Muqaalkan wuxuu ahaa daqiiqado ka hor intuusan dhaawucu iso gaadhin isoo duceeya🥺ilove you Illahay kuwii jannada ku kulma haynaga dhigo amiin kzitem.info/news/bejne/0oud0oiXkHOoi6w
@wardacabdiqadir295
2 жыл бұрын
Rpi ha ku caaviyo wllzhy mcnyy🥺🤲
@aarkamudugofficial28
2 жыл бұрын
Allah Sunxaanahu Watacaallaa Haku Caafiyo Aamina.Abdulkhaadir
@naila_queen3574
2 жыл бұрын
Aamiin
@naila_queen3574
2 жыл бұрын
Aminoy abyo mcn marna kaa daali maayo marar badan ayaan kuula soo hadlay iima jawabin saan rabay manoqon walasheyey waxa aan naftayda lajeclahay ayaan kuula jeclahay abyo mcn maad is asturtid dumarka kulligood waa cayro abyo labtada luquntaada tintaada intaba wey muuqdaan waxaad dhexjoogtaa rag ajaanib ah hamoodin in ay caadi tahay waa lagu weydiin doonaa waxa ku qaawiyey &waxa ragga ajaanibta kudhexgeluyey inaad dhex gasho waa qalad xittaa hadad asturanthy adna maba asturnid Alle ayaa og sida noo quruxda badan Alle ayaa noo dooray xijaabka oo na'amray xijaabkana xigmad badan ayaa kujirta waayo gabadhu kulligeed waa cawro wllhy saani waa foolxumo tii udanbaysay abyo ogow inaad gabarthy eheen nin xishoo xishoodkii muu kaa dhintay gabar xishood ayaa lagu yaqaan rag ajaanib ayaa ku arkaya kudhex jirtaa hadane video usoo gelinaysaa abyo mcn maanta kadib yey saasi dhicin adoo asturan jirkaaga kuu asturanyhy aan ku aragno adiba waa is ogthy kwrn maanta waa aduunyo birrina Aakhiro miyaadan kabaqayn inaad dhimato adiga oo sawiro ama video yada foosha xun aad qaawanthy aad dunida katagtid abyo waa laga tagayaa ee iska uruuri dunida qofku marka uu yahay safar aduunyo wadan to wadan miyuu wax alaab ah katagaa waa may sidaa aduunyada uga ilaali wax birri lagu weydiin doono oo dhib kaaga imaanayo aduun&Aakhira aaminoy qofkasta qabri&camalkiisaa sugaaya is xisaabi intaan lagu xisaabin
@caaliyahasan1608
2 жыл бұрын
Subxaanalah ma is guursateen sidaa u baashaaleysan wa sidii nin iyo xaaskiis ilaahay ka baq gabadh waxa dhaawaca ku gaaray wa dambi aa gashay xishoo
@cabdulwahababdirizak4693
2 жыл бұрын
isku waara lamaano qurux badan kala noqda, farxadaan mit kaqurux badan niigu duceeye 🤲🏻❤️
@hodanhassan4791
2 жыл бұрын
AMIIN YAA Rabbi
@sahraosman7156
2 жыл бұрын
Isastur naya urtooooooooooo
@xaawo1
2 жыл бұрын
Asc sister aamina always rag baad ku dhex jirtaa waa inaad qoortaad qarsataa masjidka xataa adoon asturneen baad joogtay gabadha muslimada saas maahan waa inaad xishootaa ood qoortaada qarisaa oodan raga aan ku qabin aadan ku dhagdhagin ogoow naarta dumarkaa u badan
@abdirizackadan5816
2 жыл бұрын
Ruta wye wllhi
@rayaanmaxamed1399
2 жыл бұрын
Aad iyo aad wllhi Ilaahay ka baq oo qoortaada qarso dadkn qawanaanta aad kula socotana ayguba ma jeclaadeen wllashod in aa saa ahaato
@asioaxmed2256
2 жыл бұрын
Sisterey tan ma is astureyso ee aan uduceyno bes salma lajecley m.a gabar astu ran ahayd nimankaasna kuma dhagi jirin ilaa ay kudhacdo mooyee m.a naa sida salma lajecley isdhigi jirtey iska dhig du lufey
Waxan ahay gabar somaliyeed uu bahan cawimo waxan idinka raba waxan agtada waxba ka ahayn agtaydana ku weyn subscribe ka raba Adigoon dhibsan qoralkayga qof kasta wuxu wax ku yahay dadkiisa waxan ka codsanaya inaad ilahay dartii cawa 1k igu gaadhsisan 😭😭😭😭💔💔💔💔
@mirsanmedia
2 жыл бұрын
insha allah
@adoontaalle4225
2 жыл бұрын
Subxanallah huuno sidan waxka badal oo allah haka cabso
@Missionreaders
2 жыл бұрын
Wuu Ku digay Alle ee is daba qabo yartaay nin ajaniba kaa ah ayaad gacmahaga dalaq laleedahay subhanallah sibaad isku caqli u tihiin adiga iyo isaguba isma dhaanto khaaf Rabak yaa uqtiii
@nadamaxamed6006
2 жыл бұрын
Mcnto alle haku caaafiyo xabiibti🤲🤲😰 lugta hada seey ku thy miyey ku jabteyna 😰😰
@saadobile3811
2 жыл бұрын
Aaminay wllo nimanku ajanib ka yihin waliga iska uruuri intasi iga talo huno mcn
@queenabnaaz421
2 жыл бұрын
Masha allaha ma beautiful brother real enjoy woow and ma sister amina abdiqadir farxad kunolow abid wanijeclahy damatina 🤲♥️♥️👌👌❤❤❤💯💯
@faatixuseen8457
2 жыл бұрын
Lamanawalbo islajogo allaha dhibato iyo qilaf kadhowro inte laman heysana allaha mid dacada hasiyo aamin
@hassanadam9503
2 жыл бұрын
Allah kacabso hijaabka qaado wll waa ceeb Allah kacabuuray haku jees jeesin adigoo qaawan Allah nafta waa kaaqaadi karaa tan waa aduunyo kuxisaabtan tan aakhiro suubso camal aduunyo aakhiraba wax kuu taraayo wllo
Asc walaalkiisa hadeey wax ku qaadaneeyso waa u sheegnay allaah soo hanuunsho waa ceeb nin aan ku qabin muxramkasga aheen inaad marwalbaa aad daba orodoo oo aad ku dhagdhagto gabadha muslimada ah waa tan xishooto ragune gabadha xishooteey jecelyihiin gabar meelkastaa taagan ma rabaan oo raga ku dhex jirto hada ka hor mid walaalaha yutubarada ka mid ah oo nin saa gacmaha u haysan jirtay waan raadiyay waan u wacay walaahi waa oysay shukran habaryar ee dhahday maalintii wixii ka dambeeyay ninkii waa ka dhabeeysay ineeysan gacmaha qabsan markaad is guursataan ilaah baa kuu baneeyay baan ku iri
asc walalahey dhamaan tiin team enjoy aduun waa bari iyo maantay sidaan aad wax uwadaana macquul maahan dad ajanabi kala ah tihiin ilahey ka cabsada inteey goori goortahay dadku inteey idunku mash quul sanyihin oo video aad soo dhigteen firinayan oo hadana video gaas owsan salaadii laga yabaa iney ka tagtay wax maa laayacni ah inta soo duubtiin walba quraan aqrista wall aduunka sidaad doonto ujoog ma ahan micnaha illahey kuu abuuray inaad fahanto larabaa xitaa video yada aad soo dhigtiin lacagta aad ku qabtaan uney xaran tahay mac quul ah ileen idinka oo isku dhagan ama asturneyn soo dhigeysiin you tob kaan hadaa dhimatiin sidaan bey ugu jiraayaan xumaan hadaa uga tagto adoo aaqiro jiro danbigeeda kuu socaayo hadaa wax wanaagsan oo illahey raali kayahay uga tag tana ajarkeeda kuu socaayo hadaa xuban ii aragtana haley cafiyo dantiina ka hadlaayee waligey youtob qoraan ama comant aan kan aheyn kama dhiiban marka wllayal qalbiyadeena aan xumaan ka ilaalino hadalkeygana yaan laga dhigin hal bacaad lagu lisay inaad ku waana qaada taa rajeynaa insha allah danbigeena allah dhaafo
@hafsamohd4594
2 жыл бұрын
ALLAH kucaafiyo quruxey🥰 I like ur energy when you are shouting 😂🤣
Ana wll ugu horayn waan kùu ducaynayaa si niyada wll Ilahay haku caafiyo wll dar ilahay baan kuu jeclahay wlhy wll lkn waxan kugula talinayaa adiga oo aan iga xumaan wll waa aduunyo tani waynuna ka tegaynaa dhamaanten waad fican thy sidaad u dhaqantaa lkn waxad ku dartaa uun is astur wll qali gobolkii ragana waan kaa soo salamayaa
Aniga xataa maseerooyo anoo la joogin imaan dulqaad badana lkn adi ma maseerosid miyaa 🤣🤣
@asioaxmed2256
2 жыл бұрын
Naa maxaa ka khaldan oo laqeylineysaa horta ninku muu ku jecelyahay waa adiga sidii boorsadii dharka ulasocda🤣🤣🤣🤣
@shaandhey
Жыл бұрын
Wwwwwwww
@UmuMahiir
2 жыл бұрын
Dadkaan meher maa kadhaxeeya? Hadeysan meher jirin illaahey soo hanuuniyo
@falisgacal5289
2 жыл бұрын
Wlhi wan Ka Naxay waxa an Ka naxayna maaha dhawacada ee waxan u Naxay aqiradaada abyo waayo dhawaca sida u kuso gaare ayey ajashana kuso wajihi karta Waqti walba plz abyo is astur oo raga ajanabiga Ka ahna Ka fogaw wa iga waaano walalnimo Allena haku cafiyo 🙏🙏
@amios6572
Жыл бұрын
Samiyey ninka iska guurso kabadel wax sheekadan
@haldhaainboqor5026
2 жыл бұрын
Waxay uu walatay jaceylkii arkarigii ay jeclayd qiso xaqiiq ah gabdhii uu dhalay qoragii weyna ee reer 🇫🇷 france victor huge ee Adele huge 🥺😭 kzitem.info/news/bejne/yqeFv6uEi2t1a2U
@faadumacali6003
11 ай бұрын
Asc sister abaayo mcn waxa kuu sheeka xumana haiiqadan is astur aa kudhilaha adoon xuman ii arkeyn😭😢😰
@najmanuura7381
2 жыл бұрын
Qof an xishonen marba marka ka dambeyso waba Kasi daroysaa bee bisin naa xishoo Alla xishodka nagama qadee wilashi xita gacan gacan bilaben xishon jiry maba Isla yabto miyaa hadhw aye ledahay wa leyga xunyhy
@rose2421
2 жыл бұрын
Naa gabaryahay ninka guurso sida ugu dhakhsaha badan iska dhameeya howsha dad IS jecel naa iila eegtihiine
@maxamedxasan2132
Жыл бұрын
Abyo cowrada inaad dawoolata ayaa kasiimacan ee marka dambe dawoolo plz wll
@Kingdollow-u5c
10 ай бұрын
M,a lamanahyga wan idin wataaa marwalipa sidan oo kale u faraxsanada❤❤❤
@greenkhadra9765
2 жыл бұрын
ilaahy ka baq ninkani kuma qabo sidi kuwii boqorda stylkaad sameenysaan idinkoon is qabin ayaad is qaawisay timha qoorta naa Alaah ka baq oo is guursada
@xasanshaka1429
2 жыл бұрын
Ana waaw waaw mugaal aad uquruxbadan adiga & Enjoyaaaaa
@fahmoygclfahmoygcl5124
2 жыл бұрын
Am so sorry wlshy mcn cafimad tamam ah ayn kurajeyna kuladarema xanunkaa abyo mcn srry
@abdikadirhashi3832
2 жыл бұрын
Amina abdiqadir wan kujeclhy adiga iyo real enjoya iskuwara Abid❤❤🖖
@samraanAli8122
2 жыл бұрын
Qaaliyey runtii wxaa tahay gbar aan said utaageero una jeclahy runtii wxaan aad oga xumahy Dhawaca ku Gaaray aad baan oga xumadaY malapo wxaan RajaynaYaa in aad caafimad Taam ah heli dontid Amina wxaa tahy inan aan aad oga jeclahy Baraha bulshada 🥺🥺🤲🤲
Wlsheyn aamino alle ha noo kaa caafiyo soo noqo adoo caafimaad taama heyesta
@naciimamatan2116
2 жыл бұрын
Wllo is astur plz
@juweyriaaragsan2361
2 жыл бұрын
Inan Kula Hadlo Ban Raba Abayo No Xuman Wilku Ajnabi Bu Ka Yahy Blse iz Astur Wxan Wa AduunE Wana Laga Tagaya
@ayaanmohamed8664
2 жыл бұрын
Alle haku caafiyo wll aaamina🤲😪
@leiladiamond9356
2 жыл бұрын
Naa wll maxa kuhelay gabadh asturan bad ahaan jirtay maxad maryaha u dhigatay adunka walaga tagaya wll cidna ku nagaan meyso illahay kabaq raga ajanibta ka ah Ed gacmaha qabsan iskadaa o is astur qof weyn ba thy wll xisho illahay kabaq adunka waa 2bari hadhaw ha oran yaaleytanii😭
@hafzaayah3633
2 жыл бұрын
Ileen naartuba shaqay ubahanatahay wllo quruxey gabr baa tahay xishood oo is astur wxd saas ula ciyaarayso wa nin kaa ajaanib ah sida nin io naagtiis bad ba ubashalaysan wllo dhawaca kuso garayana wa mid lagaga digayo wxa aad smeynayso ee is astur wllo oo xishood ka badi ilahay haku cafiye😩🤲🏻
@farhiafaisal
2 жыл бұрын
Mnsha alla enjoy iyo amina Wan udin jeclahay walalayal adna rabi haku cafiyo
@bintukaafiya2814
2 жыл бұрын
Asc dhamaan walaalaha muslimiinta ahwaxan idinka codsanayaa inaad igu soo ducaysaan Aabo oo iga xanuusanaaya in Alle caafimaad deg deg ah siiyo Alle haydin xafido meelkastaad joogtaan
@qalbi_M
2 жыл бұрын
Ilhy kuu caafiyo aabo mcn🥰🤲
@fatimamohamednuur6008
2 жыл бұрын
ilaahow caafi
@khadromaxamed6550
2 жыл бұрын
Alle haku boga dhayo mcnto kaxumahy walhi 🥺🥺🥺🫀👸💃🦋
@sakariyemohamed4726
2 жыл бұрын
Waad ka soo daraysaa aamina hadeer markii hore is asturi jirtey iminka maryaha doo dhig dhiganaysaa
@caishiahmed2408
2 жыл бұрын
Lkn abaayo quruxey tintaada ayaa gadaal kamuuqata ee tinta noo astur abaayo waa cowro tinta ok 🥰❤💋
@raziyahinadesigns8459
2 жыл бұрын
Wahanlayabay sas uasturnet iyo sidha ad qorta ubaneysatay war inyar inyar auhalabine isqaba. Gawar MashAllah hore usoco abyo Farhad kurajeyna
@fatimavlogs6356
2 жыл бұрын
Ciyartani malin walpa ciyarnaa ani walalo heyga. Ciyarta waxe dhadhan ledahy marki ladhaho dharbaxada kowaad free wye hhh time for bacaris kkk ilaah ha iskukindayoo guurka so dadajiya
@safiaisse7419
2 жыл бұрын
Alla tan miyay hooyo iyo Abe wllo dawanaya lahayn waxay ninka an kuqabin oo isku qawinayso malaha hada kaligin tihin dhaarkaba iska dhigta
Пікірлер: 252