Professor: wallahi wax aan kugu abaal gudo ma garanaayo Ilaahay ha kuu barakeeyo aqoontaada sida wanaagsan ee aad ugu dadaalayso inta af_soomaaliga ku hadasha kheyr Allah ha kugu baddalo xikmadahaaga
@Hani_Abdullahi
2 жыл бұрын
sx wllhi
@KhadraAbdi-tk3mr
3 ай бұрын
Maasha Allah Guulayso labada daaroodba ustaad 👏👏
@user-jt9fs3dt6i
Ай бұрын
Macalinka kaliya oo aan wax ka faa iday alle hakuxafido macalin m.a❤
@hipoahmed8379
3 жыл бұрын
Msha Allaah
@kinhoahmed1056
3 жыл бұрын
Mclinka iyo ardeyga ixtiraamka kdhexeya wa kan waalidka iyo caruurtisa kadhexya🥰
@siyadkodeachrafhakimi9731
3 жыл бұрын
Wa xaqiiq weyan mclin
@farahmacalinadan6688
3 жыл бұрын
M.a Pro Mhdsanid Allh kusharfo
@jihaanpea9215
3 жыл бұрын
Wlhi m.a waa qof xikmad socoto ah il xun allh ka qapto
@hindiadahir4726
3 жыл бұрын
Amiin yaarabi 🤲🤲🤲
@hafsadahir6016
3 жыл бұрын
Masha Allah
@TOWXIID11
3 жыл бұрын
Maansha Allah ustaade casharadaada aad baan u la socdaa allaha ku barakeeyo
@abdifatahsharif7342
2 жыл бұрын
Masha allaah
@hamdiharako8961
2 жыл бұрын
Jazakallah kheir Ustaad. Baarakallaahu fiikum
@mohameddeeqaadenxuseen7521
3 жыл бұрын
Ustaad wax badan ayaa kaafaiday allaha cilmigaada iyo cimrigaada kuu barakeeyo camalkaaga wanaagsana ilaahey Jano hakaagu abaalmariyo Aamin
Ustaad wad kumahadsantahay sida aad aqoontaada noola wadaagtid hadyajeer, waxaan ahay arday haddane ah macalin waxaan kaa bartey cilmi badan oo i anficindoona aakhiro iyo Addunba . Training macalimnimo waan kaa bartey. Iyo waxyaabo aan lasoo koobikarin oo iga dhigeen Qof nolosha isbedel kasameeyay thank U mcn
@mohammedaweis3014
3 жыл бұрын
Sxpow caadi muu teacher training u bixiyaa yaci class la xaadirayo mise seminar iyo waxyabo saas ah uu qabtaaa
@hassanabdullahi3341
3 жыл бұрын
@@mohammedaweis3014 youtube ka lee kaqaatay Cinwaano badan buu soogeliyey, sidookale simanrs wuu bixiyaa iyo Sidokle inuu tababaro macaliminta wa haddi ay uyeertan iyaga.
@mohammedaweis3014
3 жыл бұрын
@@hassanabdullahi3341 thanks sxb
@drmucaad2989
3 жыл бұрын
Masha allah
@abdiibnudiriye5556
3 жыл бұрын
Illahay aqoontada iyo cimrigaaga hakuu barakeeyo
@abshircismaan3043
3 жыл бұрын
Aamiin amiin amiin
@xamdicalimaxamuud9865
2 жыл бұрын
Shukran ustaad
@ismaciilcali6539
3 жыл бұрын
Masha allh
@maymuunmaxamedbarrow3539
3 жыл бұрын
Masha allaah professor.abdi risaaq aad ayaa u mahadsan tahay
@Hani_Abdullahi
2 жыл бұрын
❤❤
@andiwaaxidibraahim7188
2 жыл бұрын
ماشااللهAlaah cilmigaaga kuu barakeeyo& xikmadahaaga
Пікірлер: 47