Allah ha naxariisto mama Maryam, xaaskii Wariyee Teera. Asagana Allah u naxaariirto. Anaga oo dhan Illah ha inoo wada naxariisto, waxaynu nahay mayd sooconaya.
Allaha u naxariisto maama maryan mudeey waa hooyo qaran
@barakongo3373
8 жыл бұрын
allaha u naxariisto maryan cali muudey qabrigeeda allaha u waasiciyo bahda wax barashona allaha kasabar siiyo waxay aheyd qof xasuus weyn uga tagtay ummada soomaali oo dhan (alif lakordhabey alif la hoos dhabeey)
@halyeeyosaamaynlahaa.6662
5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto heesta maryan cali muuday aad baan uga helaa . Alig la kordhabee alif laagoday woow lagu reeb.
@somalisomali2385
6 жыл бұрын
Cabdi Muxumed amiiiiin asegana allaaha u naxaristo iyo maryan cali
Пікірлер: 46