Markaan daawado/dhagaysto dhaantadan xaada jidhka ayaa i dhaqaaqda sababtoo ah waan ku raaxaysataa. Thanks İdil muxyadiin
@sayidalbanna
2 жыл бұрын
Waxbaa ka dhacay heestaan Miro laxan music codkana warkiisa daa walee labo aan kala dhicin ayaa is helay ugu yaraan hal saac baan Ku ceshceshtay love you reer DDS ilaaheey nabad ha igu geeyo ma first time in tago Ku rajo weenahay
@abdiqanijeyte3228
Ай бұрын
U fiirso gabadha codkeedu waa cajiib waliba quruxdedu waa heer sare masha allah muxudin shaahid asna dab yar shidi mayo wow 😮 war reerkan ogadenka ahi laandheresana muqdishawi boy salaam from south africa 🇿🇦
@shukrimahat559
2 жыл бұрын
Legend muxeydiin shahit wan kuwata abwaan 💯
@mohammedpalle5934
7 ай бұрын
Viva Soomaali weeyne Ogadeniya ha xoroowdo free Ogaden
@dantaadamedia3354
Жыл бұрын
Inta 2023 dawanaysa liketa ha ila dhaafina.
@suxufimainews5253
2 жыл бұрын
Tani dhanto way dhaaftay Abwaan muhidiin qalanjo Idil DDS Guul♥️
Walee ogaadeen way ilbaxeen akkaa Wakhtigii buudhiga madhan laga kirayn jiray way dhaafeen qof kasta oo ogaadeen ah oo ♥😆😄 daawada liketa haygala bakhaylina fadlan waxan rabaa inaan ogaado inta ogaadeen ee sida KZitem ka isticmaasha
@farhiamali4693
2 жыл бұрын
Ma Aqli bad moooday waka idoor 🙄😏
@ibrahimabdi6399
2 жыл бұрын
@@farhiamali4693 iidoor waa raggii timirta ku baray ka dambee markaa ha ku soo deg degin
@farhiamali4693
2 жыл бұрын
@@ibrahimabdi6399 ma idoor ma timir ba u baxda mise warshad bu laha somalidad ugu sheekeysan lakin Cagdheer wey nitaqaan idoir wa idooridi inanta weeye 😄🙄
Пікірлер: 481