afkaaga caano qaboow oo dhey geela ah ama suusac geel lagu qabey waaw dhaanto iyo badh weeye uun war hooy run badnidaa aga aga aga ilax ilax ilax waaw asalkana ogadeenya aabaan u nahay warkaa uunbaa aniga i gala maanshaa allaah mar wada dhaha huunooyin alla ha aqbalo ducada wbt
@sameerahajia4600
2 жыл бұрын
Wow What amazing dhanto 💚💙❤️💪🏽💚💙❤️ Team dhaamaystiiran!Abwan +fanan Thank you sida wangsan ee Dhabta ee u macnaysay Shacbiga Ogadenia/Halganki Xaqa aha ,It make me emotional 😭 Jabhadaydi ONLF JOWXO aya so xasuustay wali dadkaygu way nool Yahin!facts and Powerful words !dad ma nihin Itaalita oo an arsan kariin anshax xumo mayelo /edabdarada ! Mar unba lai aqbali alabariga oo arligayga oo Xoor ahna istareex seexano abal ruux nogala u gudayna anana Cadi mahan In sha Allahu 🤲🏽🤲🏽🤲🏽! 💚💙❤️✊🏽
@abwaancabdibaag277
Жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsantihiin Falcelintiina quruxda badan bulshadaydaay ❤
@bilanmuse5698
2 жыл бұрын
Insha Allaah ina adeer Alle ha ku xiftiyo markasta iyo meel kasta aamiin aamiin aamiin yaa Allaah ❤️💙💚❤️💙💚❤️💙💚❤️💙💚👍👍👍✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐪🐪🐪🐪🌺
@maadiyomadadaallo4381
2 жыл бұрын
Republic of OGADENIA 🇬🇲
@mohammedhassan2370
2 жыл бұрын
Ogadeen qabileysiga dhaaf somali galbeed 💪
@zainabkhalif6683
2 жыл бұрын
@@mohammedhassan2370 somali galbed ma amin sanin waxi somaliland hada hesto oo kale weyan kkkk magac kale oo somali ku jirin keen ilen dowlad somaliya aya jirto inagona inan dowlad gar aha noqono weyan rajadena
@aayanmaxmednaxar9465
Жыл бұрын
@@mohammedhassan2370 kk.mmmmmmmmmkokko
@a_m_gureylion-heart1210
11 ай бұрын
Guul iyo gobanimo nooloow abwaan👌
@azmahussein3637
2 жыл бұрын
Jah!! Asalkana ogadenya aban u nahay💯❤️
@haworage6752
2 жыл бұрын
Ubaax gobanimo iyo wxan nahay ONLF💋 Asalkana Ogadenia abba unahay❤ Ala dhigaa duxaa afkada cano geel o kulul lagu qabay🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💘💘💘
@khadarnasiib8024
2 жыл бұрын
Asalkana ogadeniya aaban u nahay I loved
@deqahgodey5998
Жыл бұрын
Eesh calaa dhaanto 👏🏾👏🏾 Manshallah ❤️💙💚 Most Amazing dhaanto!
@cabdikhadaribraahin9436
2 жыл бұрын
masha allh abwaan hory isoco 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
@aasiyacabdilayl4146
2 жыл бұрын
Masha Allah guul iyo gobanimo insha alaahu ogaadeeniya
@ahmedsirat7492
2 жыл бұрын
Yggheh
@fowsiyofarah5721
2 жыл бұрын
waxaan xasuustay sidaanu ugu alalaasi jirney een ugu sacab tumi jirney una illaalin jirney awoodayada iyo ciidankanaga ugu taagneeyn nabadoonu sugno dowladooda maxaase dhacay in raiisalwasaarahanagii laga yuusay oo laga hor yimid isagoon ba curan oo dhisin dawladayadii cajab cajab cakuyeey maan cagida joogo kolkaan u sacabo tumeeynay oon horey u socda garabkiinaanu taagan nahay laheeyn cakuyeey caku talo isuma kaa sheegto horaanu u socon alaha awooda lehna waanu talo saaran ogadenyana weey xoroobi bi idmillaahil kariim oo waanu idin ka reeysan oo roob baa noo di i allow mahadaa beeynu oran wbt
@gurmadqaran2246
2 жыл бұрын
Hadal waad dhameysay huuuno... Guuleyso inbadan.
@farxanadanxaashi4534
2 жыл бұрын
Halkan ka Axmed Gurey Sayidka ee lala galay gumaystaha Ithopia inu Siyaad Barre kusoo daray ahayd waayo dhirbaaxo iyo guul daro mahadho dhabarka usaaray Xabashadi waqtigaa talinaysay
@KhadarJawaahiribrahin
Жыл бұрын
Siyaad bare ninkii axmaaro kayaabiyay balse waxaa fcna lahayd markii diridhaba joogay ee amarka lasiiyay inuu dhafo ma ahayn
@bisharismailbulshawi1556
2 жыл бұрын
Viva Ogadenimo
@zainabkhalif6683
2 жыл бұрын
abwan afkada cano lago qabay❤
@celticunited1419
2 жыл бұрын
Kir
@maslahadenhassan3245
2 жыл бұрын
DHIGA IYO DUXA 🇬🇲♥️🇬🇲♥️🇬🇲
@nimcaanweliali8604
2 жыл бұрын
SXP ABWAAN ABDI HASSAN GULLAYSO HUNO ❤️🥰🙏
@Saara604
27 күн бұрын
Ogadenia ha nolaato❤
@GODOL24
2 жыл бұрын
Mashaa Allah Abdi Baag
@mastardacad615
2 жыл бұрын
Ma wallkey Allah hakuxafido abwaan cabdi baag
@SumayaHussein-e7q
4 ай бұрын
I am proud my OG super power❤❤❤
@mohammedhassan2370
2 жыл бұрын
Axyaa somali weyn soceliya muruq iyo maal Ann ubahannshay iyo maskax isukeena ✍️🐾👈💪🇸🇴
Пікірлер: 57