Soo saar channelka walashay subscribe 👉 kzitem.info/news/bejne/2qJnn3qin5dhaYo
@saynabibrahim4703
2 жыл бұрын
Ma dhacsano abayo pressure ka waa fiicanyahay hadii uu 60 noqon lahaa ayuu low yahay lkn 95 ama kabadan wa meesha ugu fiican
@nimcocabdullaahi8690
2 жыл бұрын
Alle hakufududeyo apayo
@ayuushcusman7155
2 жыл бұрын
Abyo geed badraaf ladhaho aya jiro ocabitan ahan ushidanesid ama ad salarka kudarsan kartid hbbtii dhiga saaid ayuu usocilinayaa kas radso hada heleso qali
@falxadcali580
2 жыл бұрын
Xanunkas abyo kugu dhacayo dhiga ka dhacsan wye hB gada maha wa cadi intas xita wku dhali karta gbr wlshey sidas ah dhiga kadhaco sidas ayena u xanunsata marka abyo biyaha cad badso insha allah wa cafimde ❤
Manshallah 😍 amaal cafimad taama alah ku siyo ilahay ha ku fududeyo dhiga waxyalaha soo celiyo qaado 🥰👍
@amishali7064
2 жыл бұрын
Abayo macan alaha kuu fududeyo wax kasto aad jeceshahay oo cafimadkaga ku jira hada afuray wlh si niyad ah ayan kugu duceyay alaha ku aqbalo ducadaas insha lah tarmin ka danbe ama balanta danbe wax walana ok. Alaha kaga dhigo insha lah barina waa ku soo duceyana waa malintii 9laad sonka. ❤
@AminaMaandeeq
2 жыл бұрын
Alle cafimaad taam ha noo kaa siiyo insha allaah dhiigaga caadi uu noqonayaa alle idinkiisa maanka uroon walaalshau mcn afar indhood oo abshira alle ha kugu kala keeno dhib laan alle gaaladaaz shartooda ha kaa qabto allaahuma amiin
@najmaabdalla3415
2 жыл бұрын
Ameen ya rabbi❤️❤️
@qadroumueyman7205
2 жыл бұрын
Masha allah macaanto taban waa fiican tahay Masha allah ey kuwaalin taqaartiirtaan taban iska dhaafee sideed ayaa lagu dhalaa ee ilaaaheey tala saaro
@kaliakalia7023
2 жыл бұрын
Amaleey abaayo allha ku caafiyo bees caano iyo timir isku shiido dhiig la aanta asbuuc lee caab fool noqonee 👍❤
@haboonmowliid7169
2 жыл бұрын
Maasha allaha xabibti allaha ku fududeyay insha Allah 🤲♥️🌹♥
@maarufadish2616
2 жыл бұрын
Mashalh beautiful 😍 ❤ may protect you
@hamdiabdi2871
2 жыл бұрын
Masha Allah alle haku cafiyo abayo marwalbo wanku duceya insha Allah adigo cafimad qabo alle haku kala keno🤲🤲🤲🤲🙏😍🥰
@shukriabdi2953
2 жыл бұрын
Masha allah 👑 ❤ family 👪 ❤
@shukriabdullahi5716
2 жыл бұрын
Masha allah abayo allaha kucaafiyo
@ramlacali5740
Жыл бұрын
M.a alle ha ku fududeyo abaayo 🤲
@ikrantaladid9266
2 жыл бұрын
Abyo isbaandhees jiido dhiga cas ayu soo celiyaa mida kle abyo quraan isa daar insha allah wd cafimade
@sahrasharaf447
2 жыл бұрын
Amal abaayo mcnto alllaha foosha kuu fududeeyo caafimaad kudhal mcnto
@najmaabdalla3415
2 жыл бұрын
Mash Allah ❤️❤️
@qadroumueyman7205
2 жыл бұрын
Masha allah macaanto ilaaheey caafimaad deg deg ah
@sadiaabdulahi5542
2 жыл бұрын
Asc abayo timirta aad bey ufiicanthy foolna madadajiso xitaa samen kartaa hadii shiidis rabin sadex timir ah iyo gls caanaa isku cab subaxa hore dhiigadana fulnoqonaa insha allah alle hakuu fududeyo biyaha cadna aaad haucabin iyagaa fool ah oo cunug camal ah wana xanun badan yihiin cab lakiin normal
@talisomohamud3628
2 жыл бұрын
Msha Allah allaha haku caafiyo abaayo
@mohamedibrahim893
2 жыл бұрын
Don't worry inshaaAllah all will go well you have our prayer
@umuaisha694
2 жыл бұрын
Masha Allah isku wakhti Bayan nahye bisha sagaalad 10 keeda ayey igu Dhaheena Allah Haye noo fudadiyo Dhamaan hooyoyinka uurka lahye lkn caloola kame muuqato anigu mabe socone karo walah ilmaah saayad igu wayane
@fatmadahirashkir7235
2 жыл бұрын
Mashalah ❤
@naeemaabdulkhadir2946
2 жыл бұрын
Salamaat xabibti allah haku afiyo
@sundusabdi5136
2 жыл бұрын
Amaaley ilhy hakuu sahlo wll Beeryaro haddad helaysid cun degdeg bay dhiiga usoo celisaa sidoo kle timirtana cun yo kostada bahasha layidhaa dhiig la'aan saaida maha wad soo kicin kartaa ilaa inta ilhy bisha 9aad ku gaadhsinayo
@bushracabdulecilmi2364
2 жыл бұрын
Abaayo mcnto haa is walalininn ilaahay talo saaro wlhi wax badan yaa ku soo celin kartaa arinkagag iyo hb gaga 11 ayuu u dhowyahay korna waad soo qaadi kartaa bayturaafka dag dag ayuu soo kiciyaa ilaahay ha kaa dulqaado walwalka
@nimcobilow7908
2 жыл бұрын
Abayo HP gaga wa ok inta ku dhiman ayad wax nafaqo leh isticmali petrod lee isticmal iyo isbinij ok ayu noqoni dhigaga mida kale maskaxda daji naso waqti qado ukun isticmal wlhi ok noqoni
@saadiomoalin5296
2 жыл бұрын
Anaa la isuri jiray faleenbadaas allaha kuu fududeeyo abyo
@naciimoali8436
2 жыл бұрын
Abyo Quran is saaar insha allah illaahay talo saaaro Quranku waaa daaawo 🥰
Mnsh Allah tabarakallah abyo timirta iskada mcnto bisha 8/ila 9 Aya lagu talo galay
@asmaadam5043
2 жыл бұрын
Fruitka badso wayo vitamino ka heysa abayo
@haninora533
2 жыл бұрын
Mashallaah wlaaleey dhaqtarka adigey kaa nexen Markaad dhaleysid inshallaah Ayey kaa naxayaan madax Adeega soomaalida iska daa haligugu shubo Aniga Zwisserland Aan kula joogaa 20 marna Anaa qaaty caadi iska dhig naftaada ka nax wallaahi cunuga ma soo riixikartit hadhoow Qeer Aan kuu rajeenaa☀️🌻✨
@shshss1192
2 жыл бұрын
Aad iyo aad u sheeg abayo iron la aan iyada lee dhib lu qabto iyo babyga
@bintumuse1650
2 жыл бұрын
Abayo bareesharka liin dhanaan miiro timirta wax madhibto allah kuu saqiro
@aaminabashiir6119
2 жыл бұрын
Abyo amal illahy talada u dhiibo asaga isku xir kurbo arki meysid insha Allah barina wa malin weyne illahy aad u bari oo sijayada u dhigo Ana wn kugu dara ducadeyda dhibna arki meysid
@mohamedibrahim893
2 жыл бұрын
You have time ....have you tested H pylori
@iqraabdalla285
2 жыл бұрын
Alle haku cafiyo abaayo🤲
@farduusibrahim6737
2 жыл бұрын
Amaaleeey ilhy haku caafiyo xptii
@faraxzan428
2 жыл бұрын
10.9 mashallah waaye yeeysan kuwaalin
@ayaanmowlid3969
2 жыл бұрын
Alle ha ku caafiyo wll
@Hamdaofficial1
2 жыл бұрын
Sis qoraxda wee kuu fiicantahay waqtigaan qorax inaa hesho wee ku anfecee hadaaba heleeso ku dadaal insha allah Adiga iyo babyga qoraxda waa ku anfecee
@maryanabdi6877
2 жыл бұрын
Habaryarey mcnt allh kucafiyo sharafey
@mohamedibrahim893
2 жыл бұрын
Relax your mind abayo
@prettyinacumar3894
2 жыл бұрын
Cuntada aad cuneyso ku xirantahay aby ee xooga wax fiican cun ee fitamin leh dhigaada inu sareeyo wey fican tahay. Ilaahi haku saqiiro aby
@naciimamaxamuud740
2 жыл бұрын
Amal walaalash Allah ku cafiyo amiiin amiiin amiiin yarabi
@aishahaji3638
2 жыл бұрын
Illahay go anka saxda ah allaha idin wafajiyo abyo ispitalka maaka badalatid in ay wax kala ama wado kale kuulatacamulan lagayabaye
@abdirahmanomar1999
2 жыл бұрын
Abayo spinach iyo beat root ka badso iyo linta orange 🍊 dhiga one week ayu isku bidalaa HB blood
@kaahahaji3722
2 жыл бұрын
Illaha ha ku caafiyo abaayo hilika lodana waa ficayahay sidiikalaka uu samesa suxakata cuun
@fatimaofficial6355
2 жыл бұрын
10.9 caadi waaye mida kale galabtii xooga soc soco si jirgaa active u noqodo sido kale subax walibo xaajiga quraan i saar dheh ama haweenkii welelka isdhaaf Allah stw talo saaro❤😍
Waxaas abaay irone ka waaye ku qabanaayo kor haduu uso kaco caadi noqone dhigagane waa ok abaayo Allah ku siyaadiyo ku dadaal lee inuu hoos sii aadin beeturaaf badso caadi noqone insha Allah Allah kuu fududeeyo dhaqatiirta dadka waka walaan
@istahilosmanabdi9190
2 жыл бұрын
Abyo amaley waxa jirto daawo la yiraah folic acid hooya walbo ayaa la siiyaaaa xitaa gabdhaha iron fiican ayey leedahy ilmaha iyo hooyadana way u fiicantahy mcney isticmaal haddad heleyso xitaa haddadan uur leheen isticmaal hadana bilooe hadad awoodo xitaa uurka markuu yaryahy waad isticmaali kartaa dhaqtarkana waydiiiiii🥰🥰🥰🥰🥰
@asaldhalad9711
2 жыл бұрын
Masha Allah abyo timirta xulmada markaa 9 moqotid lee cab hada iskadaa
@Abass894
2 жыл бұрын
Cdey H B 10 .9 ok lkn hadii hos ukac madali kartit wain dig lugushuba Anigana sithas igudacti hadii lugaha kabararti unugatha manoli wainas ogata i.a Allah kufuthutheya
@raqiyaabdiqadir8261
2 жыл бұрын
Manshalaah ❤️❤️🤰
@mohamedibrahim893
2 жыл бұрын
Asc abayo
@neeyruuscadey4248
2 жыл бұрын
Timirta ana maalintaan uur qaadey ilaa intan ka dhalayay ayan cunayay batraafkana cun abayo
@hannaabdirahmanhayuushuniq6840
2 жыл бұрын
plz amaaaley routin nooso gali
@seinabzalah4563
2 жыл бұрын
Asc wall amalay waxad cabta liin oranjo iyo baydaraf ama badruul ka utaqan timirta iyo cananaskaba fool bay kenan wall
@anisaahmedanisaahmed504
2 жыл бұрын
Haaa abyo waaa meel caadi ah balse mesha aad jogtid inuu ahado 13 ayey rawan mark alle hkuu fududeyo beyturaf isticmal hadii aad heli kartid I.a alle haka dhigo 4indhod
@yaskaali4158
2 жыл бұрын
Asc wr abayo timirta ad aye ku anface, waxna dhalma ma dadajiso. Ana ad u isticmalay alx wana I cawi say. Waxa kale ad so gadan karta kaniniga la dhaha ferromax 65 ml Google ka firi sawirkisa ee tusi farmasiha laga yabe in an isku luqad hayn ani Norway an joga. Hadi ad isticmasha 2 weeks kor u kaca dhigaga insha allah.
@ayaanmahamedali4341
2 жыл бұрын
Abayo sorry warka an ka badi yey marku dhamaday waqtiga la iso qabty dhali tanki somalia waxey i ku la taliyen iska jooga guriga malin ayan iska tagay dhaqtar ka cadiga o waxaba la arkay babieski cunayo saxardisa 4daqi qo ayaba la i qalaye 4 asbuc ayu ku jiray dhalo tasna wa aniga qalad kega alxmdu ilahey wa i badba diyey ee amal abayo qado warka dhaqtar kada insha allh allha ku saqiro socod ka na badii abayo ❤️❤️🙏🏼
@abdisalamabubakar3838
2 жыл бұрын
Abayo wx dhiba ma arkaysid insha allh wxaas aniga laydhahay sida adiga hada lagu dhahay alxm cadi baan udhalay xitaa fosha kuma dhibaton 3 saac bas baan foshay awal xitaa wxay idhen dgaqtarka halgu qalo ama kanini lagu galiyo waan diday alxm nabad baan ku dhalay un samee salad kasta ilhy bari balayo ma arkaysid insha allh
@dhamaystiran8342
2 жыл бұрын
intii gabar xaamila waxaan ilaahay oga baryaya inuu u fududeyo intii aan ilmo haysan in ilahay ubad baarita siiyo intii umul ahne allaha ukala koriyi
@adanfaiza756
2 жыл бұрын
Aamin abayo 🤲
@Farxadiyoguul
2 жыл бұрын
Timirta abaayo 3 un ka cun waayo intaan uurka lahaa dhan waan cunyay oo intaan rabo ayaan ka cunayay. Timrta foosha ayay fududeeysaa ee masoo dadajiso.
@fatuushvlogs4305
2 жыл бұрын
Xbbti faleenbada ironka ah way ficantahay saddex mar baan qaatay cafimaad baan ka qaaday
Abyo macaney alle ha ku caafiyo adigo nada nah alle ha ku kle keeno l.a abyo dhiigada nh soo celi cunada fcn nah cun biyaha cadka nh badso my queen cafimad salaxa ku rajeynaha qalbi dahabey
@ashaomar6719
2 жыл бұрын
Asc biyaha only 2 liters aa laguu ogolyahay dhiiga biyo yoo kaa noqon.
Abaayo timarta hada ha cabin eee 9 marka gashi shiido mcney ilahay Ha ku fududeeyo foosha
@zahromuser4595
2 жыл бұрын
Amaley abyoy ana drs ah Hb inkastooo sidi lagugu tala galy usan ahayn hadana hadii lagu yiri 10.9 wali wad fcntahay yaysan ku walin walhi somali dadka qar aya intas ka yar kudho oo an malin walbo dhalinaaa
@umyassir3022
2 жыл бұрын
Asc Abaayo Amaal Aano cuku bara ok
@xamdixuseen7238
2 жыл бұрын
M.a ilhy Haku fududeyo abayo 😪
@user-zt7kx3dp9s
2 жыл бұрын
Xanunaakaas aada waxba ladaremenin Waxaa ukaal mesataa ilhy quraanka badso siiba suuratul baqara bari carafada aaad uducyso Inshaa Allh fursad wyn waaye oo sandkiiba Mar nasoo marto
@boolaciire8771
2 жыл бұрын
Abaayo anaa sanadki hore sidaadoo kale noqday meesha 96 ka tahay ani 87 ka ahaa ironkayga o ahaa kaniini ii qoraan waaba kusii jiraday fruitkaan beetroot ladhahayo asalaatada ku darsan ironkayga 2 week gudahood 7 ku noqday alx wax wayn fadlan baroobee timirta wax madhibto ani walaca ilaa aan ka dhalaayo waan cunaa waxna kama dareemo Alxamdulillah
@ayaanmahamedali4341
2 жыл бұрын
Asc abayo waxan ku shegay dhaqtarka qaado warkisa waayo adiga ilmo aya kugu jiro marka abayo waqasb in aad yesho dhaqtarka aniga waxan jooga Sweden anigo cusub ayaan uur yesha aad ayan u xanunsan
@cadaycali784
2 жыл бұрын
Caday digirta iyo hilibka gaduudan badso iron hadii laguugu duro dhibmalahan iron layska saxiixaayana maarag ee iska fiiri
@ismahandaudi4167
2 жыл бұрын
Abyo Allah nofudeyo Hal bil igaa xoreysa wlh aniga fosha kacbsani hya 😰😰
@shariifomaxamed7171
2 жыл бұрын
guran is sar walal
@mumtazabdiqadir1400
2 жыл бұрын
8 Ku dhalay waa caadi beetroot iyo liin macan cun
@giinowmohamed6347
Жыл бұрын
ASC abayo Dhib malahan hada waqti hesato cunto fcn cun kaniniyasha vitaminada cun hurdo fcn sexo naso
@ubahawil7051
2 жыл бұрын
Hospitalke aad waxee ku dhahaan fiiiri
@shshss1192
2 жыл бұрын
Hadu dhiigaaga hoos u dhaco micnaheedu ma ahan inaadan dhali karin waa dhali kartaa lkn adaa gacantaada isku baabi'naayo, dumarkeena why ay iyago yar lafaha uga burburaan waayeel u ekaadan? Bcs isma nafaqeeyan nafaqadane cunto kaliya ma ahan wa ina qaadata vitaminka kaa maqan, adoo xaamilo eh hada iron cunin, dhoor da' marka dhashid lafo xanuun, dhabar xanuun iyo daal faro badan ba dareeme adoo wali da' yar! Waa la il baxay ma jiro wax la dhaho guriga iska fadhi wa isla caafimadee! Diintu waxay qabta qofka inu caafimadkisa ku dadaalo si walbo ay u suurto gasho. Kheyr ba ku rajeyna dhaqtarka warkiisa yeel oo iron ha lagugu shubo daal fara badan ma dareemeysid.
@hanimustafe3053
2 жыл бұрын
abyo iron muhiim waaye gaar ahaan hooyada muhiim bey u tahay qaado ha iska diidin sid oo keleh Vitamine B 9 waa kalaay arag hadii lagu siiyo😊😊
@GaraadsanMedia
2 жыл бұрын
Hadaaba 10.9 tahay waad fiican tahay, gabadh iyadoo 7 ah umushay weliba lagu qalay yay ku waalin abaayo dumarka 11 maba dhaafaan
@faadumocabdule1715
2 жыл бұрын
Mcnt cafimaad taama alahakusiiyo
@hibatv5031
2 жыл бұрын
Cafimad wanagsan
@munaahmed1121
2 жыл бұрын
Abayo quraanka kareemka is saar daawo asiga kugu filn 🥰🥰
@user-gr2il1gt9t
2 жыл бұрын
Fiiri qurcaan isasaar
@amuukaamiir9699
2 жыл бұрын
Ilmaha yan lagaqadan intaaa amar dido samesid waynan wax lagu dhalo waa rafad
Пікірлер: 137