani
@axmedsiciid7050
5 ай бұрын
C.luuley balaayo waxay kadhacda reer tahriibed
@shamcena7314
5 ай бұрын
Oo islam ka ayaa qaba in lagu noolaan karo Hilib ka dadka markuu dhinto oo nafta lagu badbaadin karo oo welba qofka gaalka ah aad dili karto si aad ku badbaadisid naftaada laakiin qofka muslim ka ah ma dili jartid adoo naftaada badbaadinaya laakiin meydkiisa waa ku badbaadin kartaa naftaada
Bismillaahi Raxmaani Raxiim wax yaabo badan baa is bedaley qaxii ka dib Allaahu Akbar ❤
@chaltuShimbira
5 ай бұрын
lahjada hargaysa iyo burco looga hadlo lahjad ka adag oo qof somali ahi ku hadlo umalayn maayo iney jirto, 100% ayadoo ay saas tahaybla wada ogyahay taas hadana cid na kuma tiraahdo lah jadiinaa adag iyo afkiinaa si ah . waa la ixyiraamaa oo waa la arkaayoo wax ba lagama sheego , war. iska daaya cunsuri nimada iyo qof kii aan lahjadiina ku hadleyn inaad ku mashquushaan ✋‼️🙏
@AxmedMahmed-j5b
5 ай бұрын
Somali waa nasabkayga Iya dhiigayg iyo dhaashDY. Dad muwaadinina ma tihidin. Qisada wayba dhi kartaa. Yacn marka qurbaa laysigu ayay soomalidu is qayaantaa .hadal iyo hilbo ba waa la saaraa.
@AxmedMahmed-j5b
5 ай бұрын
Hadal iyo hilbobaba waa la kala saafaa.
@muunarashiid2317
5 ай бұрын
Adayga ay sheegyso maha taad shegayso ee waa fahan la'anta aanay fahmin ilayn wa lays fahmi kari wayaye
@cabdiraxmancabdilahi6047
5 ай бұрын
Lahjada hargaysa iyo burco lagaga hadlaa waa ka bbc - da laga hadlo
@نمو-و1ج
5 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله
@antitoogtakulmiye2485
5 ай бұрын
Shekoda Cartagena luugu sheken jiry waa sheeko bareley bay ka sheekanaysaa
@aminaabyan6373
5 ай бұрын
Walee dhagahayga ciida iyo dhaguhu buuxinayo ayaan ku dhagaysanayey habeenka keligey baa guriga joogey habeen kii il iyo baal isuma keenin xataa waxay tidhi nin weriya ah oo caan ah baa nugu jirey cashay ha isku waraysan nin weriya ah😂
@qaaliahmed4984
5 ай бұрын
Halkee qisadu ka soo gashay walaal? Allow na badbaadi 😢
@yurubjiiqale1936
5 ай бұрын
Salamaad minkuli afaad
@TogdheerBurco-x3p
5 ай бұрын
Nin xaaskiisa cunay ayaan dhegaystay oo la dawaynaayay oo doonta ku cunay xaaskiisa oo dhimatay
@hilaalfaysalcali7113
5 ай бұрын
Bisinka bisinka
@TogdheerBurco-x3p
5 ай бұрын
@@hilaalfaysalcali7113 kkkkkkkkkkkk
@somalia4ever1
5 ай бұрын
لآ اِلَهَ اِلّا اللّهُ مُحَمَّدٌ رَسُوُل اللّهِ
@ifrahmaxamed7436
5 ай бұрын
Allah bisinka, anigoon qisadii dhegaaysan baan ka baqay cinwaanka. Oo xagaay joogtaa armaay na cuntaa!
@Seynap-o5v
5 ай бұрын
Kkkkkkkkk wax walba ka yaab 😂
@jamilanor653
5 ай бұрын
Hilibka dadka kan xoolaha wa ka macnyahay maqlay😅 Ilahow hanugu keenin😢
@nadajama1223
5 ай бұрын
Habeenkas. Markhaati baan ka ahaa. 2015. 2016. Mid bey ahayd. Waxay ahayd. Qolka umatul kheyr. Xaadir
@Maryan_idil
3 ай бұрын
Tana ma ii danbeysay subxanallah hilib dad o ceyriina sida yeeydiina la boobo. Midbaa waxay commentiga kuso qortay hilibka dumarka iyo ka raga waxaa macaan ka dumarka 😂😂😂 Xasbunllah
@samirasahra1747
5 ай бұрын
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@حبيبهعمر-ع1ض
5 ай бұрын
آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukrinoah3987
5 ай бұрын
Ogeygaa khamiiska qaba luuqadeyda markuu gartey mega alsdan ka imi buu ii sheegtey waliba qabiilkega lacag badan baan siiyey
@mawliidhassan5625
5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤
@AshaAbdi-rd8fy
5 ай бұрын
Asha I know him and give him money. Please can you tell every somalis.
@Janno190
5 ай бұрын
Odaygaasi waa Odaygii dadkaba rogay EE dhacay dad badan weliba odaygaasi waa Kii na helay EE yidhi koonfur baan Ku koray laakiin isaaq ayaan ahay subxaanalah odaygaasi tuug buu ahaa
@adanbile4237
5 ай бұрын
Waa beenteed ! Hilibka dadku waa macaan yahay, laakiin layskama deynkaro, oo dawooyin baan u qaataa ! Waa been. Taas anigaa idin idhi Cid kale ha weydiinina.
@hilaalfaysalcali7113
5 ай бұрын
Miyaad cuntay adigu sideed ku ogaatay
@ahmeddirie1923
5 ай бұрын
Miyaad iska daysay? Shaki bad leeday .
@abanuuromar4172
5 ай бұрын
Daraakooladii la sheegayay armayba ayada ahayd ?! .
@salma-qs2gi
5 ай бұрын
She right This story is true I was listening That day
@foossamatar7855
5 ай бұрын
Asc wwb, luuleey gabadhaas waan dhegaysanaayey habeenka ay haeysay qisadaas
@ummuisra6721
5 ай бұрын
Iyadaaba xariifad ahayd yaa u sheegay in medication la qaato
Naayaadha dad dad cunaxageed ku aragteen naagbaa iigashrkaysay kulahaa midakale itobiyan baan kagadayanay kulahaa cid hadaadrabto inaad waxkasheegto caadibaa loo abaaraa sheekadu warkiinu macadee cidaad ataagaraynaysaan caadi ugucadeeya Anigu waxaan kashakiyayba tankashekaynaysa
@axmedsiciid7050
5 ай бұрын
Asc c.luul salaan sare walaashay
@hibaqahmed4405
5 ай бұрын
Subxaan allaah dadka soo tahriibay balaayo way soo arkeen naftoodana way haligeen Walee waa run dadka Hada lama aamino mid waalan iyo mid qof soo cunay iyo mid wax soo dilay adigu balaayo uun Bas socota allow na badbaadi
@aminaahmed5903
5 ай бұрын
Gabadhani shekadedu dadka ayay rabtaa inay bahalo ka dhigto ayay rabtaa diintana waa ku xad gudub in wax xun lafidiyo soomaalinimadiina waad kala irdhay sen. xasbunallahi wanicmal wakiil.
@Ifraax-h9b
5 ай бұрын
Anigu anigo sucudiga jooga ban xaramka ku arkay gabadh afrikana iyo mid maqribiyada labadaba Wan xanbartay gurigaygan Geyaya Wana 2 jero kala duwan waxana imay yelin naxaris un ban ucawiyey ti afrikanta ahayd waxay ifa shekaysay sixir wxy tiri dhulkena dadka lagu siraxa ad ban u amina dadka ano is qabankaryen uban arkaya illhay hana ilaliyo
@caishanuur9712
5 ай бұрын
Buldhada ka daaya waxaa xun aad usoo gudbineysan 😢aakhiro nah mar qaatiga idin ku noqon doono 😢
@FatimaIstahil
5 ай бұрын
Bsenka walhi waa cabsi cabsi 😭😭😭😭😭 allow na bad badi😢
@aminaabyan6373
5 ай бұрын
Iam f🎉
@shamcena7314
5 ай бұрын
Oo hilib ku ma isagoo qeeriin ah mayuu macaan yahay?
@WaberiCharmake
5 ай бұрын
Wax waab beenleey RER waqooyi facin 😊
@ubahali7258
5 ай бұрын
Waa beenteed naagtaan balaaayo ku qaaday been badan
@jamilanor653
5 ай бұрын
Are we gonna have a vampire immigrants or what😢
@fadumoabdi8417
5 ай бұрын
Waa run oo horaa loo sheegay in uu hilib ka dadka.
Пікірлер: 95