Dhaanto aan Inaba caadi ahayn oo uu kuluuqaynayo abwaan bashiir abdi yussuf oo looqaaday dumashiday marna walahay farax Masha Allah way uqalantaa ayaan leeyahay amaanta aad amaantay abwaan
@ayaanbeauty6963
9 жыл бұрын
WAaa Dhaanto mcaaan ilaaahay hanooodaayo kooxdeena xidagaha bariga Africa nooolaaaada
@cumargaydh4744
9 жыл бұрын
Maansha allaah inaba caadi ma ahaan
@user-kj5ji2bv8n
8 жыл бұрын
uf waaye dhantadan
@saharasaharamaxamud2329
6 жыл бұрын
Dhanto aad u macan weye
@redhunasser802
7 жыл бұрын
abdifatax garmal mashallah energy aan cadi ehen ayuu hayaa 😍😍😘
@fasuul9ali34
9 жыл бұрын
Waa dhanto aad umacaan oo loosameeyay lamaane isdoortay ale ha isukiin daayo waxaa qadaya abwaan qaali ah abwan bashiir cabdi yusuf in badan noolow sxb
Пікірлер: 7