Koko iyo sundus dalxiiskooda markasta waa xaraabo wllhi😂😂
@adoontiallesiman262
Ай бұрын
sheekada Asad oo rajastiinada Amiira horta kuma jirto siday ildhaha u taagtay le ka fiirin kartiin sido kale saamiya ineesan la ogayn baa u maleeyay koko iyo sundus waaye markiiba hore ayay ka qosleen waliba qofka la ogayd prank ga samiyay u eegtahay qofka loo wadayne koko amee tahay ama sundus 😂 waayo Amira sheekada waxba maka oga way yaaban tahay 😂
@SULTHAN27
Ай бұрын
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan COMING SOON 2.5M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
Wlh asad hagoi oo istaagay oo banooni ciyaaraya baan ku riyooday❤ illaahow riyadaa ii rumee oo natus asad oo soconaya❤❤
@sheekhcumar9590
Ай бұрын
Asaad iyo inta dhiibateysan oo dhaan amiin amin🤲
@MaisaAbdulkadirAdawe-kf6tl
Ай бұрын
Amiin❤
@raxmataali8598
Ай бұрын
Aaaamiiin
@khadiijaabdqadir
Ай бұрын
Aaamiin ❤
@SucaadoSiman-sj9lk
Ай бұрын
Aamiin
@NimcoAbdi21-iu8nl
Ай бұрын
Saamiya asturan❤ lahjadeeda jecelahay m.a🎉
@ayaanabdullahi1
Ай бұрын
Amiira yaa lakaa waalin mukulaal naxariis lee kaa aragtay haday kudaba raacdo ama cunto ee kaa soo urisay leee😂. Ar ani maxee isoo raaci waysay ilaa gutigayga waan wadan lahaa. I love you yaanyuur❤
Mxee kuugu baxdaa ma gabar walaashaa ah wxeesan raali ka ahyn in lasheego
@fardowsosahal6490
Ай бұрын
Camerooyin badan ayaa heysataan waxay ahayd qof walba markuu sheekeynayo Close up in aad ka dhigtaan, Muuqaalada noocaas ah waxay suurta gelinayaan in dadku wada daawadaan.
@adandiiriye4333
Ай бұрын
Keep going 3 million inshaa allaah my brother Asad hagio
Waryaa asad gabadha hakanaxinin de amiira Illahey Isha hakaxijabo my Queen ❤
@AyaanXuseen-tk1to
Ай бұрын
Team Amiiro ismujya ❤
@SalmaAbdelftah-lt6jr
Ай бұрын
Sandusky funny waaye wlhi way iga qosliisaa keep going sis❤❤❤
@user-dk8rn5ei3t
Ай бұрын
Wallhi waan idiin jeclahay team 27
@luqmqanxasan9821
Ай бұрын
Cayda wuu murug sanyahay caawa
@abdullahijelle9420
Ай бұрын
Ana is idhi maxa kaqaldan
@Bellaa309
Ай бұрын
compination of ceyda and amira outfitssss 😍😍😍
@dheemanmahamet2145
Ай бұрын
Ilove you team 27 ilahay farxada ha idin siyaadiyo❤❤
@yarimysahra8061
Ай бұрын
Masha Allah tabarakallah Allaha idin xafido dhamantin Yaa Rabi Allaha idinku hanuniyo Jidka xaqa siradul mustaqiinka ee qerka badan leh dhamantiin Yaa Rabi Allaha idin xasusiyo aqiradiina yaa Rabi illaheyow so hanuni gabdhahan yaa iyo wiilashan yaa Rabi yaa Allah illaheyow so hanuni yaa Rabi
@user-cu8ug4bd2y
Ай бұрын
Aniga safarka waxa iigu la yaabka badna meeshi dabka😂😂😂😂😂😂
@user-nq7kf1el6k
Ай бұрын
team 27 love you dhamaantiina qalbiga niga jeclahy walhi allah nidhoro abid team asad only 3m🎉🎉 i.a
@hafsamohamudhassan2602
Ай бұрын
Abowe safar kadib dalxiis kadib ilahay nabad waa nigu soo celiyey alxmdllh🤲 abowe waad ku mahadsantahay wakhtigada qaligaa🙏 waxaan rajeneynaa barnamijyo cusub inu bilamanayo insha allah MR 3M guul wacan❤🙏
@calixasanjidhaan8363
Ай бұрын
Mahadsanid waa mid ka mid ah dadka aad kuu taageero
@ajwaabdulqaadirajwa1648
Ай бұрын
Wllhi koko iga qoslisay ani Sunduz is not easy kulhaa prother 55 Kg😂😂 😂😂😂😂
@anisaaragsan9885
Ай бұрын
Cawa wa hbenki igu horesay aan noqdo qofki ugu hore aad ugu faraxsanhy team 27 hore u socda ❤️❤️✌🏻
@user-kx9rj2yw2h
Ай бұрын
Welcome to team 27
@housnia
Ай бұрын
Sundus iyo samiya from Djibouti jano ❤❤❤
@user-ti5vp8um7k
Ай бұрын
Amiira qosolbadan bisinka hablha ka wayxishooonya mashalah samiya
@salmanhassan1644
Ай бұрын
Team koko bule one love ❤🎉😊
@Xantasocialmedia
Ай бұрын
😂😂😂 rajastiinka 2 qof e ku dhacday wa saamiyo iyo kooko qofka prank lagu sameynayayne koko waaaye😂😂😂
Пікірлер: 1,5 М.