I listened 2024 /09/27 Friday best music wllhi waa qado 😢
@zarazara665
6 жыл бұрын
Wallahi she is beauty Mashallah tabarakallah. I love her personality n charscter. She is the hottest female of all somali singers.
@somali.cartoon.channel
6 жыл бұрын
queeni jay adaa ugu dambeeyay cid daawata ana maantaan dhegaystay lkin beryahay heestani cusbayd baa igu dambaysay 2003
@abdi1502
6 жыл бұрын
So ugly
@safiirkareermiyiga6105
4 жыл бұрын
she is balbalaarka lkn wa legend qoftaan
@AhmedAhmed-du3qr
2 жыл бұрын
I second you Kawaran quruxleey. Where are you listening or enjoying this splendid song if I may ask you camal?
@salmanmaxamed1470
4 жыл бұрын
Heestan anoo yar baa tv ga ayaga ka dawan jiray wllhi 2011 wakhti zeinab 2 dhagax fananad xasuus gara igu leh Iam still watch 27/05/2020
@misrakamare1634
4 жыл бұрын
Waa hees mcn! ዘይነብ ቆንጆ🇪🇹🇸🇴
@sacaddawud524
5 жыл бұрын
xusuus hore waaye heesahaan aniga oo yar ayaa dhageysan jirey xili hore aan hada ahayn 1997 still waxa aan u dhageystaa kanahaa heeso cusub cml abdisalan siciid hassen jimmy ayaa musiga ku fara yarestey allah yacizak axsan musician
@ZahrahajjiZahrahajji
2 ай бұрын
Ma xiligas aya la qaday bisinka😅😅😅
@AbdiyareAbdiyare-pv6cv
Ай бұрын
Kkkk cirig alaha kubarakeyo 1997 waa waqtiii aan dhashay
@hersi6773
2 жыл бұрын
Heestaas 2000 markii la tumayay waxaan joognay Toronto, canada, waxaanu ahayn, saynab, abdisalan jimmy Oo musica tumayay, abdijibar alkhaliji iyo abdiwahab cantar naaji. 22 sano ayaa kasoo wareegay wakhtigaas 26jir ban ahaa.😢🤦🏽♂️
@HamzeJama-mi1lg
Жыл бұрын
Heew iminka ma 50 jirba tahay
@mariaahmed9762
Жыл бұрын
@@HamzeJama-mi1lg😂😂😂
@mohamedaliahmed3419
4 ай бұрын
Sxb heestan xiliyadii ay soo gashay youtube ayaa iigu horaysay lkn anigu waxan ka helay klipka gabadha quruxda badan ee dhinac socota qaabka ay kolkay ku yar ciirto saynab ay u xadraynayso garbaheedu u cayaarayaan iyo macal laabta hore waa gabadh dheer maarin dhalaal xiga waar niyow taasi iga daba gee ma idinla joogtay habeen kaasi . hal midh uun baan is waydiiyaa waar waxan silsilada ay gacmaha ku kala wareejinaysaa ma ay ay wadatobaa mise waaa boorsadeedii gacanta sikastaba gabadhaasi iiga warkeen jacayl baan u qaaday aanay ii ogayne.
@qaysargaldogob5189
4 ай бұрын
@@mariaahmed9762😂😂
@ZahrahajjiZahrahajji
2 ай бұрын
Ma sha Allah waqti waso qadaty in bdna alle hku siiyo cimri 2000 ana wa dhalashadeyda😢❤
@geelegeedi2948
6 жыл бұрын
2000 yaan xasuusta anoo 18 yrs jira iyo nairobi. Caadi ma aheyn iyo buufiskii kenya
@mohamuda.xamaraawi5553
5 жыл бұрын
Hees iyo badh, Mid kamida heesaha Aan ujeclahay ee ay Saynab laba dhagax qaaddo. Ilaahay cimrigaaga ha barakeeyo saynab😍😍
@hashimguy7695
4 жыл бұрын
Reminds me 1997
@qadancabdi9744
19 күн бұрын
2000 markii la tuumay waxan jogay ertreya❤❤❤ xasus jeclkeeygii hore❤❤❤
@amiirmohamet5908
Жыл бұрын
Dhayihi jcl kow fankii dhexe❤
@mukt89adam11
5 жыл бұрын
2019 still watching, lisng plse like. remind my childhood 1997
@deeqaluula3828
4 жыл бұрын
mukt89 adam But this was the early 2000s not 1997😬🤥🤨🤨
@yaasiriid
Жыл бұрын
Are you live today please reply me
@doubled8677
3 жыл бұрын
2000 naver forget Lafta dheeriyo dhabarkiyo Dhagahaa I culusoo ku dhaadi mayee 😘😘
Seyban waxaan ku soo xasuustaa heestii waa salaw galcalkuye waxaan joogay maagaaladii aan ku dhashay ee ceelbuur gaar ahaan sarta dhagaxleeyda waxaan ka dhegeysan jiray raadiye yar oo canjalka lee la eg wlhi waa xasuus aduunyo
@abdi1502
6 жыл бұрын
Playpack bey ahayd
@abdiwahabmohamud7196
2 жыл бұрын
Hyyyyyy
@naasircabdi4028
6 жыл бұрын
Gabadhani fanka way kabaxday waxayna codsatay in aan ladhagaysan heesa heda
@xamzeyare393
Ай бұрын
Ala maxaad heestay saynabeey😮
@kamalkhaldoun5949
2 жыл бұрын
WOW 💞💙💞💙💞💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💘💘💘💘💘💘
@xasanbasriwarsame8379
6 жыл бұрын
Inantan oo xijaaban lahayd oo guurna iga ohalaan lahayd........heeee. xaga hore. I L OVE HER.
@sadiiqmohamoud8050
4 жыл бұрын
2020 ⭐
@axmediid9149
Жыл бұрын
Saynab 2 dhagax waa Cajiip
@SuperDhalad
13 жыл бұрын
wow zainab is pretty walahi i wish if i can marry U still u kno let me know if u single walalo aiiiiiiiiiiiiiiiiiiight
@dullahiayoub2432
6 жыл бұрын
Fanka ay ka baxdhay ayaa soo badhatay maxay ka baxdhaa fan maba jirto hees Qura ay lee dhahay waxay kufsan jirtay heeso dadkii lahay Geeriyoodheen Sidha fanaanad Xaliimo muuse milaano iyo Shamso cumar ahmed xaydaro iyo kuwa kale Markay heeso Gaar ah laa lato ayay tahay cid wax soo gashay kana baxdhay
@abdirahmbakaal1789
3 жыл бұрын
Dhiigeygi batahay aan kudaadaye soyara dawoow
@alfanaansuperdayaxdalnursh811
6 жыл бұрын
Wll yaal delete dhaha gawadhan way costay ini delete ladoho heesahedha wayo way ka tobada kentay
@ahmedcadaweofficial6686
6 жыл бұрын
landeerah xafadha islee sax kazaara
@abdi1502
6 жыл бұрын
Heeso ma,ay lahayn copy bey ahayd
@farxiyoluulofficiall697
3 жыл бұрын
Yaa qaado
@liibaancagadahab775
6 жыл бұрын
wsdmo
@egnshakiiri4424
2 жыл бұрын
Xasus ayy igu leedahay hestan
@horsocodfilms9991
6 жыл бұрын
Hllo wll Fadlan ka Sara Saynab laba dhagax Heesaheeda KZitem iyada raali kama aha intaanan lagaa xirin ka saar Fursad 1 Week baad heesataa
@yousofjamanour5606
6 жыл бұрын
Mar haday ka baxday fankii wabay fiicantahy
@iq4waaatpepee478
4 жыл бұрын
ShutUp٢٠٢٠😎🤟🏿👍🏼
@najiibalpha9409
3 жыл бұрын
Dugi quran baa dhigty marka heskan maqli jiray.
@ishwaqahmed900
6 жыл бұрын
Ala beerka dharkay qabtp ano kayarba waligay maxiran kkk cadi maha waad igawayntay maahee siilkan kaa dhunkan lahaa kkkk naarun haumalayn waan kaftamayay
Пікірлер: 176