Dhabtuu Jacayku Yalaa | High-resolution audio 48.1 kHz 320-bit |
Codkii | Xiliimo Khaliif (Magool)
Codkii | Xasan (Bayle)
Erayadii | Axmed Saleban (Bide)
ERAYADA | LYRICS | ⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵
00:49 sida
00:51 aad dhalaantahay
00:53 oo aan kuu dhalay
00:57 dadka kaa dhawaystee
01:02 sida
01:04 aad dhalaantahay
01:05 oo aan kuu dhalay
01:09 dadka kaa dhawaystee
01:15 dhinacyada kalgacalkiyo
01:18 dhuuntuu kalgacalkuna
01:21 dhanbuu igagayaalaa
01:24 dhabtuu jacaylku yalaa
01:27 dhabtuu jacaylku yalaa
01:36 dhinacyada xubnaha iyo
01:40 dhuuntu kalcalkuna
01:42 dhanbuu igagayalaa
01:45 dhabtuu jacaylku yalaa
01:48 dhabtuu jacaylku yalaa
01:57 sida dhiraha miraha leh
02:01 oo dhibici dayreed
02:04 galabnimo ku soo dhacay
02:10 sida dhiraha midhahaleh
02:13 oo dhibici dayreed
02:17 subaxnimo ku soo dhacay
02:22 (ooy,)
02:24 dharabkiyo
02:26 malabkuba
02:27 dhirta dacalka saareen
02:30 (ooy,)
02:32 dharabkiyo
02:33 malabkuba
02:35 dhirta dacalka saareen
02:38 aan kuu dhaweeyoo
02:42 marna aan ku dheehdee
02:45 adiguna ha dheeraan
02:54 aan kuu dhaweeyoo
02:57 marna aan ku dheehdee
03:00 adiguna ha dheeraan
03:09 ilaah
03:10 haybad iyo qurux
03:13 intuu kuu dhameeyaad
03:16 hablo taako dheertee
03:21 ilaah
03:23 haybad iyo qurux
03:25 intuu kuu dhameeyaad
03:28 hablo taako dheertee
03:34 waxa gala dhaqmaatiga
03:36 ifkaa dheeman iyo luul
03:40 laguu dhaafsan mayee
03:43 dhabtuu jacaylku yalaa
03:46 dhabtuu jacaylku yalaa
03:56 waxa gala dhaqmaatiga
03:59 ifkaa dheeman iyo luul
04:02 laguu dhaafsan mayee
04:05 dhabtuu jacylku yalaa
04:08 dhabtuu jacaylku yalaa
04:17 dhexda taako iyo socod
04:20 ama dhabarka geenyada
04:23 sida damal dhulka is wadhay
04:30 dhexda taako iyo socod
04:33 ama dhabarka geeyada
04:36 sida damal dhulka iswaydhay
04:42 timahaagan
04:44 kala dhacay
04:46 waa waxa idhaawacay
04:49 timahaagan
04:52 kala dhacay
04:54 waa waxa idhaawacay
04:58 aan kuu dhaweeyoo
05:01 marna aan ku dheehdee
05:04 adiguna ha dheeraan
05:13 aan kuu dhaweeyoo
05:16 marna aan ku dheehdee
05:20 adiguna ha dheeraan
(℗) Socdaale Music
(©) Copyright Projected By ADDDE JAMA 2023. Any illegal reproduction of this content will result in immediate legal action.
It is essential to mention that I hold the copyright ownership of all the content featured on this channel, including my original compositions and performances. This means that unauthorized use, reproduction, or distribution of my music without my consent is strictly prohibited. I kindly request that you respect and support artists' rights by avoiding copyright infringement.
Thank you for joining me,
➠Subscribe to see more ♪
▷▶ᴘʟᴀʏ ᴍʏ ᴍᴜꜱɪᴄ ᴏɴ⤵
Spotify:
open.spotify.c...
Apple Music:
/ adde-jama
Anghami;
play.anghami.c...
Lebal:
℗ Socdaale Music,
© ADDE JAMA,
▬ Connect With Me ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
Instagram; www.instagram.com
Негізгі бет Dhabtuu Jacayku Yalaa (Original)
Пікірлер: 2